Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland oo ay Qaabishay Boqorada Dalka Ingiriiska ee Queen Elizabeth, isla xalayna u Dhoofay Dalkii Hooyo
London 13.March 2015 (SDN/QJ)- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xasan Axmed Aadan ayaa Niskii danbe ee xalay u Dhoofay Dalkii Hooyo ka dib markii uu dhamaystay Socdaal Rasmi ah oo uu ku yimi Dalkan UK. Xeer Ilaaliye Xasan waxa uu ka soo qayb galay Xuskii loo Sameeyay Axdigii loo yaqaanay Magna Carta…
