Daawo:Aniga Madaxwaynaha Sxb Baanu Nahay Meel Walbana Dhanxiir Waa Jooga, Bil Ka Hor Baan Ogaa In Lay Eryaayo Qolooyinka Madxtooyada Waxan Leehaya Waar Bal Sirta Ilaashada “Agaasime Galaydh
Hargeisa 12/3/2015(SDN/QJ)agaasihii hore wasarada shaqada iyo arimaha bulshada maxamed muuse galaydha ayaa maanta kalmado ay ku dhehnayen siro badani ka sheegay goobtii xil wareejinta Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com
