Shaki Ka Jira Villa Somalia Iyo Isku-shaandhayn Lagu Wado Shaqaalaha Goobtaas Ka Hawlgala
Muqdisho:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Shakiga ka dhex jira Villa Somalia, ayaa dibadda usoo baxay, waxana baadhitaano dheeri ah lagu hayaa dhammaanba shaqaalaha Halkaas ka hawlgala, gaar ahaan kuwa ku qoran xafiiska Ra’isal wasaaraha. Howlwadeenada ka howlgasha xafiiskiiskan ayaa la sheegay inay yihiin kuwa aad u farabadan islamarkaana isugu jira kuwa mashquul badan iyo kuwa aan qaban wax howl ah….
