Nuxurka Ku Duugan Waraaq Kooxda Daacish Usoo Dirtay Xarakada Al-shabaab Iyo Ujeedadda Baaqooda
Mousil:Mar,08,2015(SDN/QJ)-Kooxda Daacish ee ka dagaallanta Dalalka Syria iyo ciraaq, ayaa waraaq qoraal ah usoo dirtay Hoggaanka Xarakada Al-shabaabta Dagaallada ka wadda Gudaha Dalka Somalia, waxana Ciwaan Looga Dhigay, “Somalia dhulkii khilaafada Islaamka, Fariin kusocota Mujaahidiinta Somalia ”. Qofka Warqaddan soo diray ah Sheikh Hamel al-Bushra oo kamid ah Saraakiisha dhanka shuurada Dacish waxayna si toos…
