Ucid Oo Go’aan Gaar u ah Kusoo Dhaweysay Dibudhaca Doorashada Iyo Midnimadii Mucaaridka Oo Sii Wiiqmaysa
Hargeysa:Mar,10,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka Ucid, ayaa si gaar ah usoo dhaweeyey Dibudhaca ku Yimi Doorashooyinkii dalka ka qorshaysanaa Dhamaadka Bisha lixaad ee Sanadkan oo shalay Komishanku caddeeyeen. War-murtiyeed uu ku saxeexan yahay Ku-simaha Guddoomiyaha Ucid Cali Maxamed Yuusuf (gurey), ayaa lagu caddeeyey inuu xisbigu soo dhaweynayo Dhawaaqa Komishanka eek u saabsan dibu dhaca Doorashada, waxana…
