Madaxdii ururka Ikhwaanka Masar oo xukun dil ah lagu riday
Qahira April 12,2015(SDN/QJ)-Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa xukun dil ah dul dhigtay madaxdii sare ee ururka siyaasiga ah ee Ikhwaanka oo mudaba xabsiyada dalkaa ku jiray. Hogaamiyaha Ikhwaanka Masar Maxamed Badiya iyo 13 kale oo ka mida madaxda sare ee ururkaas ayaa xabsiyada la dhigay ka dib kolkii xilka afgenbi looga tuuray madaxweynihii u…
