Maamulka Puntland Oo Xabsiga Dhigay Wariyayaal Katirsanaa Idaacadda Daljir

    Garowe:May,23,2015(SDN/QJ)C-Ciidamada ammaanka Maamulka Puntland, ayaa xabsiga dhigay Wariyayaal ka hawlgala Idaacadda Daljir, iyadoo aan wali la caddayn sababta keentay xadhigooda. Ciidamada maamulka Puntland ayaa  goobta shaqada ka kaxaystay Agaasimaha idaacadaasi oo lagu magacaabo C/raxmaan Xuseen Gaardi iyo Tifaftiraha idaacadda Daljir Jamaal Faarax Aadan, kuwaasi oo iminka xabsiga la dhigay. Wararka ayaa intaasi ku daraya in…

    Read More

      Weerar Lagu Qaaday Mudanayaal Baarlamaanka Somalia Katirsan iyo Magacyada Xubno Dhaawac La Gaadhsiiyey

      Muqdisho:May,23,2015(SDN/QJ)-Kooxo Hubaysan oo aan Haybtooda la aqoonsan, ayaa Maanta weerar ku qaaday Gaadhi ay wateen Mudanayaal katirsan Baarlamaanka Somalia Aagga Waddada Maka Al-mukarama. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in gaadhiga ay saarnaayeen Xildhibaanada katirsan Baarlamaanka Soomaaliya uu gaadhi kale rasaas ku furay, waxaana xiligaa kadib la maqlay rasaas xoogan oo dhacday oo la sheegay in…

      Read More

        Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka Hadashay Sababaha hakiyay Diiwaangelintii Madaniga ahayd

        Hargeysa, 23 May 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha Goboladda dhaqanka iyo siyaasada ee Wasaaradda arrimaha gudaha Cali Xasan Cawaale, ayaa beeniyay warar ay qoreen warbaahinta qaarkood oo ay ku sheegeen in  albaabada loo laabay diwaangalintii madaniga ahayd, ee ka socotay goboladda iyo degmooyinka dalka Somaliland.   Agaasimaha oo arrintan kaga hadlay qoraal kooban ayaa waxba kama jiraan…

        Read More

          “Somaliland Cid Gaar Ahi Ma Laha, Waa La Wada Dhistay, Waana La Wada Leeyahay” Xildhibaan C.qaadir Jirde

          Hargeysa 23.May 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Xuseen oo ka mid ah xildhibaanada aqalka golaha wakiilada Somaliland sida oo kalena muddo dheer ku soo jiray siyaasada Somaliland, ayaa ka xog waramay mar mar xaladihii kala duwanaa ee ay soo martay jamhuuriyada Somaliland, waxaana uu sheegay in Somaliland ay tahay dal si wada jir ah ay…

          Read More

            “Anigu ballan baan sii qaadayaa oo Xataa Haddii La I Dhirbaaxo Oo ay Igu Xanaaqaan Oo Koobab Ilaa Dhacaan Ka Ugu Dambeeya ee Fadhiyaan Ahaan Doonaa. Iyaguna yaanay….” Muuse Biixi Cabdi.

            Hargeysa:May,23,2015(SDN/QJ)-Guddoomiya-yaasha Axsaabta Kulmiye iyo Ucid, Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo Eng. Faysal Cali-Waraabe, ayaa Madal ay habeenkii xalay ku kulmeen kaftan siyaasadeed oo farshaxamaysan ku maasheeyey dadkii goobta joogay, iyagoo isku weeraray  arrimo xiiso badan oo shirka maanta loo ballansan yahay kamid yahay. Madasha siyaasiyiintani iska heleen oo ahayd mid lagu soo bandhigayey Buug laga…

            Read More

              “Haddii kutubtii timo laga helay Shaydaan baa ku guray si loo moodo inay Nebiga ka timi, sidaas darteed ciddii soontay way qaldan tahay cidda soomanina Ha jabiso.” Sheekh Umal

              Nairobi:May,23,2015(SDN/QJ)-Inta Badan Dalalka Soomaalidu degto, sida Kenya, Somalia,Djibouti iyo Somaliland waxa Toddobaadkan si weyn looga Hadal hayey qiso ku saabsanayd Gabadh dhallinyaro ah oo ku riyootay Aragtida Nebi Muxamed N.N.K.H, Isla-markaana amarro la sheegay inuu soo faray umadda usoo qaadday. Sheekadan oo Guryaha, Meherada, Basaska, Goobaha Waxbarashada, Suuqyada, Waddooyinka, Masaajiddada iyo Goobaha dadku ku kulmaan…

              Read More

                “Kusoo kala kicii shirkii Turkiga kadib wada-hadallo Ku Saabsan Telefoono Iyo Isku-soo Dhawaansho Way Na Dhex Mareen Somaliland, Waxana aanu Qabnaa In Wada-hadalkaas loo Baahan yahay…” Wasiir Odowaa

                Muqdisho:May,23,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawladda Federal-ka Somalia Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, ayaa ka Hadlay wada-hadalladii u dhexeeyey Somaliland iyo somalia oo dhawaantan Hakadka galay, kadib markii ay Somalia  ka baxday khadkii wada-hadalkaas loo jeexay. Wasiirka oo marti ku ahaa Barnaamij arrimaha siyaasadda lagaga hadlo oo TV-ga Universal, ayaa sheegay in xagga fikirka ay ku kala duwan…

                Read More

                  E-mail-lada Muranka Badan Dhaliyey Ee Hilery Clinton Gaarka u Isticmaashay Oo Lasoo Bandhigay

                  Washington:May,23,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Dimuqraaridigga waddanka Maraykanka, ayaa Markii ugu horraysay si rasmi ah usoo bandhigay E-mailka gaarka ah ee Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibadda Hilary Clinton, kaas oo dalkaas muran badan ka dhaliyey. E-mailkan, ayaa waxa la baahiyey waxyaabo tiro badan oo ay Haweenaydaasi ku baahisay xilligii ay xilka sare haysay, kadib markii xisbiga Jamhuurigu ku eedeeyeen…

                  Read More

                    Kenya Oo Shaacisay Inay Toddobadka Soo Socda Dib u celinta Doonta Qaxootiga Soomaalida ah ee Dhulkeeda ku Sugan

                    Dhadhab:May,23,2015(SDN/QJ)-Kenya, ayaa shaacisay inay Toddobaadka soo socda Bilaabi doonto Rarista dadka qaxootiga somaliyeed, kadib markii ay hore  Roobabka gugu u hakiyeen. Sida uu sheegay Haron Komen wakiilka arrimaha qaxootiga dad gaadhaya 2050 ayaa dib loogu celiyay dalka Soomaaliya horaantii bishii hore sida ay hore ugu heshiiyeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo weliba hay’ada Qaramada Midoobay …

                    Read More

                      Lewiston police officials hope to hire Somali officers

                      LEWISTON, Maine (AP) — Police leaders in southern Maine are talking with members of the city’s large Somali population about future openings in law enforcement. Chief Michael Bussiere of the Lewiston Police Department visited schools in the area and discovered many Somali boys listed law enforcement as their dream job, the Sun-Journal (http://bit.ly/1Ajgvga) reported. Speaking…

                      Read More

                        Al-shabaab Oo La Wareegtay Saddex Magaalo Oo Gudaha Kenya Ku Yaalla

                        Nairobi:May,22,2015(SDN/QJ)-Guutooyin katirsan Xarakada Al-shabaab, ayaa si rasmi ah ula wareegay Tuulooyin ku yaalla Gobolka W/Bari Kenya, kuwaas oo dhammaantood hoos yimaadda Magaalada Garisa. Tuulooyinka ay kooxdaasi la wareegeen, ayaa kala Yumbis,Damajaley iyo Amuma, iyadoo Dagaalyahanadaasi la hadlay dadka deegaanadaas ku nool. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya Mwenda Njoka ayaa sheegay in Al Shabab dib looga…

                        Read More

                          Doorashooyinka Baarlamaanka Dalka Ethiopia Oo Si Weyn Loogu Diyaargaroobayo

                          Addis Ababa:May,22,2015(SDN/QJ)-Doorashooyinkii baarlamaanka waddanka Ethiopia, ayaa la filayaa inay maalinta Axadda ah waddankaas ka bilaabmaan, waxana socda Diyaargarow baahsan oo codaynta la xidhiidha. Ifafaalaha muuqda ayaa la sheegaya inay muujiyeen in Isbahaysiga EPRDF ee haatan xukunka hayaa ay guulo kasoo hoyn doonaan Doorashooyinkaas. Isbaheysiga EPRDF ee uu hogaamin jiray Meles Zenawi ayaa doorashadii hore oo…

                          Read More

                            Wasiirka Arrimaha Dibadda Waddanka Qatar Oo Muqdisho Soo Gaadhay Iyo Ammaanka Oo Si Weyn Loo Adkeeyey

                            Muqdisho:22,2015(SDN/QJ)-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia, waxa Goor dhaweyd soo gaadhay Wafti ballaadhan oo uu Horkacayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Waddanka Qatar Khalid bin Mohammad Al Attiyah. Cabdisalaan Hadliye Cumar, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya, ayaa wefdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar ku soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde. Wefdiga, ayaa waxaa loo soo galbiyay Aqalka Madaxtooyada ee Villa…

                            Read More

                              Mogadishu’s Lido beach: Sun, surf and… grenades?

                              Abdullah Mohammed Hassan climbed down from his perch, and strolled purposefully into the sea to rescue yet another bather who appeared to be struggling against big waves and a rocky, barbed-wire-infested shoreline at Lido beach, on the northern edge of the Somali capital, Mogadishu. “We save people here every day,” said the 46-year-old policeman –…

                              Read More

                                Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

                                Hargaysa 22.May 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                                Read More

                                  Farqi noocee ah ayaa u dhexeeyay Madaxweyne Siilaanyo Markii lagu dhawaaqayay Gooni isu taaga Somaliland iyo Maanta DAAWO

                                  Hargaysa 22.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Warbaahinta Xukuumadda Siilaanyo u xayiran ee Haatuf Media Group Yuusuf Cabdi Gaboobe, ayaa ka warramay halka uu Madaxweynaha talada Somaliland maanta haye ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) hore uga taagnaan jiray qadiyadda gooni-isu-taagga Somaliland iyo halka uu maanta ka taagan yahay iyo faraqa kala duwanaanshaha u dhexeeya. Yuusuf Cabdi Gaboobe…

                                  Read More

                                    Somaliland “Dal u afduuban Khilaafka Xisbiga Kulmiye,Si Muuqatana u sii afduubnaan doona iyo Xukuumada oo Tanaasul Muujisay”

                                    Hargaysa 22.May 2015 (SDN/QJ)-Kulan wada hadal ah oo lagu beegsanayo heshiis laga gaadho khilaafka ka taagan mudda kordhinta siyaasiga ah ee loo sameeyay madaxtooyada, oo doraad uga furmay huteel Ambassador dhinacyada siyaasada ayaa loo balamay sabtida soo socota, isla markaana waxa kulankaa lagu kala hakaday mawqifyada la kala taagan yahay, taasoo sababtay in talo laysugu…

                                    Read More