” Garoowe wax heshiis ah kama dhicin,madashaas-na heshiis looguma tala-galin” Xasan Sheekh

    Muqdisho 10.May 2015 (SSDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda  Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad u sheegay inan wax heshiis ah lugu gaarin Garoowe dhawaan. Shir socday sadddex maalin ayaa magaalada Garoowe dhawaan waxaa ku yeeshay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamullada dalkiisa,waxuuna sheegay madaxweyne Xasan kulamada inaysan ahayn kuwo loogu tala-galay inuu heshiis ka soo baxo. “Garoowe heshiis…

    Read More

      Geerida Madaxweynihii Hore Ee Dalka Turkiga Oo Lasoo Sheegay Iyo Dhacdooyinka Lagu Xasuusto Noloshiisii

      Ankara:May,10,2015(SDN/QJ)-Kenan Evran, Madaxweynihii hore ee Waddanka Turkiga, ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday Cisbitaal ku yaalla Dalka Turkiga. Mudaane Kenan Evren, ayaa Hoggaaminayey Afgembi dhiig badani ku daatay oo dalkaasi ka dhacay sanadkii 1980-kii. Wuxuu ahaa 97-sano jir. Sanadkii tagay ayaa lagu xukumay xabsi daa’in, taas oo sabab u ahayd ku lug lahaanshihiisa afgembigaasi militari….

      Read More

        Booliska Kenya Oo Xabsiga Ku Guray Culimo Tabliiqiyiin ahayd Oo Safarro Iskaga Jirtey

        Nairobi:May,10,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan 16-ka mid ah culimada Tabliiqiyiinta, ayaa ay Boliska Kenya ku  xidhxidheen Deegaanka Marsabit, waxana la sheegayaa in Boolisku qabaan Tuhun ah in Kooxahasi ku Hawllanaayeen Qorista Dhallinyarada loo tallaabiyo dhinaca Al-shabaab. Sida lagu baahiyay wargeyska Daily Nation ee dalka Kenya xidhitaanka wadaadada Muslimiinta ayaa ka dhacday deegaanka Karare kadib markii ciidamada booliska ay…

        Read More

          Al-shabaab Oo Markale Gudaha Kenya Kasoo Afduubatay Gaadhi Qaad ku Rarnaa

          Mandera:May,10,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka ka Imanaya Gobolka W/Bari ee Dalka Kenya, Baabuur u qaad saarnaa, ayaa la afduubtay, iyadoo loo kaxaystay dhinaca Somalia. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in dhacdadani dhacday shalay galabtii, iyadoo  Gaadhigaasi uu ku socday Deegaanka Mandhera, kahor intii aanay Kooxo Hubaysani jidka u gelin, isla-markaana ku qasbin in loo kaxeeyo…

          Read More

            War Ka Nixiyey Maamul-goboleedka Puntland Oo Qaramada Midoobay Soo Saartay

            New York:May,10,2015(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay, ayaa ku dhawaaqday war aan laga soo dhaweynin Deegaanada Maamulka Puntland, kaas oo salka ku hayo Xaaladda Nabadgelyo ee deegaankaas oo meel hoose heehaabaysa. Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan isku duwidda arimaha bini’aadantinimada Soomaliya Philippe Lazzarini oo shir jaraa’di ku qabtay xarunta qaramada midoobay ee magaalada New York ayaa ka warbixiyay arimo…

            Read More

              Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Oo Shaacisay Suuqyo Cusub Oo Xoolaha Loo dhoofiyaa Inay Soo Kordheen

              Hargeysa:May,10,2015(SDN/QJ)-Wasaaradda Xannaanada Somaliland, ayaa sheegtayin Xoolaha Dalka loo helay Suuqyo cusub oo aanay hore u tegi jirin, isla-markaana ay haatan tagaan oo loo iibgeeyo. Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Cali Maxamed Cilmi oo la hadlay TV-ga qaranka, ayaa sheegay in inkastoo ay joogsadeen Xoolihii la geyn jirey waddanka Yemen, haddana ay jiraan Waddamo hor leh oo…

              Read More

                Dhoola Tus in Ka badan 16 Kun oo Askari ay Maanta ku Xuseen 70 Guuradii ka soo Wareegtay Jebintii Naziyiintii Jarmalka DAAWO

                Moscow 09.May 2015 (SDN/QJ)- Ruushka ayaa dhoollatus milateri ku soo bandhigay fagaaraha cas ee Moscow si uu u xuso 70 guurada ka soo wareegtay guushii ay ka gaadheen markii ay jebiyeen ciidamada Nazi-yiinta taas oo soo afjartay dagaalkii labaad ee dunida.   Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin wuxuu u mahadnaqay isbahaysigii la socday Ruushka dagaalkii…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta golaha barlamaanka ka horjeediyey barnaamijka xukuumadiisa

                  Muqdisho, 09, may, 2015 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid, oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta hortagay golaha Baarlamaanka si uu uga horjeediyo barnaamijka xukuumadiisa, isaga oo faah-faahin ka bixiyey qorshayaasha horyaala xukuumadiisa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in arrimaha amniga ay…

                  Read More

                    “Marhadii uu ugaaday Wixii aanu ku heshiinay aanay Guurtidu ixtiraamaynin, waa Runtii oo wax loo saxeexo ma aha.” Faysal Cali Waraabe.

                    Hargeysa:May,09,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbgia Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Dareen cadho leh ka Muujiyey Isku dayo la doonayey in Guurtidu ku salayso Go’aanka ay ka qaadanayaa Muddo-kordhinta Xukuumadda Loo Samaynayo oo duc-faruur lagu sameeyey. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo Maanta warbaahinta La hadlay, kadib kulan uu la yeeshay Guddida Guurtidu u saareen  kasoo…

                    Read More

                      “Ra’yigayagu waxa uu ahaa in la qabto Doorashada 15-Ka November 2016-ka, Maqnaanshaha waddanina waxa uu dhibayaa Inaan Saddexda Xisbi wada………”Guddoomiye Muuse Biixi

                      Hargeysa:May,09,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta Faahfaahin Ka Bixiyey Kulan Natiijo-xumaystay Oo maanta Saddexa Xisbi iyo Guddida Kasoo Talo-bixinta Muddo-kordhinta Xukuumadda Loo Samaynayaa wada Lahaayeen oo la doonayey in Muddo-kordhin heshiis lagu yahay loo sameeyo Xukuumadda  Madaxweyne Siilaanyo. Muuse Biixi Cabdi oo Warbaahinta la Hadlay kadib kulan ay Isaga…

                      Read More

                        Gudoomiye Cirro oo Qaadacay oggolaanshaha Wakhti ka duwan kii hore Heshiiska loogu ahaa ee Qabsoomida doorashada iyo Dareenka Gudoomiye Faysal ee Mudo Kordhinta Cusub DAAWO

                        Hargeysa May,09,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxman Maxmaed Cabdilaahi Cirro ayaa Sheegay in aanay ka Xisbi ahaan Aqbaleyn Mudada Sannadka Shanta Billood iyo Shan iyo Tobanka Cisho ee Gollaha Guurtidu ku Dareen Sannadkii hore ee Komishanku ay kordhiyeen. waxaanu Sheegay in Xisbiga Waddani uu Aqbaleyn Muddo ka baddan tii Komishanku Kordhiyey, Sidaasi waxa uu ku…

                        Read More

                          Taliyeyaasha ciidamada booliiska iyo asluubta oo xilka loo dhaariyey

                          Muqdisho 09.May 2015 (SDN/QJ)-Taliyeyaasha cusub ee ciidamada booliiska iyo asluubta Soomaaliya, ayaa maanta xilka loogu dhaariyey munaasabad ka dhacday Muqdisho oo uu goob-joog ka ahaa madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Guddoomiyaha maxkamadda sare, Ceydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf ayaa labada taliye ee Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ah taliyaha ciidanka booliiska, iyo taliyaha ciidanka asluubta Bashiir Maxamed…

                          Read More

                            Guddomiye Cirro Oo Cadaadis Xisbigiisu Saaray Uga Baxay Heshiis Uu Hore u Ogolaaday Oo Lagu Saxeexi Lahaa Muddo-kodhin Laga Midaysan Yahay Oo Xukuumadda Loo Sameeyo

                            Hargeysa:May,09,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa qaaddacay, kana Baxay heshiis is afgarad oo hore uu  ula galay Labada Xisbi ee Ucid iyo Kulmiye, kaas oo salka ku hayey in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo  loo ogolaado Muddo-kordhin Sanad iyo lix Bilood ah oo Xisbiyada oo dhami raalli ka yihiin. Tallaabada Muddo-kordhintaas la iskula afgartay oo hore loogu…

                            Read More

                              Qarammada midoobay oo gargaar u dalabtay Soomaalida

                              Nairobi 09.May 2015 (SDN/QJ)-Qarammada midoobay ayaa sheegtay inay gargaar degdeg ah u baahan yihiin Soomaali badan oo ku dhibaataysan gudaha dalkooda. Wakiilka Qaramada midoobay u qaabbilsan arrimaha bani’aadannimada ee Soomaaliya, Philippe Lazzarini ayaa sheegay in saddex milyan iyo dheeraad qof oo ku nool Soomaaliya ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah. Wuxuu xusay in ku…

                              Read More

                                Dawladda Federal-ka Somalia Oo Soo Bandhigtay Waxqabadkeeda Toddobaadkii Dhammaaday

                                Muqdisho:May,09,2015(SDN/QN)-Dawladda Federal-ka Somalia, ayaa Soo Bandhigtay dhammaanba waxyaabihii u qabsoomay Toddobaadkii haatan dhammaaday. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo isagu Waxqabadka ka Hadlay, ayaa tilmaamay in waxyaabihii Toddobaadkii dhammaaday u qabsoomay ay kamid ahaayeen Golaha Wasiiradda oo ansixiyey Guddiga Doorashooyinka, Guddiga Adeega Garsoorka iyo Guddiga Xuduudaha & Federaalka, Baarlamaanka Jubbaland…

                                Read More

                                  War Degdeg ah: Hoggaamiyayaasha Saddexa Xisbi-qaran Oo Shir Albaabadu u xidhan yihiin Kula Jira Guddiddii Guurtidu u Saartay Kasoo Talo-bixinta Muddo-kordhinta Xukuumadda iyo Wakhti kii Komishanka Ka Duwan Oo La Isku Raacay

                                  Hargeysa:May,09,2015(SDN/QJ)-sida uu kusoo warramayo wariyaha Qurbejoog.com ujooga Xarunta Golaha Guurtida Somaliland, waxa shir albaabadu uxidhan yihiin Halkaas ku leh Hoggaamiyayaasha Axsaabta qaranka Somaliland ee Kulmiye, Ucid iyo Waddani, waxana la filayaa in halkaas lagu kala saxeexdo heshiis xukuumadda Loogu kordhinayo Muddo lagu wada Qanacsan yahay oo ka badan middii dhawaan Komishanku ku dhawaaqeen. Sida wariyahayagu…

                                  Read More

                                    Alfanana Sahra Caydiid oo London aad loogu soo dhaweyey iyo Mahad Gara u dirtayTvga qaranka Somaliland oo gacmo furan ku soo dhaweyey

                                    London9May15(SDN/QJ) Fanaanada Sahra Caydiid oo ka mida Abwaaniinta Reer Somaliland ee ku dhaqan Germany ayaa waxay soo gadhay  Wadanka Uk Casimadiisa London Abwaanad Sahra ayaa waxay Hadiyad iyo dhamaal u dirtay Shacabka reer Somaliland Munasabada 18May oo ay sanadkan ugu tala gashay Hees Cusub oo la Magac Baxday Sumada Africa taas oo Eray bixin teeda leedahay…

                                    Read More

                                      Haweenka Awoodda Ku Leh Madaxtooyada Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Khasbay Inuu Maareeye Khadar Cali Gaas Shaqada Sii Wato Inta La Gaadhayo Munaasibadda 18-ka May

                                      Hargaysa:May,09,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Aqalka Madaxtooyada Somaliland, waxa muran ba’ani ka taagan yahay Xil-wareejin loo samayn lahaa Maareeyenimada TV-ga qaranka oo dhawaan loo magacaabay Maareeye Cusub, waxana arrintaas laf dhuun gashay ku noqday Haweenka awoodda Badan ee Madaxtooyada ku xeeran, kuwaas oo intooda badani ku xidhan yihiin marwada Madaxweyne Siilaanyo. Wararku waxa ay…

                                      Read More

                                        Safiirradii Waddamada Pillipine Iyo Norway u Fadhiyey Dalka Pakistan Oo Shil Diyaaradeed Ku Dhintay Iyo Daliban Oo Masuuliyadda Sheegatay

                                        Islamabad:May,09,2015(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo waddanka Pakistan, ayaa sheegay in shil diyaaradeed oo Dalkaasi ka dhacay uu ka dhashay khasaare Ballaadhan oo keenay Geeridda Diblomaasiyiin iyo safiirro Dalal shisheeye ka yimi. Warkan oo ay ku dhawaaqeen Millatariga Pakistan, ayaa lagu sheegay in ugu yaraan  6-sarkaal oo reer Galbeed ahi geeriyoodeen kadib markii diyaarad ciidan ku dhacday Mandaqadda…

                                        Read More