Ciidan wata Noocyada Kala duwan ee Tiknikada dagaalka oo Saaka lagu daadiyay Shaaricyada Ceerigaabo DAAWO

    Ceerigaabo 11.May 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada Amaanka Gaar ahaan Kuwa Qaranka ayaa Saaka la soo dhoobay Gudaha Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta u ah Gobolka Sanaag iyagoo ka baqo qabay Mudaharaad lagaga soo hor jeedo Go’aankii Golaha Guurtidu ku dhawaaqay ee Mudada Sannadka iyo Tobanka Bilood uu ugu Kordhiyay Mudada Xil haynta Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadiisa.

    Read More

      “Waa Rajiim Wakhtigiisii Dhamaaday Oo Anagu Aanan U Ictiraafsanayan Inuu Yahay Madaxweynii Qaranka” Siilaanyo

      Hargeysa 11.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha hada Axmed Siilaanyo wakhtigii uu mucaaradka ahaa waxa si weyn loogu yaqaanay khudbado ka’kan kuwaas oo uu ku duri jiray madaxweynihii ka horeeyay oo mudo xileed ka badan kii loo doortay xilka ku kordhistay. Waxa aad halkan ku arki doontaan Siilaanyo oo madaxweyne Daahir Rayaale ku tilmaamaya rajiim wakhtigiisii dhamaaday…

      Read More

        Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Xaaraan ku Tilmaamay Mudo Kordhinta Guurtida kuna baaqay Shir beeleed

        Hargeysa 11.May 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa ka Soo horjeedsaday Mudada Golaha guurtidu u kordhisay Xukumada Madaxweyne Siilaanyo ee ah Sannadka iyo Tobanka Billood, waxanu sheegay in Xisbiga Ucid uu ka soo horjeedo Go’aanka Cusub ee ay Guurtidu Qaateen. Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta la hadlayey waxa kale oo uu…

        Read More

          Mas,uuliyiintii Ugu Badnaa ee Xisbiga Waddani oo Xabsiyada dalka Maanta ku Jira Akhri

          Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ) – Halkan ka akhri Liiska masuulinta Xisbiga WADDANI ee Xukuumada Siilaanyo Xabsiga u taxaabtay oo Shabakadda Qurbejoog idiin soo Uruurisay. 1. Cali Cilmi Geele ( Hogaanka Sare Xisbiga WADDANI) 2. Ifrax Cumar Xasan (Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee heer Qaran) 3. Xasan Xuseen Codyare (Xoghayaha ilaalinta Hantida qaranka ee Xisbiga WADDANI) 4….

          Read More

            Ma jira Wax Khasaare ah oo ka Dhashay Mudaharaad ruxay Magaalada Burco DAAWO

            Burco 11.May 2015 (SDN/QJ)- Mudaharad Baladhan Oo Lagaga Soo Horjeeday Muddo Kordhinta ay Sameyeen Golaha Guurtida Somaliland Ee ay u Sameyeen Xukumada Axmed Siilanyo ayaa Maanta Gilgilay Magalada BurcO. Mudaharadkani Oo ahaa Mid Baladhan Oo ay ka qayb-qadanayeen Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Ee Gobalka Togdheer,Tagerayasha Tirada Badanle Ee Xisbiga Mucaradka ah Wadani Ee Gobalka Togdheer iyo…

            Read More

              Dariiqada ay Golaha Guurtidu u Mareen Mudo Kordhinta ka badan Soo Jeedintii Xisbiyada iyo Komiishanka

              Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ) -Golaha Guurtidda JSL , ayaa isagoo tixraacayay warqada Madaxwaynaha JSL ee LrJSL/M/GG/81/2-3218/04/2015 ee25/04/2015, kuna saabsanayd nuxur ahaan ka waajibaad qaadashada dibu- dhaca ku yimid doorashadii Madaxtooyada iyo Golaha Wakiiladda, kuna lifaaqnayd warqaddii koomishanka doorashooyinka qaranka, ayaa gudo galay muddo korodhsiimada . Si Goluhu uga guto xilka kaga aadan, ayuu shir- Gudoonka…

              Read More

                Gudoonka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Xadhiga Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Berbera DAAWO

                Berbera May,11,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar, ayaa ka hadlay Muddaharaad ay maanta Berbera ka sameeyeen Taageerayaasha Xisbiga WADDANI oo iyaga iyo Masuuliyiinta Xisbiga ee gobolka Saaxil Xabsiga loo taxaabay, waxaanau sheegay un Muddaharaadkaasi uu ahaa mid sharci darro ah, islamarkaana aanay wax khasaare ahi ka dhalin. https://www.youtube.com/watch?v=fTtVYrNtJUo

                Read More

                  Maxaa kala qabsaday Guddoomiyeyaasha Xisbiyadda Waddani iyo Kulmiye

                  Hargeysa 11.May 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyeyaasha Xisbiyada KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ayaa weedho siyaasadeed oo kulul isku waydaarsaday madal  ay kaga wada qayb galeen munaasibad xaflad furitaan  loogu sameeyay Xafiiska Teleshinka Star ka furanayay Hargeysa oo shalay  lagu qabtay magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa uga digay…

                  Read More

                    War degdeg: Golaha Guurtida Oo Ku Dhawaaqay Muddo-kordhin Laba sano ku dhaw Oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Loo Samayey

                    Hargeysa:May,11,2015(SDN/QJ)-Golaha Guurtida Somaliland, ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay Muddo-kordhin loo sameeyey xukuumadda Madaxweyne  Siilaanyo, taas oo ay cod u qaadeen guurti ahaan. Golaha, ayaa waxa ay soo saareen Go’aan Gole ay muddada ugu  kordhiyeen xukuumadda iyo golaha Wakiillada taas oo ah muddo sanad iyo toban bilood ah, kana bilaabmaysa  bisha july ee sanadkan kuna dhammaanaynsa…

                    Read More

                      Ciidamada Somaliland Oo Xabsiyada Magaalada Taleex Ku Guray Odayaal Lagu Eedeeyey Xagal-daacinta Nabadayn Deegaankaas Laga Wado

                      Taleex:May,11,2015(SDN/QJ)-Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa xabsiga ku guray odayaal iyo cuqaal kasoo jeeda Deegaanka Taleex ee Gobolka Xaysimo, kuwaas oo lagu eedeeyey xagal-daacinta Tallaabooyin lagu aburayo nabad laga dhex wado laba ardaa oo Halkaas dhawaan ku dagaallamay. Odayaashan ayaa intooda Badan lagu xidhxidhay Xarumaha Ciidamada qaranku deggen yihiin, maadaama aanay jirin saldhigyo dhisan oo dadka lagu…

                      Read More

                        Somaliland Oo Shaacisay Inay Guddi u Saartay Baadhis Lagu Sameeyo Xubno Al-qaacida Yemen Katirsan Oo La Sheegay inay Dalka Soo Galeen

                        Hargeysa:May,11,2015(SDN/QJ)-Dawladda Somaliland, ayaa shaacisay inay Guddi Ammaan u saartay Baadhis iyo dabagal lagu sameeyo jiritaanka Wararka Tilmaamaya in Xubno katirsan Dagaal yahannada Al-qacida ay gudaha usoo galeen Dalka, warkaas oo ay warbaahinta Maraykanku baahisay. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde oo shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargeysa shalay, ayaa arrintan shaaciyey, waxana uu…

                        Read More

                          Ciidamo Tiro Badan Oo Saaka Dhooban Waddooyinka Halbawlaha ah Ee Magaalooyinka Waaweyn ee Somaliland, Dariiqyo Xidhan Iyo Ballanta Is-muujinta Waddani Oo Maanta La Filayo

                          Hargeysa:May,11,2015(SDN/QJ)-Somaliland gebi ahaanba waxa saaka ka jira Jawi ka duwan midkii ay muddooyinkan kusoo jirtey, waxana Dariiqyada Faras-magaalaha ee Magaalooyinka waaweyn ee Dalka lagu arkayaa Ciidamo  tiro badan oo loogu talo galay inay ka hortagaan Muddaharaadka uu xisbiga waddani ku baaqay. Dhammaanba Magaalooyinka Hargeysa, Burco, Borama, Ceerigaabo, Berbera, Gabiley Iyo Oodweyne, ayey wararka saaka naga…

                          Read More

                            Akhri Magacyada Saraakiil Xisbiga Waddani Katirsan Oo Xalay Ciidanka RRU-du Guryahooda kala Baxeen, Qaar Kale Oo Raacdo Loogu Jiro iyo Xaaladda Hargeysa Oo Kacsan

                            Hargeysa:May,11,2015(SDN/QJ)-Jawiga Magaalada Hargeysa, ayaa si weyn isku beddelay, tan iyo intii xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu ku Baaqay in Maanta Mudaharaad salmi ah ay Taageerayaashiisu iskugu soo baxaan, waxana xalay la arkay dhaqdhaqaaqyo shacabka Cabsi badan ku abuuray oo Ciidamada Ammaanku samaynayeen. Tallaabooyinka shacabka cadhada geliyey, ayaa waxa kamid ahaa Amarro uu wasiirka Arrimaha…

                            Read More

                              Kooxdii Suldaan Wabar iyo Ciidamada Somaliland oo Dagaal Koobani ku dhex maray Deegaan u dhow Qol ujeed iyo Khasaaraha ka dhashay

                              Boorama 10.May 2015 (SDN/QJ) War imika naga soo gaadhaya Deegaanka fulufuulka ee deegaanka Borama Gobolka Awdal ayaa sheegaya in maanta dagaal toos ahi dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa jabhada oo uu watay Mayerkii Hore Ee Borama Cabdiraxman Shide Bile. Dagaalka ayaa laiswaydaarsaday rasaasta qoryaha fudud waxaana uu socday 40 minut oo labada dhinac weerar iyo…

                              Read More

                                Badheedhaha Xukuumada ee Joojinta Mudaharaadkii ay Xisbiga Waddani ku Baaqeen DAAWO

                                Hargaysa 10.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa sheegay in Xukuumadda ayaan ay xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI uga digayaan Mudaharaadka salmiga ah ee uu ku baaqay inay dalka ka dhacayo. “Maxaynu ka dhaxalay Muddaharaadadii hore ee la sameeyay?, waxaynu ka dhaxalay agoomo,waxaynu ka…

                                Read More

                                  Xisbiga Ucid oo Cadeeyay inaanu ku Jirin Mudaharaadka Xisbiga Waddani ku Baaqay,Iyo Xukuumada oo diiday DAAWO

                                  Hargaysa 10.May 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Waddani ayaa ku baaqay inay Maalinta beri ah Samayn doonaan Mudaharaad Salmi ah oo ay ku diidan yihiin Mudo Kordhin ka duwan tii ay soo jeediyeen Komiishanka Doorashooyinka qaranka. Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay inuu diiday qoraalka dalabka Mudaharaadka ee ay u soo Gudbiyeen Xisbiga Waddani…

                                  Read More

                                    (Waxaan Cadaynayaa in Wixii Beri ka Yimaada Golaha Guurtida uu Mas,uul ka Yahay Gudoomiye Cirro) Muj Cali Guray

                                    Hargeysa 10.May 2015 (SDN/QJ) Xisbiga UCID wuxuu halkan ku cadaynayaa in aanu waxba ka bedelin mawqifkiisii ku wajahnaa qabashada Doorashooyinka Madaxtooyadda iyo wakiillada ee 1da. Bisha June 20 2016ka sidii hore ay isula Ogolaadeen Komishanka Doorashada iyo sedexda xisbi Qaran Madaxwaynaha iyo qaadhaan bixiyayaashuna ay kula waafaqeen oo aanu u aragno inuu yahay wakhtiga ugu…

                                    Read More