Sucuudiga iyo Xulufadiisa Oo Ku Dhawaaqay Xabad-joojin Shuruudaysan

    Riyad:May,09,2015(SDN/QJ)-Xulufada uu Sucuudigu hoggaamiyo, ayaa sheegtay inay ku tallaabsan doonaan Xabad-joojin bilaabmi doonta Maalinta Salaasada ee Bishan May tahay 12-ka. Xabad-joojintan oo uu fudaydiyey Xoghaye John Kerry oo Dalka Sucuudiga Booqasho ku jooga, ayaa xalay uun la iclaamiyey, waxana hadallo kooban ka jeediyey Xoghaye Kerry oo tilmaamay inay Tallaabo muhiim ah oo dhinaca Bani’aadamnimada loo…

    Read More

      Somaliland Oo Safka Hore ka Gashay Dawladaha Hambalyeeyey Guusha Ra’isal Wasaare Camaron Kasoo Hooyey Doorashoyinkii Dalkiisa

      Hargeysa:May,09,2015(SDN/QJ)-Dawladda Somaliland, ayaa safka hore ka gashay Dawladaha Hambalyada udiray, isla-markaana Bogaadiyey Guusha uu Ra’isal wasaaraha Dalka Britain David Cameron kasoo hooyey Doorashooyinkii Dalkiisa ka dhacay. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland  Maxamed Biixi Yoonis, oo xalay khadka Telefoonka ugu waramay DAWAN, isagoo ku sugan magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo…

      Read More

        Maamul-goboleedka Puntland Oo Qaaddacay Guddiyo Muhiim u ah Dawladnimada Oo Dawladda Federal-ka Ahi Ansixiyeen

        Garowe:May,09,2015(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa si cad uga soo horjeestay Saddex Guddi oo muhiim u ah Dawladnimada, kuwaas oo laba maalmood ka hor ay Dawladda Federalka somalia meel mariyeen, isla-markaana la filayo inay Baarlamaankuna ku raacaan. Gudiyadan oo kala ah Gudiga Adeegga Garsoorka, Gudiga Doorashooyinka iyo Gudiga Xaduudaha, ayaa Maamulka Puntland ay sheegtaya inay si…

        Read More

          Mudane Katirsanaa Baarlamaanka Puntland Oo Xalay Galkacyo Lagu Dilay

          Galkacyo:May,09,2015(SDN/QJ)-Mudane katirsanaa Baarlamaanka Maamul-goboleedka Puntland oo lagu magacaabi jirey Siciid Xuseen Nuur Dirir(Siciid Lugool) iyo askari ilaaladiisa ahaa, ayaa Habeenkii xalay Kooxo Hubaysani ku dileen Gudaha Magaalada Galkacyo. Dad shacab ah oo ku sugnaa Goobta uu dilku ka dhacay ayaa markii isku dayey inay gacanta ku soo dhigaan Kooxda Hubaysan ee dilka Gaysatay iyagoo Caydhsaday,balse…

          Read More

            Wasiir ZAMZAM Oo Si Cad U Hor Istaagtay Inuu Khadar Cali Gaas Wareejiyo Xilka Maareeyaha TV-ga Qaranka

            HargaysaMay 08,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Zamzam Cabdi Adan,ayaa sababo aan ilaa hadda si rasmi ah loo aqoonsan u baajisay Xafalad Xil-wareejineed oo maanta oo Khamiis ah loo maldanaa inuu Maareeyihii hore ee Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Md. Siilaanyo ka xayuubiyay xikii Maareyaha Tv-ga Qaranka uu ku wareejiyo Masuulka cusub ee loo soo magacaabay Waaxda TV-ga Qaran ee…

            Read More

              Shabaab Oo Shaacisay Inay Dileen Sarkaalkii Hagi Jirey Diyaaradaha Maraykanka ee Ugaadhsiga Ku Haya Hoggaamiyayaashooda

              Muqdisho:May,08,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Al-shabaab, ayaa shaaciyey shaqada uu hayey sarkaal katirsanaa Nabad-sugidda somalia oo ay xalay ku dileen Xaafadda Tawfiiq ee Magaalada Muqdisho. Sarkaal oo iyaga hore xubin uga ahaan jirey, ayaa Magaciisu ahaa Dhukane, waxana ay kooxdu sheegtay inuu ahaa sirdoon sare oo Maraykaka u shaqeeya, kaas hagi jirey Diyaaradaha Drones-ka Maraykanka ee Duqaynta ku haya…

              Read More

                Xisbiga Consevative-ka Oo Guulo Lama Filaan ah Kasoo Hooyey Doorashooyinkii Dalka Britain Iyo Sababaha Guushiisa Saaciday

                London:May,08,2015(SDN/QJ)-Doorashooyinkii Maalintii shalay ka qabsoomay Guud ahaanba Dalka Uk, ayaa waxa Guul kasoo hooyey Xisbiga  Conservative-ka ee uu hoggaamiyo Ra’isal wasaare David Cameron, waxana uu  helay Kuraastii ugu badnayd ee Axsaabtu hesho. Inkastoo aanay helin aqlabiyad ay keligood Xukuumad ku soo dhisi karaan, haddana waxa ay soo hooyeen Guul, waxaana Baarlamaanka UK markii saddexaad noqdey…

                Read More

                  Qardho:Wiil 17-Jir ah Oo Garaacis Iyo Jidh-dil Nafta Lagaga Gooyey Iyo Sababta Dhacdadaasi Ku Dhacday

                  Qardho:May,08,2015(SDN/QJ)-Dhacdadii ugu yaabka badnayd  ee Muddooyinkan dambe ka dhacda Geyiga Soomaalida, ayaa ka dhacday Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ee maamulka Puntland. Dhacdadan, ayaa ah in Wiil 17-Jir ah oo dhiganayey Mahcadka Al-fajri sidii loo garaacayey ay naftu ka Baxday, isla-markaana Guudkiisa lagu arkay Nabarro tiro badan oo garaacistu gaadhsiisay. Wiilkan ayaa kamid ahaa…

                  Read More

                    Xubin Al-shabaab Ka Tirsanaan Jirtey Haatanna Ciidanka Nabadsugidda Kamid ahayd Oo Xalay Lagu Toogtay Gudaha Magaalada Muqdisho

                    Muqdisho:May,08,2015(SDN/QJ)-xubin sare oo hore uga mid ahaan jirtey kooxda Al-shabaab, balse shaacisay inay ka Baxday ayaa xalay lagu toogtay xaafadda Tawfiiq ee Magaalada Muqdisho. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jirey Abshir Maxamed Cumar Caraale (Dhukane), ayaa hore u shaaciyey inuu Ururka Al-shabaab iskaga Baxay, fikirkoodana beddelay. Maalmahan dambe waxa uu Sarkaalkani ka shaqaynayey oo xubin ka…

                    Read More

                      A Somali living in Kenya murdered in Jinja

                      The deceased was identified as Ahmed Muhsin a Somali living in Kenya. Ahmed Muhsin was reportedly murdered and his body thrown by the road side in a eucalyptus tree garden in Masese village, Walukuba/Masese division, Jinja district. His body was discovered by residents who were passing by going to attend to their gardens. The Jinja…

                      Read More

                        Laba Caruur ah oo ku Dhintay iyo Lix ku dhaawacantay Danab ka Dhacay Deegaan ka Tirsan Gobolka Buuhoodle DHAGAYSO

                        Buuhoodle 08.May 2015 (SDN/QJ)- Laba qof ayaa ku dhintay Lix kalena way ku dhaawantay Kadib markii uu Xalay Fiidkii uu haleelay danab ka dhashay roobabka ka da’aya Gobolka Buuhoodle gaar ahaan deegaanka Xamar lagu xidh.   Dadka Danabkan ku Waxyeeloobay ayaa ka soo wada jeeda hal qoys. Gaashaanle dhexe Cabdiraxmaan Xaaji Khaliif oo ah Taliyaha…

                        Read More

                          Maraykanka ah oo laga soo xigtay qaabta xubnaha Al-qaacida ugu gudbeen deegaannada Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland

                          Hargeysa 08.May 2015  (SDN/QJ)- Dawladda Maraykanka, ayaa shaacisay in kooxo argagixiso iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-qaacida oo ka qaxay dagaalada ka socda dalka Yemen ay gaadheen Somaliland iyo maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Qaar ka mid ah warbaahinta Maraykanka, ayaa faafiyey shalay in dagaalyahanno ka tirsan Al-qaaciida oo tiradoodu gaadhayso ilaa 600 (lix boqol) oo xubnood…

                          Read More

                            “Muddo Korodhsi Ma Jiri Doonto Marka La Gaadho Sannadka 2016-ka Waxaa iman doonta dawladii tan bedeli lahayd” Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud

                            Muqdisho, 08 May 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu horeyn bogaadiyay booqashadii uu ku yimi magaalada Muqdisho Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry, waxaana uu xusay in booqashadaas ay aheyd mid taariikhi ah oo ka turjumeysay Soomaaliyada maanta heerka ay gaadhay. Xasan Sheekh ayaa sharaxaad ka bixiyay arrimaha doorashooyinka ka dhici doono dalka sanadka 2016,…

                            Read More

                              “Kulmiye wuxuu burburinayaa nidaamkii geedi socodka dimuqraadiyada ee dalkani lahaa” Xildhibaan Buubaa

                              Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ)- Af-hayeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa ku eedeeyay xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye inuu sabab u yahay dibu dhaca doorashada, isla markaana masuuliyiintiisu ay doonayaan kordhin ka badan go’aankii komishanka.   Xildhibaan Buubaa ayaa sheegay in xisbiga Kulmiye masuuliyiintiisu kaga baxeen go’aan ay u dhamaayeen…

                              Read More

                                Dagaalada ka Socda Wadanka Yemen iyo Saamaynta Dhaqaalaha Somaliland Daawo Warbixintan

                                Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii uu Dalka Yemen ka Bilaabmay Dagaalka Sokeeye Waxaa Gebi ahaanba Istaagay dhoofkii Xoolaha ka Tagaya Somaliland ee la Gayn Jiray dalka Yemen. Dagaalka Yemen Waxa uu sababay Saamayn dhaqaale oo ku Timid Somaliland halka sidoo kale aanay Jirin Wax Ganacsi ah oo ka imanaya dalkaasi.   https://www.youtube.com/watch?v=En59KAjf2RM Hargaysa…

                                Read More

                                  Dib u Curashada Xil ka qaadis lala maagan yahay Maayar Solteco oo dib u soo Cusboonaatay iyo Tirada Xildhibaanada ka soo Horjeeda Maayarka oo Korodhay

                                  Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah xildhibaanada aqalka golaha deegaanka caasimada Hargeysa, ayaa muddooyinkii danbe ku hawlanaa mooshin xil ka xayuubin ah oo ay kursiga guddoomiyaha golaha deegaanka caasimada Hargeysa kaga tuurayaan Maayir Soltelco oo hawlo shaqo muddooyinkii danbe dalka dibadiisa ugu maqnaa. Mooshinkan xil ka qaadista ah ayaa la filayaa in kursiga lagaga…

                                  Read More

                                    Maayarka Berbera oo Shaqadii ka Eryay in ka badan 10o Hawl wadeen oo dawlada hoose u shaqaynayay iyo baaq ay direen DAAWO

                                    Berbera 08.May 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Magaalada Berbera Cabdi Shakuur Maxamud Cidin ayaa Ilaa Boqol ka Tirsanaa Hawl wadeenada dawlada Hoose ee Magaalada Berbera dibada ka dhigay kana eryay Shaqadii ay ka hayeen dawlada hoose. Shaqaalahan ayaa Sheegay in aanay garanayn Sababta ay ku mutaysteen Shaqo ka saaridooda waxaanay Xuseen inay in badan oo ka mid…

                                    Read More

                                      “Hogaanka Ninbaan u Cugay,Taladii Dumarbaa Hantiyay, Haween Na Rogaa Qabsaday,Hadana Cod Kalay Rabaan” Hees Cusub Yaa Hogaamiya Somaliland DAAWO.

                                      Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Mudadii uu Xilka hayay Waxay Mucaaridkiisu si adag ugu dhaliilaan inaanu hogaaminta dalka Wax badan kala socon Isla markaana Go’aamada ka soo baxa qasriga Madaxtooyadu ay ka Go’aan gaadhaan Xubno ka ag dhow iyo haween. Hadaba Dhaliishaasi waxay sababtay in heestan laga sameeyo . https://www.youtube.com/watch?v=IJFmr3l8_oc…

                                      Read More