Al-shabaab Oo Markale Jab Weyn Gaadhsiisay Ciidamada Kenya Iyo Khasaaraha Weerar Jid-gooyo ah Oo Ay Ka Fuliyeen Deegaanka Libooy

    Liboy:May,07,2015(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa weerar Jid-gooyo ah ku laysay Tiro kamid ah Ciidamada waddanka Kenya, iyagoo khasaare kala duwanna gaadhsiiyey tiro gaadiid ah oo ciidamadaasi wateen, waxana weerarkaasi dhacay galabnimadii shalay. Ciidamadani la dilay ayaa kasoo baxay deegaanka Liboy oo 18km u jirta xuduud, waxa ayna kusoo jeedeen Magaalada Dhoobley, iyaga oo watay gaadiid dagaal oo…

    Read More

      Farmaajo Oo Qiimayn Ku Sameeyey Macnaha Ay Booqashadii Kerry Ee Muqdisho Somalia Ugu Fadhido, Farriin Adagna u Diray Hoggaamiyayaasha Somalida

      Washington:May,07,2015(SDN/QJ)-Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa Ka Hadlay booqashadii uu dhawaan Xoghayaha Arrimaha Dibadda maraykanku ku tegay Muqdisho, waxana uu tilmaamay in loo baahan sidii looga faa’iidaysan lahaa. Mudane Farmaajo oo u warramayey Idaacadda Dalsan, ayaa sheegay in booqashadaasi muujinayso in Maraykanku usoo jeestay wax la qabashada Somalia,  “Imaanshaha Kerry ee Muqdisho…

      Read More

        Baarlamaanka Faransiiska Oo Meel Mariyey Sharciyo Cusub Oo Dhiillo Badan Laga Muujiyey

        Paris:May,07,2015(SDN/QJ)-Aqalka Baarlamaanka waddanka Faransiiska, ayaa meelmariyey sharci cusub oo lagula dagaallamayo Argagixisada, kaas oo buuq badani kadhashay. Codbixinta ka dhacday Golaha Shacabka ee France ayaa 438 Xildhibaan ay u codeeyey sharcigan cusub, waxaana diiday 86 xildhibaan, halka 42 xildhibaan ay ka aamuseen. Shircigan cusub oo ay xukuumada France diyaarisay kadib weerarkii bishii January lagu qaaday…

        Read More

          Wasiir Samsam Oo Xorriyadoodii Dib Ugu Soo Celisay 7-Wariye Oo Wasiir Cukuse Hore Xabsiga Ugu Taxaabay

          Hargeysa:May,07,2015(SDN/QJ)-Toddoba kamid wariyayaasha iyo Hawl-wadeenada ka Hawlgala Wasaaradda Warfaafinta  oo uu shalay xabsiga ku guray wasiir Cukse, ayaa waxa xorriyadoodii dib ugu soo celisay Wasiirka Wasaaaradda Maaliyadda Samsam Cabdi Aadan. Toddabadan Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ka tirsanaa oo isugu jiray Farsama-yaqaanno iyo Barnaamij soo-saarayaal ka kala tirsan Telefeshinka Qaranka iyo Idaacadda Radio Hargeysa ee ay dawladdu…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo Oo Aqalladooda Ku Siyaartay Odayaal Isku Beel ah Oo Hore Ugu Soo Badhitaaray Gaadhista Kursiga Uu Maanta Ku Fadhiyo

            Hargeysa:May,07,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Gelinkii Dambe ee shalay Aqalladooda ku siyaartay Saddex  kamid ah odayaasha Reer Hargeysa oo qayb libaax kasoo qaatay gaadhista Kurisigiisa Madaxweynenimo ee uu Maanta ku fadhiyo, kuwaas oo xanuuno kala duwan ula jiifa. Odayaasha Madaxweynuhu ku booqday guryahooda magaalada Hargeysa oo dhammaantood Hal beel kasoo wada Jeeda, ayaa kala ah  Maxamed Cabdi…

            Read More

              Blaming the victims of rape in Somalia

              Mogadishu – After 14-year-old Fatima was raped by a tuk-tuk driver, she was arrested, detained for a month and raped repeatedly by a police officer, according to the child and her aunt. Sexual violence is widespread in Somalia and rarely prosecuted. If anyone is punished at all it is often the victim, not the perpetrator….

              Read More

                Xisbiga Kulmiye oo Ka Gaws adaygay Mudayntii Komiishanka Doorashooyinka iyo Badheedhihii ay Guurtida la hortageen

                Hargaysa 06.May 2015 (SDN/QJ)-  Xisbiga talada  haya ee KULMIYE, ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeedada Kulan ayaa Maanta si gaar ah ula qaateen Guddida Golaha Guurtidu u saaray kasoo talo bixinta Muddo-kordhinta loo samayn doono Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada Somaliland. Kulankan Maanta Guddidu laa qaateen Hoggaanka Xisbiga Kulmiye oo lamid ahaa mid maalintii shalay ay la qaateen…

                Read More

                  Guurtida oo Kulan la qaatay Komiishanka Doorashooyinka qaranka iyo arrimaha la isku fahmay

                  Hargaysa 06.May 2015 (SDN/QJ)- Guddida Golaha Guurtida Somaliland dhawaan u saaray inay lafo guraan muddo kordhin loo sameeyo Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa maanta kulamo la qaatay Guddida Komishanka doorashooyinka, waxaana laga wada hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen arrimaha muddo kordhinta. Gudoomiyaha guddida doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa ugu horayn sharaxay kulanka Guurtidu la yeelatay…

                  Read More

                    Sababaha keenay in la Xidho qaar ka mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda Warfaafinta,Xil Wareejinta Maareeyihii Hore ee Telefishanka Qaranka oo Beri laga dhigay

                    Hargaysa 06.May 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada amaanka gaar ahaan Booliska ayaa maanta xabsiga u taxaabay 7 Xubnood oo ka mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda Warfaafinta kuwaas oo rabshad ka sameeyay xarunta wasaaradda warfaafinta. Qadiyada xidhitaanka hawl wadeenadan ayaa salka ku haysa kadib markii ay isku dhaceen qaybo ka tirsan Shaqaalaha wasaaradda iyo ciidanka ilaalada wasaarada taas oo…

                    Read More

                      Gudoomiyihii Hay’ada Xuquuqul Iinsaanka ee Human Rights Center oo 19 Cisho kadib Xoriyadiisii Goor dhawayd helay

                      Hargaysa 06.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyihii hay’ada xuquuqal iinsaanka Somaliland ee Human rights Center ayaa xoriyadiisii dib u helay kadib markii xukuumada Somaliland ee uu hoggaaminayo Axmed Siilaanyo xabsiga u taxaabtay Apr 18, 2015. Guddoomiye Guuleed Axmed Jaamac ayaa qoraal kooban soo dhigay barta xidhiidhka bulshada ee Facebook-ga waxa uu uga mahadceliyay cid kasta oo gacan ka…

                      Read More

                        Khadar Cali Gaas Maareeyihii hore ee Tv-ga Qaranka oo ka samri waayey Dhaqaalihii iyo dhadhankii, ka dibna weerar qorshaysan ku qaaday Wasaaradii iyo Maamulkeeda oo shir kuwada jira.

                        Waxa la yaab ah iyo u qaadan waa noqotay markii maanta subaxnimadii hore iyada oo uu shir u socdo Wasiirka Warfaafinta, Wasiir ku xigeenka Agaasimaha guud iyo madaxa waaxyaha kala duwan, siiba farsama yaqaanada, iyo waayo araga wasaaradda oo u hormuud ka yahay Yoonis Cali Nuur, ayaa ku war helay weerar aan gabasho lahayn oo…

                        Read More

                          Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Gudida Horumarinta Beesha Ciidagale Ayaa Maanta Ka Qaadacay Go,aankii Suldaanka Guud Ku Kala Diray Sidoo Kalena………

                          Hargeisa 6/5/2015(SDN/QJ)gudoomiye ku xigeenka  gudida  horumarinta beesha ciidagle ayaa maanta ka hadlay qadiyey  go,aankii suldaanka guud suldaan maxamed c/qaadir ku ala diray gudida beeshasi  sidoo kale waxay taagero u muujiyeen xubnihii wasiirada ahaa uu madaxwayne siilanyo u saaray  xalinta dhu8lka masalaha ee koonfuyrat hargeisa https://www.youtube.com/watch?v=KFEHWRn5_H4 Hargeisa SDN/QJ Concat@somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Ururka Solja oo Walaac ka qaba Xaalada Wasaaradda Warfaafinta iyo Xadhig Wariyeyaasha dawlada

                            Hargaysa 06.May 2015 (SDN/QJ)-Ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa cambaareeyay dhacdo lagu xidhxidhay todobo wariye oo ka hawl gala wasaarada warfaafinta Somaliland,warsaxaafadeed ka soo baxay ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada Qurbejoog ayaa xukuumada Madaxwayne Axmed Siilaanyo loogu baaqay in ay wallaac ka qabto khilaafka wasaaradda warfaafinta Somaliland…

                            Read More

                              Akhri Magacyada 7-Ba Wariye Oo Amarka Wasiir Cukuse Ugu Xidhan Saldhigga Macallin Haaruun Iyo Dhaawacyo Kala Duwan Oo ay Qabaan

                              Hargeysa:May,06,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan 7-Wariye oo dhammaantood ka Hawgelayey Wasaaradda Warfaafinta, ayaa haatan ku xidhan Saldhigga M/Haaruun ee Bariga Magaalada Hargeysa, kuwaas oo Wasiir Cukuse Bixiyey Amarka lagu xidhxidhay. Wariyayaashan oo Maanta Xorriyadoodii ku waayey Awaamiir uu Wasiirku kusoo rogay Hannaaka Shaqo maalmeedka wasaaradda oo ay ka biyo diideen, ayaa qaarkood qabaan Dhaawacyo kala duwan oo ay…

                              Read More