“Soomaaliya Waxay Noqotay Dalka Ugu Hooseeya Calaamka Ee Hooyo Ku Nooshahay” Warbixin

    New York  08.May 2015 (SDN/QJ)- Warbixin hay’adda caalamiga ah ee Save the Children ka soo saartay qiimeyn ay ku sameysay xaaladaha nolosha hooyooyinka dunida, ayaa lagu sheegay  in Soomaaliya kaalinta ugu hooseysa ee 179aad   kaga jiro dalalka adduunka ee hooyo ku nooshahay. Sidoo kale, warbixintan waxa lagu sheegtay in dalka Norway yahay waddanka ugu wanaagsan…

    Read More

      “Maxkamadda sare ayaa mas’uul ka ah hawlaha dastuurka” Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somalia Ilko Xanaf

      Muqdisho 08.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya, Caydiid Cabdullaahi Ilko-xanaf  ayaa sheegay in arrimaha dastuurka ee Soomaaliya ay mas’uul ka tahay maxkamadda sare ee dalka. Ilko-xanaf oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in Soomaali badani ay dhallilo u jeediyeen dastuurka KMG ah ee xilligan u degsan Soomaaliya, hase yeeshee ay lagama…

      Read More

        “Dib u celinta qaxootigu ma noqon doonto mid khasab ah” Madaxweyne Uhuru Kenyatta

        Nairobi 08.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalkaa Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in aanan si khasab ah, lagu celin doonin qaxootiga Soomaalida ee ku nool xerada Dhadhaab. Kenyatta ayaa hadalkan ka sheegay, kulan uu Arbacadii la yeeshay madaxa hay’adda qaxootiga adduunka, António Guterres. Dowladda Kenya ayaa bishii hore ku amartay UNHCR in ay saddex bilood gudahooda…

        Read More

          Gudoomiyihii Hay’ada Xuquuqul Iinsaanka oo ka Sheekeeyay Habkii Loola dhaqmay 19 Cisho oo uu Xidhnaa

          Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ) Waxaa Doraad Galab si damaanad ah loogu sii daayey guddoomiyahii xarunta xuquuqul insaanka Somaliland Md.Guuleed Axmed Jaamac oo muddooyinkii danbe u xidhnaa xadhig ay xukuumadu ku riday dabayaaqadii bishii hore, ka dib waraysi uu siiyey idaacada BBC-da, kaasi oo uu kaga waramay qaabka ay u shaqeeyaan maxkamadaha iyo cabashooyinka inta badan…

          Read More

            War murtiyeed Raalligelina soona saaray guddoomiyaha Jaalliyadaha beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale) kuna saxeexanyey guddoomiyaha beeshu

            Bismillaahi Arramanirraxeem.  dammaan ummadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.   Aniga oo ku hadlaya magaca jaalliyada beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale) waxaanu shacabka Reer Somaliland ka raalli gelinayna, madaxa dhaqameedka beesha kuna dhamaayeen salaadiin,cuqaal, jiif caaqillo,boqor Raabi Yusuf iyo odayaal kale…

            Read More

              RW ku xigeenka XFS ayaa maanta furay shir lagu qiimaynayey mashaariicda New Deal, laguna ansixinayey mashaariic cusub

              Muqdisho, 07, May, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa maanta furay shirka billaha ah ee looga hadlo  hanaanka New Deal, waxaana shirka ka soo qayb galay xubno ka tirsan golaha Wasiirada, Maamulada ka jira dalka, qaar ka mid ah safiirrada beesha caalamka, Wakiillo matalayey midowga Yurub, iyo Hay’adaha Qaramada…

              Read More

                Golaha wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey gudiyada doorashooyinka, garsoorka, iyo Gudiga Xuduudaha

                Muqdishi, 07, May, 2015(SDN/QJ0-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay  kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, waxaana goluhu ansixiyeen Guddiyada madaxa bannaan ee Doorashooyinka, Guddiga Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Xuduudaha.   Golaha Wasiirrada ayaa markii ay dood dheer ka yeesheen soo…

                Read More

                  The siren song of IS

                  ON May 3rd two Muslim men with rifles attacked a security guard at a venue in Texas showing cartoons of the Prophet Muhammad. Both were shot dead before they killed anyone—they were incompetent terrorists, fortunately. The Islamic State claimed responsibility for the attack. There is no evidence that it had any direct involvement, but the…

                  Read More

                    Garyaqaanka Guud Oo Been-Abuur Ku Sameeey Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Iyo Qodobo uu dhalan rogay

                    Hargeysa 07.May 2015 (SDN/QJ)- Garyaqaanka Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mr, Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa faafintiisa rasmi ah (Somaliland Republic Official Gazette) ku soo saaray been-abuur ku jira wax-ka-beddelka iyo kaabista Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Xeer Lr.37/2007 oo aad uga duwan nuqulka saxda ah ee xeerkaas oo baarlamaanka (Gguurtida iyo Wakiillada) ansixiyeen bishii December ee…

                    Read More

                      “Gudoomiye Saleebaan Hadii Maalintii uu Siilaanyo galayay Doorashada ay Kulayl noqon wayday oo Maanta Markuu Cirro galayay ay Kulayl noqotay ka da’aa ayaan ku leenahay” Xisbiga Waddani DAAWO

                      Hargeysa 07.May 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Waddani ayaa qaylo dhaan ka jeediyay Qaabka ay Golaha Guurtidu Talada uga dhigeen arrintii ay ku heshiiyeen Komiishanka Doorashooyinka Iyo Sadexda Xisbi ee Kulmiye,Waddani iyo Ucid . Waxay Hogaanka Xisbiga Waddani sheegeen in Xiligii ay doorashadii Madaxtooyadu dalka ka dhacday ee 26kii June Sannadkii 2010kii ee ay ku tartamayeen Madaxweyne…

                      Read More

                        “Waa in lagu Wada qancaa Go’aanka ka soo baxa Golaha Guurtida Somaliland” Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland

                        Hargeysa 07.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalka marayo, arinta xaasisiga ah ee ku saabsan muddo kordhinta Xukuumadda, Guddida Golaha Guurtida ee loo xilsaaray iyo waxa uu ka rajaynayo. Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay ayaa sidoo kale…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Kulan la qaatay Wasiirul dawlaha Arrimaha Dibada Itoobiya SAWIRO

                          Addis ababa 07.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga caalamiga ee Jamahuriyada Somaliland, Mudane Maxamed Bixi Yonis oo beryahanba hawlo shaqo u joogay, magaalo madaxda Dalka Itoobiya ee Addis-Ababa, ayaa kulan balaadhan kula qaatay Xarunta wasaradda Arrimaha debada itoobiya   Wasiirul- Dawlaha Arrimaha Dibedda  Ethiopia Amb. Berhane Guud ahaan  labada Masuul  waxay ka wada hadleen…

                          Read More

                          Barcelona Iyo Juventus oo Goolal Aan Arxan Laheyn Ku Kala Qarqisey Bayern Iyo Real Madrid(Champion League Semi Finals 2015)(DAAWO) By Jaahuur.

                          Champion League-May-07-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka qaaradda Yurub oo la isku feenanayo,waxaana isku soo hadhey Barcelona,Bayern,Real Madrid iyo Juventus soona wada ciyaarey lugtii hore (First Leg). Haddaba war iyo dhamaantii Daawasho wacan goolasha dhaliyeen xiddigaha qarnigan Messi,Neymar,iyo Ronaldo. W/Q Jaahuur, SDN/QJ.

                          Read More

                            Gudoonka Gobolka Sanaag oo Magacaabay Gudida Heerka Gobol ee Qabanqaabada Xuska 18 May

                            Ceerigaabo 07.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka gobolka  Sanaag  Ismaaciil Cabdi Xasan, ayaa maanta  Magaalada Ceerigaabo kaga dhawaaqay guddida qabanqaabada munaasibada 18 May, kuwaas oo ka kooban 23 xubnood oo iskugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka  Sanaag. Guddoomiye ku xigeenka gobolka Sanaag Ismaaciil Cabdi Xasan ayaa guddidan faray inay si mug leh ugu…

                            Read More

                              Wasiir Waran-cadde Oo Maanta Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Allaybaday

                              Hargeysa:May,07,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Maanta Degreeto ku magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Allay Baday ee Gobolka Gabiley. Wasiirku waxa uu u magacaabay Guddoomiyenimada Degmada Allay Baday Mudane Maxamed Xasan Shiil oo uu sheegay inuu ku qancay Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Xirfadiisa, isla-markaana leeyahay Karti uu shaqadaas ku hanan karo. Wasiirku waxa…

                              Read More

                                Wasiiro-Arrimo-dibadeedyada Dalalka Kenya Iyo Ethiopia Oo Gaadhay Caasimadda Maamul-goboleedka Jubba Land

                                Kismayo:May,07,2015(SDN/QJ)-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Kenya iyo Ethiopia, ayaa Goor dhaweyd soo gaadhay Magaalada Kismayo ee Caasimadda Maamulka Jubba Land, iyadoo la filayo inay ka qaybgalaan Caleemo saarka Baarlamaan Maamulkaasi dhawaan dhistay. Socdaalka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Kenya Arrimaha Dibadda Dowladaha Kenya Marwo Aamino Maxamed Iyo kan Ethiopia Tedros Adhonom halkaas ku yimaadeen ayaa…

                                Read More

                                  Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafti Culus Oo Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Kismayo ee Xarunta Maamulka Jubba

                                  Kismayo:May,07,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federal-ka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa goor dhaweyd gaadhay Magaalada Kismayo ee xarunta Maamul-goboleedka Jubba Land. Madaxweynaha Maamulka Jubba sheekh Axmed Madoobe iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulkaasi ayaa si diiran garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo waxa ay ugu soo dhaweeyeen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xubnaha lasocda. Xasan Sheekh…

                                  Read More