Hadalka Wasiirka Qorshaynta Qaranku Jawaab ma u Noqon karaa Sheegashada Somalia ee Bulshada Somaliland? DAAWO

    Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa ganafka ku dhuftay Tiro koob ay dawlada Somalia ku sheegtay sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 kaas oo uu ku sheegay mid u gaar ah Somalia. Wasiirka Qorshaynta Qaranka ayaan Sheegin Talaabada…

    Read More

    (WAR DEG DEG AH) Lix Sarkaal oo Ka Tirsan Xiriika Kubadda Cagta Aduunka ee FIFA oo Jeelka Loo Taxaabey Maxaayse Galabsadeen? By Jaahuur.

    Zurich-May-27-2015-2015(SDN/QJ) Saaxiibayaa qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Zurich oo Saraakiil ka tirsan Fifa oo loo furdaamiyey Jeelka. Haddaba lixda sarkaal oo ka tirsanaa xiriirka kubadda cagta ee adduunka ee FIFA ayaa lagu xiray Hoteel ku yaala magaalada Zurich ee dalka Switzerland. Dadka laga shakisanyahay oo la sheegay in uu ku jiro madaxwayne ku xigeenka…

    Read More

      Gudi Hoosaadka Wakiilada ee Ilaalinta Hantida Qaranka oo Xog Waran Maanta la Yeeshay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shiidaalka DAAWO

      Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Gudida ilaalinta iyo dalyeelka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay maareeyaha haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaalada Berbera.   Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta iyo Daba galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Maxamed  ayaa Sheegay inay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shiidaalka ay ka xog waraysteen Gudi ahaan hawlaha shaqo iyo…

      Read More

        Xukuumada Somaliland oo Meel adag iska Taagtay Tiro Koob ay Dawlada Somalia ku samaysay dalkii la Isku Odhan Jiray Jamhuuriyada Somalia

        Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)–Xukumadda Somaliland, ayaa qaadacday sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 oo ay soo bandhigtay Xukumadda Somalia oo kaashanaysa Hay’addaha qaramada midoobay ee UNFPA iyo UNHCR. Wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ganafka ku dhuftay qiyaasta dadka Somaliland ku…

        Read More

          Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Shaacisay In Lagu Guulaystay In Madaarka Cigaal Ay habeenkii Diyaaraduhu Adeegsadaan DAAWO

          Hargeysa 27.May 2015 (SDN/QJ)-  Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka cirka ee Somaliland ayaa si rasnmi ah u shaacisay inay ku guulaysatay in Madaarka Cigaal ay ku xidho laydhkii suurto galinayey inay diyaaradahu adeegsadaan wakhtiga habeenkii. Madaarka oo aan hore u lahayn laydhka sahlaya in diyaaraduhu habeenkii soo fadhiistaan ayaa hadda loo sameeyay, waxaana habeenkii xalay ka…

          Read More

            Puntland oo qaadacday tiro-koobka ay dowladdu soo saartay iyo Waxyaabaha ay Qoonsatay

            Garowe 27.May 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Puntland ayaa ku gacan seyray sahan qiyaaseedka ay shalay soo bandhigtay dowladda federaalka ee Soomaaliya, kaasoo tirada dadka Soomaaliyeed ku qiyaasay 12-milyan. Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland, Cali Axmed Faatax ayaa ku tilmaamay natiijada ka soo baxday tiro-koobka mid aanan waxbo ka jirin, oo aan sax aheyn…

            Read More

              Wareegto dawladu ka soo saartay in Ganacsatadu isticimaasho Shilling Somaliland

              Hargeysa:May,27,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa shalay soo saartay wareegto ay ku hirgelisay qaadashada lacagta Somaliland Shilling. Wasiirka ganacsiga Somaliland Dr. Muuse Qaasim ayaa wareegtada uu soo saaray wuxuu ku yidhi sidan, “Aniga oo tixraacaya shuruucda dalka sida dastuurka JSL, Xeerka Baanka, iyo xeerarka Ganacsiga iyo Maaliyada ee ku salaysan  in Sh. SL uu yahay lacagta rasmiga ah…

              Read More

                Guddoomiye Saleebaan Gaal Oo Maanta Ku Dhawaaqay Hadal Sii Kala Dhantaali Kara Isku Soo Dhawaanshihii Xukuumadda Iyo mucaaaridka DAAWO

                ”Hargeysa:May,27,2015(SDN/QJ0)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Maanta ku dhawaaqay Hadal sii kala dhantaali kara isku soo dhawaanshihii la filayey in laga dhex abuuro Xukuumadda iyo Axsaabta Mucaaridka, waxana uu si cad u sheegay inaan Go’aankii guurtidu ahayn mid gorgortan la gelin karo. Guddoomiyaha oo maanta Saxaafadda la Hadlay xilli uu kulan gaar ah…

                Read More

                  Danjiraha Britain U Fadhiya Magaalada Addis Ababa Oo Kulamo La Qaatay Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka ah Guddoomiyayaasha Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada

                  Hargeysa:May,27,2015(SDN/QJ)-Safiirka Dalka Britain u fadhiya waddanka Ethiopia Neil Wigan, ayaa Maalintii shalay Magaalada Hargeysa soo gaadhay, waxana uu isla maantaba Kulamo kala duwan La Qaatay Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka iyo Guddoomiyayaasha Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada. Kulamada uu maanta la qaatay Hoggaamiyayaasha xisbiyada Mucaaridka, ayaan faahfaahin badan laga haynin, waxase ay Hoggaamiyayaasha laftoodu saxaafadda u sheegeen inuu…

                  Read More

                    Wasiir Hadliye oo ka qeybgalayo shirka ururka Iskaashiga Islaamka

                    Kuwait 27.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, ayaa ku sugan dalka Kuwait, halkaasoo uu kaga qeybgalayo shir ay isugu imanayaan dalalka xubnaha ka ah ururka Islaashiga Islaamka. Shirka oo Arbacada maanta ah furmayo, waxaa isugu imanayo wasiirrada arrimaha dibadda ee waddamada ku bahoobay ururka Iskaashiga Islaamka. Waxyaabaha shirka looga hadlayo…

                    Read More

                      Mac’adka Faafinta Islaamka oo kulan-diimeed u qabtay Dugsiga sare ee Ilays fariciisa Xaafada Maxamed mooge.

                      Hargeysa, 27,May, 2015 ()-Mac’adka Faafinta Islaamka ayaa kulan-diimeed wacyi gelin ah u qabtay dugsiga sare ee Ilays faraciisa xaafada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa. Kulankaas wacyigelinta ah oo ay ka soo qayb galee madaxda Mac’adka Faafinta Islaamka, culimo, Maamulka, Macaliminta iyo ardyada dugsiga wax ka barata. Ugu horayn waxaa halkaas hadal kooban ka jeediyay Maamulaha…

                      Read More

                        Nuxurka Jawaab Adag Oo Hay’adda Qaxootiga Ee UNHCR Usoo Dirtay Somaliland, Kadib Joojintii Qaxootiga Yemen

                        Hargeysa:May,27,2015(SDN/QJ)-Somaliland, ayaa  heshay jawaab ay Hay’adda Qarammada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ka Bixisay tallaabadii dhawaan Qaxootiga yemen kasoo yaacaya lagaga mamnuucay inay soo galaan Gudaha Somaliland. Sida lagu faafiyey wakaaladda wararka dalka Turkiga ee Anadolu Agency, hay’adda UNHCR ayaa nasiib-darro iyo wax laga xumaado ku tilmaantay go’aanka Somaliland ku joojiyey inay qaabisho qaxooti…

                        Read More

                          Magaca Sarkaal Sare Oo Shabaab Katirsanaa Oo Gacanta Ciidamada Kenya Galay Iyo Aqalkiisa Oo Waxyaabo Qarxa Laga Helay

                          Mombassa:May,27,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Booliska waddanka Kenya, ayaa shaaciyey inay gacanta ku dhigeen Xubin sare oo Ururka Al-shabaab katirsan, kaas oo magaciisa lagu sheegay Khalid Mohammed, ahna Muwaadin Kenyan ah. Ciidanka Booliska oo gacan ka helaaya xoogaga la dagaalanka argagaxisada Kenya, ayaa u daatay hoyga ninkaasi oo ku yaala xaafada Bondeni ee Magaalada Mombasa. Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada…

                          Read More

                            Xogo Dheeri ah Oo Ku Saabsan Muddada Saddexda Xisbi Ku Heshiiyeen In Doorasho La Qabto Iyo Talo Saylici Soo Jeediyey Oo Waddani Ka Cadhooday

                            Hargeysa:May,27,2015(SDN/QJ)-Kadib markii  lagu kala kaxay shirkii muddada Toddobaadka ku dhaw usoo socday Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaridka ah, ayaa waxa soo baxaya Sababaha keenay Burburkaas iyo Soo  jeedin Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland keenay oo sababtay in Xisbiga waddani ay shirka ka baxaan. Xogo uu helay Qurbejoog.com, ayaa sheegaya in xaraaradda shirka shalay uu kii hore kasii adkaa,  isla-markaana…

                            Read More

                              Ciidamada Masar Oo Jeelasha Kasii Daayey 30-Soomaali ah Oo Hore Loo Xidhay Xilli ay Tahriib Dhuumasho ah Ku Jireen

                              Cairo:May,27,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan soddon qof oo somali ah , ayaa laga sii daayey Jeelasha waddanka masar, kuwaas oo doonayey inay tahriib kaga baxaan waddankaas. Dadka la sii daayey ayaa isugu jira Gabdho iyo Wiilal, waxana sii dayntooda ka qaybqaatay Hay’adaha Qaxootiga ee UNHCR iyo safaaradda soomaalida ee Dalkaasi ku taalla. Dadkan haatan lasii daayey ayaa hore…

                              Read More

                                Boqor Burhaan Boqor Muuse oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalda Muqdisho

                                Muqdisho May 26, 20159SDN/QJ)-Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha si diiran ugu soo dhaweeyey Raysal Wasaare Cumar Cabdi Rashiid, Raysal Wasaarihii hore Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, Imaamka beesha Hiraab, Ugaasyo, Salaadiin, Cuqaal, Wasiiro, iyo Xildhibaano. Boqor Burhaan ayaa ka soo kicitimay dalka South Africa oo uu ku joogay…

                                Read More

                                  Madaxweynaha: “Waan u mahadcelinayaa walaalaheen Afrika sida ay inoo garab qabteen”

                                  Muqdisho May 20159SDN/QJ)- Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu xusayey maalinta Qaaradda Afrika oo lagu qabtey magaalada Muqdisho. Munaasabadda oo ay ka soo qeybgaleen madax, danjireyaal, taliyeyaasha ciidamadda iyo marti sharaf kale, ayaa Madaxweynaha waxaa uu ka jeediyey khudbad uu kaga haley doorka Ururka Midowga…

                                  Read More

                                    RW ku xigeenka oo kulan la qaatay gudigga kormeerka ee Maareynta Maaliyadda Dowladda

                                    Muqdisho, 26, May, 2015…Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay gudiga kormeerka Maareynta Maaliyada Dowladda oo ka kooban Wasiirka Maaliyadda, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Xafiiska RW, Gudoomiyaha Bangiga Dhexe, La Taliyeyaasha Maaliyadda, Xiriiriyaha Maamulka Maaliyadda, Hanti Dhowrka Guud, iyo Xeer Ilaalinta Qaranka. Gudigaan ayaa  shaqadiisu tahay inuu kormeero habsami…

                                    Read More

                                      Wejigii Sadexaad ee Wada hadalka Mucaaridka Iyo Muxaafidka oo Natiijo la’aan Mar kale ku dhamaaday iyo Mawqifyada Sadexda Xisbi,Aragtida la isla qaatay DAAWO

                                      Hargaysa 26.May 2015 (SDN/QJ)- Wejigii saddexaad ee u socday Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada mucaaridka, ayaaCaawa  natiijo la’aan ku dhamaaday, waxaanay mucaaradka ayaa saxaafadda u sheegay in wada xaajoodku burburay, iyagoo baaq u diray beesha Caalamka, kana dalbaday in la soo kala dhex galo Xukumadda. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo…

                                      Read More