Dawlada Somalia oo Soo bandhigtay Tiro koobka Bulshada Somalida oo ay ku Jiraan Somaliland Halkan ka DAALACO
Muqdisho 26.May 2015 (SDN/QJ)- Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay natiijada sahan la xiriira tirada dadka Soomaaliyeed ee ku nool 18-ka gobol ee Soomaaliya. Wasaaradda Qorsheynta iyo ikaashiga Caalamiga ah ayaa Muqdisho ku soo bandhitay maanta sahanka oo lagu sheegay in qiyaasta dadka Soomaaliya ay tahay 12.3 malyuun oo qof. Tirakoobka ayaa lagu sheegay in…
