Ciidamada Booliska Magaalada Jowhar Oo Gacanta Ku Dhigay Gacan-ku-dhiigle Xalay Nin Kale Dilay
Jowhar:May,26,2015(SDN/QJ)-Wiil dhallinyaro ahaa oo ku noolaa Magaalada Jowhar, ayaa xalay lagu dilay Gudaha Magaalada, Waxana Ciidamada Boolisku ku Guulaysteen inay Gacanta kusoo dhigaan ninkii dilka geystay. Dilka, ayaa ka dhacay xaafadda Hantiwadaag, gaar ahaan halka loo yaqaano qaybta 5-aad. Marxuumka ayaa waxaa la dilay, xilli Saladddii Cishaha ahayd uu Masaajid ku soo tukaday, iyadoo dilkuna…
