Xiisad ka aloosan Magaalada Marka

    Marka May 24,2014(SDN/QJ)-Magaalada Marka ee gobolka Sh. Hoose ayaa waxa ka soo baxay warar xambaarsan dhiilo colaadeed, wararka naga soo gaaraya degmeda Marka ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dagaalameen laba meliishiyo oo magaalada ku wada suga. Meliishaadka ayaa dagaalka magaalada ku dhexmaray waxa ugua dhintay laba ruux halka laba kalena ay dagaalkaasi ku dhaawacmeen,…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta booqday Dekedda weyn ee Muqdisho

      Muqdisho, 24, May, 2015(SDN/QJ)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaailya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa maanta kormeer uu ku tagay dakedda weyn ee magaalada Muqdisho, kormeerka ayaa  u jeedkiisu ahaa, inuu u kuurgalo hamsami u socodka howlaha ka socda Dekedda weyn ee Muqdisho. wuxuuna indha indheeyn ku soo sameeyey qeybo ka mid ah Dekedda oo shaqooyin…

      Read More

        Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir

        Muqdisho May 24, 2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dilkii maanta Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir  oo kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen xilli uu marayay wadada Maka Al-mukama. ‘’Innaa Lillaahi waa Innaa Ileyhi Raajicuun….

        Read More

          Nuxurka Kulan Maanta Dhexmaray Guddomiye Cirro Iyo Wafti Culus Oo Ka Socday Qaramada Midoobay

          Hargeysa 24.May 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Cirro, ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiska guud magaalada Hargeysa wafti culus oo ka socday Qaramada midoobay qabteeda xuquuqal insaanka ,waftigan oo ka koobnaa saddex xubnood oo uu horgacayey khabiirka qaramada midoobay u qaabilsan xaaladdaha xuquuq aadamaha ee somaliland iyo…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Muddo Bannaanaa Maanta Magacaabay

            Hargeysa:May,24,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Maanta buuxiyey Jagada Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Muddo dheer Bannaanayd. Madaxweynaha Ayaa Waxaa Uu Gudoomiyaha Maxakamada Sare Ee Somaliland Uu Magaacabay Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed Waxaana War-Saxaafadeed Hada Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland Uu U Dhiganaa Sidan .   WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto…

            Read More

              Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo baxaysa Dil Degmada Wadajir loogu geystay masuul dawlada ka tirsanaa

              Muqdisho May 24,2015(SDN/QJ)-Cumar ubax oo ka tirsana Wasaarada Gadiidka Una qabilsana xisabadka  Garonka Muqdisho aya lagu dilay Agagarka korontada ee D/Wadajr,Waxa lala dilay Darawalkisa oo lagu magacaabi jiray Cabdi barwaaqo. Yuusuf Xuseen Cusmaan waxa abti  u ahaa Masuulka lagu dilay degmada Wadajir ee Muqdisho ayaa waxa uu uga warbixiyay Qaabka uu dilku u dhacay. Kooxaha…

              Read More

                Dawladda Federal-ka Oo Xaqiijisay In Xildhibaan Yuusuf Dirir Uu Gacanta Ciidanka Dawladda Ku Baxay

                Muqdisho:May,24,2015(SDN/QJ)-Dawladda Federalka Somalia, ayaa Xaqiijisay in Weerarkii shalay lagu qaaday Baabuurka ay xildhibaannadu saarnaayeen ee Marayey Waddada Maka Al-mukarama, ay ka dambeeyeen Ciidamo katirsan Kuwa Militeriga Somalia. Afhayeenka Wasaarada Amniga Maxamed Yuusuf oo maanta Shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa cadeeyey in Al-Shabaab aanay ka dambeyn dilka loo geystay Xildhibaanka katirsan Baarlamaanka Soomaaliya,…

                Read More

                  Alshabab Oo Markale Qabsatay Awdheegle iyo Mubaarak

                  Awdheegle May 24.2014(SDN/QJ0-Ciidamo Shabaab ayaa la wareegay markale gacan ku heynta degmada Awdheegle iyo deegaanka Mubaarak halkaasi oo ay ku sugnaayeen Ciidamo Milltari ah oo dowlada ka amar qaata. Deegaanadaas waxa ka dhacay dagaallo kooban waana marki labaad bil gudaheen Shabaab ay qabsadaan halkaasi. Dadka deegaanka ayaa u sheegay in bartamaha magaalada laga taagay Calanka…

                  Read More

                    Somaliland Oo Sabab Dhaqaale Darteed u joojisay Qaxootigii Soomaaliyeed ee Yemen

                    Hargeysa:May,24,2015(SDN/QJ)-Somaliland, ayaa Manata ku dhawaaqday inay Gebi ahaanba joojisay qaxootigii Soomaaliyeed ee ka imanayey waddanka Yemen oo hore qaar badan oo kamid ahi Somaliland u yimaadeen. Shir jaraa’id oo ay maanta Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-dejintu ku qabteen Magaalada Hargeysa, ayey kaga dhawaaqeen inay xukuumad ahaan Go’aan ku gaadheen inay joojiyaan Qaxootiga Somalida ah ee…

                    Read More

                      The surgeons of Mogadishu

                      Half way down the dimly lit main hallway of Mogadishu’s Banadir Hospital, a sign indicates the entrance to the delivery ward. It reads: “Women are not dying of diseases we can’t treat. They are dying because societies have yet to make the decision that their lives are worth saving.” Outside, family members of the women…

                      Read More

                        Hiding from chill of mistrust

                        People afraid to sign petitions. Advocates for the vulnerable censoring themselves. Non-profit organizations muzzled by the fear of retribution. Government spies intimidating activists. It’s not communist China or North Korea where this climate of fear exists — it’s here in Canada, said participants at a Canadian Council for Refugees meeting in Winnipeg Friday. “It takes…

                        Read More

                          Gunmen shoot Somali lawmaker dead in Mogadishu

                          A Somali parliamentarian has been shot dead and another wounded in the capital Mogadishu, the latest in a string of assassinations of politicians in the war-torn African state. Security officials said that the shooting attack was carried out on Saturday when lawmaker Yusuf Dirir Abdi was driving with another parliamentarian Abdalla Boos through the streets…

                          Read More

                            Dowladda Puntland oo sharci darro ku tilmaamtay mooshinka ka dhanka ah barlamaanka Dawladda Goboleedka Jubbland

                            Garoowe May 24,2015(SDN/QJ)-Dawlad Goboleedka Puntland ee dalka soomaaliya ayaa soo saaray qoraal uu ku dhaleeceynayo moshin baarlamaanka Soomalaiya hor yaala oo ka dhan ah maamul goboleedka Jubaland, Qoraankan oo nuqul ka mid ahi uu na soo gaaray ayaa sidan u dhignaa: “Dawladda Puntland markay qiimaysay mooshinka ka dhanka ah sharciyadda Barlamaanka Jubbaland ee la horkeenay…

                            Read More

                              Corrected Version: Heavy censorship, Intimidation, arbitrary arrests and draconian orders threatens media freedoms in Puntland and central Somalia regions

                              Mogadishu, May 23, 2015 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the acts of oppression, media censorship, intimidations, arbitrary arrests aimed at silencing the independent media by the semiautonomous administration of Puntland and Ahlu Sunna Waljama in Guriel’s central Somalia and calls for both administrations to unconditionally withdrew such cruel approaches that undermines media…

                              Read More

                                Qurbejoog, marka aad dhoofayso wakhtiga fasaxyada xagaaga, ha iska dhoofin uun ee si la yaqaan u dhoof!!!! Q1aad

                                Sida caadiga ah wakhtiga uu soo dhowaado ama la gudogalo xilliyada fasaxa ee Kulaylaha/xagaaga, waxa dadka badankiisa gasha naruuro iyo nashaad hor leh. Waan dhoofayaa, lixda bisha ayaan ku qoranahay, aniga ayaa kaa horayna oo 2da ayaan baxayaa, Caruurta ayaan kaxaynayaa, Guri ayaan soo dhisanayaa, waan soo Guursanayaa, Waalidkii iyo ehelkii ayaan soo eegayaa, wadankii waxaan…

                                Read More

                                  Sucuudiga Oo Djibouti Ku Khasbay Inay Dalkeeda Dib Uga Celiso Diyaarad Iran Lahayd Oo Mucaawimo u Sidday Qaxooti Yemeniyiin ah Oo Dalkeeda Gaadhay

                                  Djibouti:May,24,2015(SDN/QJ)-Dalka Sucuudiga, ayaa ku guulaystay inay Jamhuuriyadda Djibouti ku khasbaan inay dib u celiyaan Diyaarad iran laga leeyahay oo mucaawimo u sidday qaxooti dalka yemen kasoo yaacay oo Djibouti ku sugan. Warbaahinta Iran, ayaa tebisay in diyaaraddu ay gargaar u siday dadka reer Yemen, isla-markaana aynaan Dowladda Jabuuti ka hadlin waxa ay ku diiday in…

                                  Read More

                                    Tirada Guddi Isa Soo Xilqaantay Oo Uguntatay Dhexdhexaadinta Mucaaridka iyo Muxaafidka Somaliland

                                    Hargeysa:May,24,2015(SDN/QJ)-kadib markii uu dami waayey khilaafkii ka dhacay muddo-kordhinta dhawaan Guurtidu u samaysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, isla-markaana natiijo laga gaadhi waayey wada-hadallo xukuumadda iyo mucaaridku yeesheen, ayaa waxa soo baxay Guddi is xilqaantay oo u heegan ugu jirta inay dhexdhexaadintaas galaan. Guddidan ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa iyo shan  iyo toban qof, waxana ay isu…

                                    Read More