Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Mucaaridka u Oggolaaday Inay Shirkii Qaran Qabsan Karaan Iyo Waran-cadde Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ixtiraamayo DAAWO
Hargeysa:Jully,23,2015(SDN/QJ)-Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa go’aan ka soo saartay tallaabadii xukuumaddu ay xisbiyada mucaaradka ah kaga horjoogsatay in ay shirk u qabsan karaan huteelada dalka, waxaana ay ku dhawaaqday in xisbiyada mucaaradku ay xor u yihiin in ay shirar ku qabsadaan huteelada. Kulan hada ka dhacay xarunta Maxkamadda sare oo ay goob joog ka ahaayeen…
