Djibouti’s US ambassador dies aged 71

    Washington,24july,2015(QJ/SDN)-Djibouti government’s Permanent Representative to the United Nations and Ambassador of Djibouti to the United States Roble Olhaye has died in the United States on Wednesday.   Mr. Olhaye who was the longest-serving ambassador to the United States died for undisclosed illness, according to Abdirahman Isse, a Djiboutian businessman based in Minnesota. Olhaye who was born on…

    Read More

      Obama’s trip to a terror hotbed

      hursday July 24, 2015Washington–President Barack Obama is not just heading to his father’s homeland, but to a hotbed of terror. Al-Shabaab militants in East Africa are now posing new worries for the President’s trip to Kenya this week. CNN has learned that, in just the last week, the U.S. military has conducted nearly half a…

      Read More

        Kenya oo Safiir cusub u soo magacawday dalka Somaliya (Daawo Sawirada)

        Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb. Maj. Gen. (Rtd.) Lucas Kyonze Tumbo. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga iyo Safiirka cusub oo shir…

        Read More

          Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug (DAAWO SAWIRRADA).

          Cadaado,24july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Cadaado kaga qeybgaley munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka maamulka ku meel gaarka ah ee Galmudug. Madaxweynaha oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa mar kale u hambalyeeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo maamulkiisa, isagoo sheegay dhismahan maamulkan looga fadhiyo…

          Read More

            Waa in Wadahadallo Nabadeed lala Furaa Maamullada Puntland iyo Ahlusunna – Danjire Kay.

            Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Ergeyga Qaramada Midoobay ee Somalia, Nicholas Kay ayaa soo dhaweeyay caleema-saarka Madaxweynaha Maamulka KMG ee Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed ee maanta ka dhacday degmada Cadaado ee Gobolka Gal-guduud.   Danjire Nicholas Kay ayaa u Hambalyeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Farsamada, Ergooyinka iyo Dhammaan Shacabka Galmudug ee Suuro-galka ka dhigay Xafladdan Caleemo-saarka ah.   “Waxaan dowladda…

            Read More

              Xuuthiyiinta Yemen oo laga Saaray Meelihii ugu dambeeyay ee ay kaga sugnaayeen Cadan (SAWIRRO)

              Cadan,24july,2015(QJ/SDN)-Xoogagga Xuuthiyiinta Yemen ayaa shalay gellinkii dambe laga saaray goobihii ugu dambeeyay ee ay kaga sugnaayeen magaalada Cadan ee Koonfurta dalka Yemen.   Dagaal culus ayaa ka dhacay shalay Xaafadda Masheeq ee Cadan, halkaasoo uu ku yaallo Aqalka Madaxtooyada, iyadoo lagu dilay dagaalka 20 ka mid ah xoogag u dagaalamayay Xuuthiyiinta shiicada ah.   Ciidamada…

              Read More

                Qaxoonti Soomaali Ah Oo Gaadhay Dalka Kenya Xilli La Qorsheenayo Dib U Celinta 100,000 Oo Qoxoonti Ah.

                Kaakuma,23july,2015(QJ/SDN)-Hay’adda Qaxoontiga Adduunka ee UNHCR ayaa sheegtay in labadii asbuuc ee la soo dhaafay qaxooti cusub oo Soomaali ah laga diiwan-galiyay xerada Dhadhaab ,waxaana tiradooda lagu sheegay in ay  gaadhayso  3,719 Qof.   Waxaa UNHCR ay sheegtay in waaxda dowladda Kenya u qaabilsan arimaha qaxootiga ay fursad siisay qaxootigan  si loo diiwaan-galiyo ,waxaana dadka la…

                Read More

                  Xoogaggii Al-shabaab oo iskaga baxay Diinsoor iyo Ciidamada Huwanta ah oo Kaabiga ku haya

                  Diinsoor,23july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ee Is-kaashanaya ay kaabiga ku hayaan degmadaas, kaddib markii ay xoogaggii Al-shabaab isaga bixiyeen. Ciidamada Huwanta ah ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin hadda meel 7-KM oo keliya u jirta Degmadaas oo ka mid ahayd Degmooyinkii ay…

                  Read More

                    Somaliland – 8th Hargeysa International Book Fair

                    Hargeysa,23july,2015(QJ/SDN)-Redsea Cultural Foundation and its partners are proud to present the 8th Hargeysa International Book Fair, starting Saturday the 1st of August till the 6th August 2015, Hargeysa, Somaliland. This largest celebration of book in East Africa is also designed to showcase all other forms of artistic expression such as poetry, drama, documentaries and exhibitions,…

                    Read More

                      Obama Kenya trip more than just symbolic

                      Barack Obama may not get quite the rapturous welcome he did when he visited Kenya as a senator back in 2006, but his presence in his ancestral home is something of a coup for the Kenyan leadership, and he is expected to be warmly received. The country has never had a sitting US president visit…

                      Read More

                        Smuggled Migrants ‘Subjected To Sexual Violence’

                        Ermias Ghermay and his gangs are responsible for smuggling thousands of people across the Sahara to the Libyan coast. There they dispatch them to Europe on rickety boats, having extorted thousands of dollars from them along the way. Here are three accounts from a Sicilian prosecutor’s report of what it is like to fall into…

                        Read More

                          AU troops deny killing Somali civilians

                          MOGADISHU: African Union troops in Somalia have dismissed reports they killed several civilians during fighting, saying those shot were all Al-Qaeda-affiliated Al-Shabab insurgents. Witnesses in the southern port town of Merka said troops from the 22,000-strong AMISOM force killed at least eight civilians on Tuesday, opening fire after insurgents hurled a grenade at a passing…

                          Read More

                            Apollo hires Somali soccer coach to replace Orionzi

                            Less than a month after the St. Cloud school board moved to make a change atop its state champion Apollo High School boys soccer team, the administration has hired a new coach. On Thursday, the school district announced Abdikhani “Seyga” Omar Mohamed to replace Ganard Orionzi, whose contract was allowed to expire despite winning the…

                            Read More

                              Somali, AU forces capture key Shebab stronghold

                              MOGADISHU – Somali government troops backed by African Union forces on Wednesday captured the Shebab stronghold of Bardhere, one of the last key bases of the Al-Qaeda-affiliated Islamists, officials said. The militants also confirmed the loss of the town, but insisted they had not been defeated and that fighting was continuing. “We have secured control…

                              Read More

                                Jaaliyada Somaliland ee BRISTOL UK waxay tacsi udirayaan marxuum Sheekh Cabdilaahi Diiriye Sooraan. oo ku Geeriyooday Hargeysa

                                Inaa Lilaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun Waxay Dhamaan Jaaliyadad Somaliland ee magaalada   Bristol uk ay  tacsi u Dirayaan Dhamaan Qoyskii , Ehelkii. Qarabaadii , Asxaabtii , iyo Guud ahaanba Shacabka Somaliland oodhan Geeri ku timi marxuum Sheekh Cabdilaahi Diiriye Sooraan oo ku Geeriyoodaya Saaka magaalada HARGEYSA , marxuumku waxa uu kamid ahaa Ragii udub…

                                Read More

                                  TAAGEERO BUUXDA: SHIRKA BADBAADADA DIMUQRAADIYDDA IYO SAMABIXINTA SOMALILAND

                                  Bulshowaynta WADDANI  ee jecel Nabadda, Xasiloonida &  Dimuqraadiyadda ,  ee deggan  Toronto iyo nawaaxigeedu, waxay si buuxda u taageerayaan  shirka  BADBAADADDA DIMUQRAADIYADDA & SAMABIXNTA SOMALILAND.Guddiga  Fulinta, Hogaanka Haweenka ; Hogaanka Dhalinyaradda ;Xubnaha iyo dhamaan   taageerayaasha WADDANI ee Toronto waxay diyaar la yaheen taageero buuxda- Maal & Maskaxba.   Waxaanu uga digaynaa Maamulka muddo xileedkeesi dhamaaday inay…

                                  Read More

                                    WADDANI TORONTO: MAXKAMADDA SARE WAXAY LUGTA SO QABATAY DIMUQRAADIYADII SOMALILAND OO GASHAY AF-DHURWAA

                                    Taageerayaasha  xisbigga WADDANI ee  difaaca   Dimuqraadiyadda ,waxay soo dhawaynayaan  Go’aanka distooriga ah  Maxkamadda Sare go’aamisay.  Maxkamadda Sare  Waxay  Somaliland ka badbaadisay khal-khal siyaasadeed,waxaanay lugta soo qabatay dimuqraadiyaddi  oo gashay af-dhurwaa. Waa tallaabi geesinimo leh oo ku aadan dhabaha toosan.Waxaanu shacbiga Somalilnd ku bogaadinaynaa inay ilaashadan nadagelyadda iyi geedi socodka nidaamka dimuqraadiga, kana soo horjeestaan nidaamka…

                                    Read More

                                      Golaha Guurtida Somaliland oo Ka Hadlay Wada hadal inay La Gelayaan Xukuumadda iyo Xisbiyadda

                                      Hargeysa:Jully,23,2015(SDN/QJ)–Golaha guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay Qadiyada Is mari waaga ah ee ka dhalatay Mudo Kordhintii uu Golahoodu u sameeyay Madaxweynaha iyo Golaha Wakiiladda. Afhayeenka golaha guurtida Somaliland Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho ayaa sheegay inaanay aqbalayn wax wada hadal ah oo ay la galayaan xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka isla markaan ka noqosho lahayn go’aankii muddo…

                                      Read More