Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadda oo Si Wada Jir ah Xaaraan ugu Tilmaamay Shirkii Isbahaysiga Mucaaridku ku Baaqeen Iyo Asaraarka Taagan DAAWO
Hargaysa 22.July 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland iyo xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa jawaab ka bixiyey baaqii axsaabta mucaaradka eek u aadanaa qabasahada shirweyne. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda iyo Xubnaha Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Xisbiga Kulmiye ayaa Xaaraan ku…
