Xaaladd Kacsanaan Ah Oo Ka Taagan Deegaanka Moqokori oo Alshabaab Ka taliyaan

    Baladweyne,21july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Deegaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah Saldhigyada ugu Waaweyn ee Xarakada Al-shabaab ay ku Leeyihiin Gobolka Hiiraan ayaa la sheegaya in Caawa ay halkaas ka jirto xaalad kacsanaan ah, kaddib markii ay ku dhawaadeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Gacan ka Helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM. Ruux ku Sugan…

    Read More

      Dowladda Soomaaliya Oo Shaqaalaheeda Mushahar dhimis ku sammeynaysa.

      Muqdisho,21july,2015(QJ/SDN)-Kulan ay Axaddii lasoo dhaafay ay yeesheen Golaha Wasiirrada XFS oo uu ka qaybgalay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa lagu Go’aamiyay in la dhimo mushaaraadka iyo waliba Qarashaadka ku baxa dowladda si looga soo kabsado hoos u dhaca ku yimid Miisaaniyadda dalka.   Wasiir-u-dowlaha Maaliyada Somalia, C/llaahi Maxamed Nuur ayaa Warbaahinta uga war-bixiyay sida loo…

      Read More

        Gudiyada Xuduudaha & Doorshooyinka Qaranka oo Maanta lagu Hor-dhaariyay Baarlamaanka

        Muqdisho,21july,20115(QJ/SDN)_Shirkii Baarlamaanka Federaalka Somalia uu maanta ku yeeshay Muqdisho ayaa lagu Dhaariyay Gudiyada Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka iyo Doorashooyinka Qaranka oo dhawaan uu baarlamaanku meel-mariyay. Dhaarinta kaddib ayaa waxaa warbaahinta la hadlay habdhowraha baarlamaanka Somalia, Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo sheegay in kulankii Baarlamaanka ee maanta lagu dhaariyay labada guddi ee Doorashooyinka Qaranka iyo…

        Read More

          US authorities allege Oregon imam assisted radicals

          Associated Press Tuesday, July 21, 2015U.S. authorities are seeking to revoke the citizenship of an Oregon imam who they say tried to conceal past associations with radical Islamic groups. Mohamed Sheikh Abdirahman Kariye raised money, recruited fighters and provided training for insurgent groups battling Soviet forces in Afghanistan in the 1980s, the U.S. Department of…

          Read More

            Xukuumada oo Jawaab Dadban ka Bixisay Shirkii Mucaaridku ku baaqeen,Digniin loo diray Huteelada iyo Ciidanka Booliska oo Heegan la geliyay DAAWO

            Hargaysa 21.July 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa Jawaab ka Bixisay Shirkii ay ku Baaqeen Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Isla markaana Fariin Digniin ah u dirtay Mulkiilayaasha Huteelada oo ay ka dalbatay inaanay ka Kirayn Cid kasta oo Shirar Siyaasadeed qabsanaysa . Sidoo kale Ciidanka Booliska Somaliland ee Gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa Galabta galay heegan buuxa…

            Read More

              Ciidamada AMISOM Oo Xasuuq Ba’an Ka Geystay Magaalada Marka.

              Marka,21july,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada  AMISOM ay xasuuq  ba’an ka geysteen gudaha magaaladaasi.  Goob joogayaal ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay tobaneeyo shacab ah isugu keeneen barxadda wayn ee xaafadda Beytu Raas kadibna halkaasi ay ku toogteen. Dhimashada ayaa sii caga cagaynaysa toboneeyo qof halka dhaawacu uu…

              Read More

                Duqeymo Ka soconaya Deegaano Hoos taga Degmada Diin-soor

                Diinsoor,21july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Degaano hoostaga Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Diyaarado dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay Duqeeyeen  Deegaano ay ku sugnaayeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab. Diyaaradaha ayaa la soo warinayaa in ay Duqeeyeen Degaano dhawr ah oo u dhaw Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay,halkaa oo ay ku…

                Read More

                  Cabdiraxmaan Faroole Oo Ka Dareen Celiyey Booqashadiisa Hargeysa Iyo Xusuustiisii Waayo-waayo

                  Hargeysa:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee Maamul-goboleedka Puntland Md Cabdiraxmaan Faroore oo booqasho aan ujeeddadeedu caddayn ku jooga Magaalada Hargeysa, ayaa ka dareen celiyey aragtidiisa la xidhiidha Safarkiisa. Mudane Faroole oo ay Hargeysa kusoo dhaweeyeen madax-dhaqameedm, Saaxiibbo iyo xubno  kale ay xidid dhaw yihiin, ayaa qoraal kooban oo uu face-book-giisa soo dhigay ku sheegay inay Caasimadda Hargeysa tahay…

                  Read More

                    Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Oo Iclaamiyey Shirweyne Qaran Oo Ajandihiisa iyo Ergooyinka Ka Qaybgelayaba La Isla Meel Dhigay

                    Hargeysa:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Kadib shirar isdaba joog ah oo ay Saddexda Xisbi-qaran ee Somaliland iyo Madasha wada-tashiga iyo toosinku ku lahaayeen Magaalada Hargteysa, ayey maanta shaaciyeen inay laba maalmood kadib qaban doonaan shirweyne qaran oo xaaladda dalka lagaga tashan doono, maadaama muddo-xileedkii madaxweynuhu dhawaan idlaanayso. Musharax xigeenka Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan, oo saxaafadda la hadlay kadib kulan dhex…

                    Read More

                      Mudanayaal Katirsan Kongareska Maraykanka Oo Madaxweyne Obama Ka Dalbaday Inuu Somalia u Magacaabo Danjire

                      Washington:Jullu,21,2015(SDN/QJ)-Mudanayaal kasoo kala jeeda Xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimuqraaddiga waddanka Maraykanka, ayaa Madaxweyne Obama u qoray Qoraalo ay  kaga codsadeen in uu sida ugumacquulsan u magacaabo Danjiraha cusub ee Maraykanka uga wakiilka noqonayo dalka Somalia. Mudaanayaashaasi oo bishan July 17-dii qoray Codsigaasi ayaa waxay ku muujiyeen sida loogu baahan yahay in la magacaabo Danjire cusub si…

                      Read More

                        Suudaan Oo Martigelinaysa Kulan Xal Lagaga Gaadhayo Muranka Ka Taagan Biyo-xidheenka Ethiopia Ka Samaynayso Webiga Nile-ka

                        Khartuom:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Toddobaadka soo socda, ayaa lagu wadaa in Magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan lagu shirweyne ay dalalka suudaan, Ethiopia iyo Masar iskugu iman doonaan, iyadoo halkaas lagaga doodi doono sidii xal waara loogu heli lahaa Muranka Ka Taagan Biyo Xidheenka Ethiopia doonayso inay Webiga Nile-ka samaysato. Shirka oo heer wasiir ah ayaa diirada lagu saaraya daraasad…

                        Read More

                          Britain Oo Shuruuc Adag Kasoo Saartay Xag-jirnimada Iyo Gudniinka Fircooniga ah

                          London:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Britain, ayaa, ayaa shaacisay inay baasaboorrada ka qaadi doonto dadka  isku dayaya inay carruurtooda kusoo xalaaleeyaan waddamada Dibadda, isla-markaana ay ciqaabo kale oo dheeri ah marsiin doonto. Arrintan ayaa ka mid ahayd khudbad dheer oo uu jeediyey Ra’iisal Wasaaraha Britain David Cameron oo uu kaga hadlayey siyaasadda dalkiisu kula macaamilayo dhalinyarada ku biiraysa…

                          Read More

                            Kenya Oo Ku Hawllan Awaamiir Ka Dhan Danaha Soomaalida Oo Albaabada Loogu Laabayo Masaajiddo Iyo Maddarasado Qur’aanka Lagu Barto

                            Nairobi:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Kenya, ayaa la sheegayaa inay ku hawllan tahay  qorsheyaal ka dhan ah diinta islaamka oo al-baabada loogu laabayo Masaajiddo iyo maddarasado qur’aanka lagu barto oo ku yaalla Goobaha Soomaalidu degto, iiyadoo lagu eedaynayo in fikirka Al-shabaab lagu faafiyo. Masaajida iyo Dugsiyada la amray in la xidho, ayaa waxaa inta badan wax ku barta…

                            Read More

                              Xildhibaan Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Soo Jeedisay In Baarlamaanka Somalia Loo Sameeyo Muddo-kordhin

                              Muqdisho:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Foosiya Yuusuf Aadan oo katirsan Baarlamaanka Federal-ka Somalia, ayaa soo jeedisay in muddo-kordhin loo sameeyo Baarlamaanka Xilligan jira, waxana ay xustay in muddada haatan uu Baarlamaanku Haysto aanay ku diyaarin karin shuruudaha badan ee looga baahan yahay in dalka doorashooyin laga qabto. Iyadoo u waramaysay Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho Foosiya waxa ay sheegtay…

                              Read More

                                Sarkaalkii Labaad Ee Ugu Sarreeyey Ciidanka Nabadsugidda Dhinaca Hawlgallada Oo Muqdisho Lagu Toogtay

                                Muqdisho:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Sarkaalkii labaad ee ugu  sarreeyey Ciidamada Nabad-sugidda Somalia ee dhinaca Hawlgallada Md Cabdiqaadir Xasan Geelle, ayaa lagu lagu toogtay Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho. Dilka Taliye ku xigeenkii howlgalada ciidanka Nabad Suggida Geelle, ayaa waxaa ka dambeeyay ciidan ka tirsan Dowladda Somalia, inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin ciidankaasi qaybta ay Dowladda ka tirsan…

                                Read More

                                  General-kii Ka Gadooday Maamul-goboleedka Puntland Oo Hubkiisii Iyo Ciidankiisii Ku Wareejiyey Maamulka, Waan-waan Dheer Kadib

                                  Garowe:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Taliye-ku-xigeenkii hore ee Ciidamada Daraawiishta Maamulka Puntland Gen. Muxyadiin Axmed Aw Muuse, ayaa ugu dambayntii waxa lagu guulaystay in waan waan lagu soo celiyo, kadib markii uu muddo duurka ku jirey isagoo watay saraakiil kale iyo ciidamo xoog leh oo khalkhal geliyey jiritaanka Maamulkaas. Ladqabada Sarkaalkan oo muddo dheer lagu hawllanaa, ayaa lagu guulaystay waxana…

                                  Read More

                                    Dalka Bururndi Oo Maanta Looga Dareerayo Doorasho Madaxweyne-nimo Oo Mucaaridku Qaaddacay

                                    Bujunbura:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Dalka Burundi waxa maanta laga filayaa inay ka bilaabanto doorashada madaxtinimada oo ay qaaddaceen Axsaabta Mucaaridka ahi, isla-markaana rabshado isla xalay ka bilaabmeen halkaas. Madaxweynaha talada haya Pierre Nkurunziza ayaa mar kale u tartamaya doorashada Madaxtinimada, waxaana hore uga dhashay rabshado markii uu ku dhawaaqay in mar saddexaad uu isu soo sharaxo. Rabshadaha ka bilowday…

                                    Read More

                                      NUSOJ oo cambaareysay Xarrigga labo Weriye oo Maamulka Gobolka Shabeelada Dhexe Xabsiga Dhigeen, kuna baaqday in xorriyadooda loo soo celiyo

                                      Muqdisho July 21,2015(SDN/QJ)- Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta si kulul u cambaareeyay xarrigga Tifaftirihii iyo Agaasimihii Idaacada oo maamulka gobolka Shabeelada dhexe ugu geystay magaalada Jowhar, uguna baaqay inay si bilaa shuruud ah xorriyadda weriyayaasha loo celiyo. Cabdishakuur Cabdullahi Axmed, tifaftirihii Idaacadda Asal, ahna wakiil wareedka telefishinka Som News iyo Adan Xuseen…

                                      Read More

                                        Warshiikh Shalay iyo maanta!! (Ka boggo xog iyo sawirro xiisa leh)

                                        Warshiikh July 21,2015(SDN/QJ)-Degmada Warshiikh waxa ay ka mid tahay  Dagmooyinka Goblka Shabeelaha Dhaxe waxa ayna dhacdaa dhul ahaan Koofur Bari ee G/Shabeelaha Dhaxe. Waxa ay taariikh ahaan Degmada Caan ku tahay Faafinta Diinta Isalaamka iyo in ay tahay Xarun taariikh ku leh baahii Diinta Islaamka iyo Fahamkeeda ee umadda Soomaaliyeed. Ka hor xurnimadii Soomaaliya, Degamada…

                                        Read More