Dowladda Kenya Oo Ciidamo U diraysa Xuduud Biyeedka Uu Muranku Kala Dhexeeyo Soomaaliya.

    Nairobi,21,2015(QJ/SDN)-Gudiga golaha qaranka ee difaaca iyo xidhiidhka dibada Kenya ayaa kula taliyay dowlada Kenya inay ciidamo difaac ah udirto biyaha badda Kenya iyo dhul badeedka Kenya damacsan tahay inay qaadato ee ka tirsan xeebaha Soomaaliya. Gudoomiyaha gudigaasi Ndung’u Gethenji ayaa sheegay in dowlada Kenya ay si aad ah u difaaci doonto biyo badeedkeeda iyo biyaha…

    Read More

      New UN Deputy Special Representative of the Secretary-General for Somalia arrives in Mogadishu

      Mogadishu  – The new Deputy Special Representative of the United Nations Secretary-General (DSRSG), Mr. Peter de Clercq of the Netherlands, arrived in Mogadishu today to assume his duties with the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM). He will also serve as United Nations Resident Coordinator, Humanitarian Coordinator and United Nations Development Programme (UNDP) Resident…

      Read More

        British Ambassador formally welcomed by President of Somalia

        Mogadishu,20july.(QJ/SDN)-Ms Harriet Mathews OBE, The British Ambassador to the Federal Republic of Somalia, today presented her credentials to the President of the Federal Republic of Somalia H. E President Hassan Sheikh Mohamud. Ms Harriet Mathews OBE arrived on 13 July, taking over from Neil Wigan, who will be taking up a diplomatic appointment in London….

        Read More

          “Madaxweynaha Waxaan Waydiinaayaa Awoodiisii Xagay Ku Luntay” Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye DAAWO

          Hargeysa 20.July 2015  (SDN/QJ)  Guddoomiyaha guddida nabadgelyadda ee Golaha Guurtida Somaliland  Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye, ayaa Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu keeno xal lagu fardaamiyo muranka ka taagan cayimaada wakkhtiga doorashada. Xildhibaan Obsiiye, waxa uu sheegay in guurtidu go’aan gaadhay balse aanay sharci u haysan dib uga noqoshada go’aanka ay ku kordhisay muddada sanadka iyo…

          Read More

            R.W Cumar oo maanta la kulmay bulshada rayidka, odayaasha iyo Maamulka gobolka Mudug, dibna ugu soo laabtay Muqdisho

            Muqdisho, July 20, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta kulan la qaatay Odaayasha dhaqanka, qeybaha bulshada Rayidka iyo Maamulka gobolka Mudug ee Puntland, isaga oo la tashi kala sameeyay xaaladda dalka warbixinna ka siiyey halka xaalada dalku marayso, gaar ahaan qorshaha dowladda Soomaaliya ee deegaanada gobolka Mudug. Waxana kulanka goobjoob…

            Read More

              Kumanaan Qoys Oo ka Qaxaaya Magaalada Baardheere iyo Ciidamada Huwanta Ah Oo kusii SIqaaya.

              Baardheere,20july,2015(QJ/SDN)-Waxaa sii Kordhaysa Tirada Qoysaska ka Barakacaya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, iyadoo dadku ay sheegeen inay ka baqdin qabaan in degmadaas ay ku dagaalamaan ciidamada Dowladda Somalia, kuwa AMISOM oo kusii siiqaya iyo xoogagga Al-shabaab oo Sannadihii u dambeeyay gacanta ku hayay.   Qoysaska illaa hadda ka Barakacay Baardheere ayaa lagu Qiyaasay in ka…

              Read More

                RW. Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Ku Wada Sugan Magaalada Gaalkacyo.

                Gaalkacyo,20july,2015(QJ/SDN)Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke iyo Madaxweynaha Maamuka Galmudug, C/kariin Xusseen Guulleed ayaa habeennadii xalay ku wadda hoyday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo labada mas’uul ay gaareen gallinkii danbe ee maalintii shalay.   Socdaalka RW Sharma’arke  oo Qeyb ka ah Kulammo uu la yeeanayo Waxgaradka iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada…

                Read More

                  Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo Nidar ku Maray inuu Dacwad ka Gudbin doono Isu-duwaha aan ka soo Xaadirin Xafiiska uu Mas’uulka ka yahay DAAWO

                  Boorama 20.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa daboolka ka qaaday in 21 Wasaaradood ee ka hawl gala Gobolkaas 15 ka Mid ahi aanay Wax Shaqo ahi ka socon, Waxaanu Cod dheer ku Sheegay in Wixii hada ka danbeeya Mas;uulka ka soo Xaadiri waaya Xafiiska uu Madaxda ka yahay uu u…

                  Read More

                    ‘’Taageerada UK Waxay Muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya’’ Xassan Sheekh

                    Muqdisho,20july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kaga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirka cusub ee Boqortooyada UK Wakiilka uga noqon doonta Somalia Harriet Mathews.   Xasan Sheekh ayaa ugu horreyntii ka Mahad-celiyay Taageerada mar walba ay Britain la garab-taagan tahay Soomaaliya oo uu sheegay inay muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya….

                    Read More

                      Dagaal qadhaadh oo xilligan ka soconaayo duleedka Degmada Baardheere

                      Baardheere,20july,2015(QJ/SDN)-Dagaal culus, ayaa waxa uu xilligan ka soconayaa Deegaanka Juungal oo qiyaastii 30km u jirta Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Dagaalka wuxuu ka dambeeyay markii Ciidamada Huwanta ay ka soo dhaqaaaqen dhinaca Deegaanka Garas-dulan, kuna hawlanaayen qabsashada Deegaanka Juungal.   Ciidamadan Huwanta, ayaa toddobaadkii hore ka soo dhaqaaqay Deegaanka Faa-faax-dhuun, oo 80km u jirta Degmada…

                      Read More

                        Maraakiib Dagaal iyo Ciidamo Kenya Usoo Diraysa Badda Muranku Ka Taagan yahay Ee Xadka Soomaliya

                        Nairobi:Jully,20,2015(SDN/QJ)-waxa meel sare gaadhay muranka dhinaca badda ah ee u dhexeeya Dawladaha Kenya iyo Somalia, waxana xukuumaddu Kenya ku hawllan tahay qorshe ay maraakiib dagaal iyo ciidamo ugu dirto Goobaha muranku ka taagan yahay. Gudxiga Golaha Difaaca Qaranka  iyo xidhiidhka Caalamiga ah ee Baaralamaanka Kenya, ayaa dowladda Uhuru Kenyatta ugu baaqay inay si Deg Deg…

                        Read More

                          Isu Soo Bax Ballaadhan Oo Madaxweyne Obama Ku Qaban Doono Nairobi Iyo Tirada Dadka La Filayo Inuu La Hadli Doono

                          Nairobi:Jully,20,2015(SDN/QJ)-Guriga looga taliyo Waddanak Maraykanka, ayaa ayaa shaaca ka qaaday in madaxweyne Obama uu isu soo bax ballaadhan ku qaban doono Magaalada Nariobi oo la filayo inuu dhawaan Booqasho ku tegi doono. Kulanka Obama uu shacabka khudbadda ugu jeedin doono ayaa la filayaa in ay ka qeyb galaan in ka badan 300,000 oo qof. Arintaan…

                          Read More

                            Muran Ka Dhashay Boqor Salmaanka Sucuudiga iyo 400, Oo Qof Oo Uu Wato Oo Si Khaas ah Loogu Xidhay Xeeb Lagu Dalxiiso Oo Faransiiska Ku Taalla

                            Paris:Jully,20,2015(SDN/QJ)-Muran Xooggan, ayaa ka  taagan dalka faransiiska, kadib markii saraakiisha dalxiiska dalkaasi shaaciyeen in xeeb dad badani ku dalxiisi jiren si khaas ah loogu xidhi doono Boqor salmaanka Sucuudiga oo kali ah. Masuuliyiinta deegaanka Vallauris ayaa xaqiijiyay in ay sameeyeen xayndaab ku dhereran xeebta si loo xaqiijiyo ammaanka boqorka iyo afar boqol oo ruux oo…

                            Read More

                              “Haddii Wada-hadallada Somaliland Iyo Somalia Hagaagaan Waxa Qalabka Hawada Lagu Maamulo La Dhigi Doonaa Laba Goobood Oo Xamar Iyo Hargeysa ah….”Wasiirka Duulista Somalia

                              Muqdisho:Jully,20,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somalia Cali Axmed Jaamac Jaangeli,  ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay dhibaatada ka taagan maqnaanshaha maamulkii Hawada Soomaaliyeed oo wali gacanta ugu jira Qaramada Midoobay, isla-markaana laga maamulo Magaalada Nairobi. Wasiirka oo u warramayey Idaacadda VOA-da, ayaa sheegay inuu dedaal ugu jiro sidii maamulka Hawada Soomaaliyeed ay gacantooda…

                              Read More

                                Ciidamada Ammaanka Hargeysa Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gaadhi-dukhaan Dhawaan Afduubtay Haweenay Kiraysatay

                                Hargeysa:Jully,20,2015(SDN/QJ)-Ciidanka ilaalada Nabadgelyada waddooyinka, ayaa gacanta kusoo dhigay Gaadhi nooca Dukhaanka loo yaqaano oo si weyn loo raadinayey, kadib markii uu isku dayey afduubka Haweenay dhallinyaro ah oo kiraysatay. Gaadhigan oo Number-kiisu yahay 58037, ayaa maalintii shalay la arkay isagoo yaalla goob u dhaw Xarunta Tv-ga Hctv, Waxana ciidamadu ku qaadeen Wiish, kadib markii hore…

                                Read More