Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Kenya.

    Garowe,19july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Maamulka Puntland mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ugu kicitimay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya. Wararka ayaa sheegaya in m/weyne Gaas uu halkaasi kula kulmi doono madaxda wadankaasi Kenya. Madaxweyne Puntland oo saxaafadda u waramay intii uusan gegida ka duulin ayaa sheegay in safarkiisa uu yahay mid…

    Read More

      “Anigaa Madaxweyne Khaatumo u ah oo wada-hadal aanu Somaliland la leenahayna ma jirto.” Prof. Cali Khaliif.

      Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Maamulka KHaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ma Ka hadlay warar sheegaya inay wada-hadal la fureen Somaliland, waxana uu sheegay inaanu jirin wax wada-hadal ah oo haatan jiraa. Cali khaliif oo la hadlay warbaahinta Munaasibadda Ciidda Awgeed, ayaa tilmaamay in wararka soo baxaya ee sheegaya inay jiraan wada-hadal maamulkiisu la furay Somaliland iyo Puntland…

      Read More

        Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Puntland Cabdirraxmaan Faroole Oo Maanta La Filayo In Uu Magaalada Hargeysa Soo Gaadho.

        Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynihii Hore ee  Maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa La Filayaa Inuu maanta Socdaal ku yimaado Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, Safarka cabdiraxmaan Faroole ayaan si cad loo ogeyn ujeedadiisa balse ilowareedyadda aanu ka helany warkan ayaa sheegaya  in uu yahay mid Shakhsi ah iyadoo  Caruurta uu dhalay ay Hargeysa kagaba Soo Horeyeen kuwaasi…

        Read More

          Alshabaab Group leader urges more attacks in Somalia

          Mogadishu,19july,2015(QJ/SDN)-Emboldened by recent deadly attacks against African Union forces and Somali government, the reclusive leader of the Al-Qaeda linked Al-Shabab group in Somalia urged his fighters to step up attacks across Somalia. In an audio message posted on pro-Al-Shabab website on Friday, Sheikh Omar Ahmed known as Abu Ubeidah exhorted the group’s ‘commandos’ unit named…

          Read More

            Sidee Looga Ciidday Magaaladda Jig-jiga Ee DDSI- DAAWO SAWIRRADA.

            Jig-jiga,19july,2015(QJ/SDN)-Guud ahaan Deegaanka soomaalida itoobiya ayaa shalay si wayn looga ciiday iyadoona aad loo sii qurxiyay Wadooyinka,Goobaha loogu talogalay salaada Ciidul-fidriga sidoo kalana lagu qurxiyay wadooyinka laydhadh kala jaad jaad ah iyo boodhadh ay ku xardhanaayeen farxada iyo Qiimaha balaadhan ee ay maalintani u leedahay Muslimiinta ajiibtay waajibaadkii soonka. Magaalada jigjiga oo ah caasimada dowladd…

            Read More

              Ciidamada FBI-da Maraykanka Oo La Wareegtay Amaanka Airport-ka Jomo Kenyatta Ka Hor Usbuuc Booqashada OBAMA.

              Nairobi,19july,2015(QJ/SDN)-Xili lagu wado in maalinta Jimcaha ee fooda nagu soo hayso uu magaalada Nairobi soo gaaro M/weynaha Mareeykanka Obama, ayaa amaanka guud ee Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta, waxaa la wareegay ciidamada FBI-da Mareeykanka kuwaasoo si weyn usii xaqiijinaya amaanka. M/weyne Obama oo Aabihiis kasoo jeedo Dalka Kenya, ayaa booqashadiisa waxay noqon doontaa tii ugu horeeysay…

              Read More

                “Baaqa Xukuumadu waa Horumar waxaana Hubaal ah in Muftaaxa Horumarku yahay Nabada ee aynu isku taageersano horusocodka” Wasiir Xirsi

                Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda JSL,ayaa ka qeybaha Bulshadda ku hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidal-fidriga,waxaana uu ILAAHAY uga barayay in uu Bishan bisheedda ku gaadhsiiyo nabad-qab iyo horumar. Waxa uu dhinac kale ka hadlay hawla horumarineed ee Xukuumadda uu ka tirsanyahay Dalka ka hirgalisay,isaga oo Bulshaddana usoo jeediyay inay Xukuumadda kala shaqeeyaan Horumarka. Wasiirka ayaa sidaas ku sheegay Qoraal…

                Read More

                  Amiirka Cusub Ee Xarakadda Alshabaab Sheekh Axmed Cumar(Abu Cubeyda) Oo Markii Ugu Horreysay Dhambaal Soo Diray- Akhri Nuxurka Dhambaalkaas.

                  Muqdisho,19july,2015(QJ/SDN)-Amiirka cusub ee xarakada Alshabaab Sheekh Axmed (Abuu Cubeyda) ayaa markii ugu horreysay soo saaray dhambaal uu uga hadlayo arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladda soomaaliya iyo guud ahaanba bariga afrika. Amiirka Xarakada AlShabaab Axmed Cumar(Abuu Cubeyda) ayaa soo diray dhambaal tahniyadeed oo ku aadan Munaasabadda Ciidda, kuna socda Umadda Islaamka Meel waliba…

                  Read More

                    Suuqa Ganacsiga Westgate Mall ee Magaalada Nairobi oo Maanta Dib loo Furay (DAAWO SAWIRRADA)

                    Nairobi,18july,2015(QJ/SDN)-Waxaa maanta dib loo furay Suuqa Ganacsiga Westgate Mall ee magaalada Nairobi, kaddib laba sanno markii ay Al-shabaab ku Qaadday weerar ay ku dhinteen 67-qof bishii September ee Sannadkii 2013-kii. Dad badan oo doonayay inay wax iibsadaan suuqa ayaa buuxiyay, iyadoo aad loo adkeeyay amniga dhismahan ganacsi, waxaana aad loo dhimay qiimaha lagu iibsanayo alaabooyinka…

                    Read More

                      Uganda oo shaacisay inay Soomaaliya u Dirayso Diyaarado ka Qayb-qaata Dagaalka lagula jiro Xarakada Alshabaab.

                      Muqdisho,17,july,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Cirka Uganda ayaa sheegay in ay Somalia u dirayaan diyaarado dagaal si ay qayb uga qaataan dagaalka lagula jiro dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab oo weli ka talisa deegaanno badan oo ku yaalla Koonfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya. Afhayeenka ciidamada cirka Uganda, Maj. Kiconco Tabaro ayaa sheegay Jimcihii shalay in diyaaradahan xoojin doonaan howlgallada Midowga Afirka ee Somalia,…

                      Read More

                        Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraan oo sheegay in aanay Waxba iska bedelin Mowqifkoodii Maraykanka.

                        Hargeysa18july,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Dalka Iiraan, Ayatullah Cali Khamenei ayaa u sheegay shacabka waddanka Iiraan in heshiiskii toddobaadkii hore ay la galeen dalka Maraykanka iyo quwadaha waaweyn aanu muujinayn inuu jiro wada-shaqayn ay Maraykanka kala sameynayaan arrimaha kale ee labada dal ku kala aragtida duwan yihiin.   Ayatollah Khamenei oo ka Hadlayay Heshiiskii Hubka Nukliyeerka…

                        Read More

                          DEG DEG: Ciidamada Dowladda iyo Amisom oo la wareegay Degmada Ufurow ee Gobolka Baay

                          Afurow,18july,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Dowladda Somaliya, Amisom iyo Xoogaga Ahlu Sunada Gobolada Koonfureed, ayaa waxay goor dhow bilaa dagaal kula wareegen      Degmada Ufurow ee Gobolka Baay.   Ciidamada Huwanta oo ka soo dhaqaaqay dhinaca Degmada Qansaxdheere, ayaa si buuxdo gacanta ugu dhigay Degmadaasi Ufurow, markii ay isaga baxeen Ciidamada Ururka Al Shabaab.   Ilo wareedyo, ayaa Dhacdo.com u…

                          Read More

                            Reer Somaliland Oo Madax Iyo Minjo Aan u Kala Hadhin Aaska Marxuum Fur’aad Aadan Cadde Oo Maanta God Galay

                            Hargeysa:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Shacabka Somaliland, ayaa maanta si weyn uga qaybgalay Aas Qaran oo Magaalada Hargeysa duleedkeeda loogu sameeyey Marxuum Fu’aad Aadan Cadde, La-taliyihii hore ee Madaxweynaha dhinaca Arrimaha Bariga oo dhawaan ku Geeriyooday Dalka Turkiga. Aaska marxuumka, ayaa marka laga tago dadka shacabka ah, waxa si weyn uga qaybgalay Madaxda qaranka oo muxaafid iyo mucaaridba leh, kuwaas…

                            Read More

                              Banaanbaxyo maanta ka kala dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar

                              Muqdisho/jawhar,18july,2015(QJ/SDN)-Banaanbaxyo siyaabooyin kala duwan loo soo agaasimay, ayaa maanta waxay ka kala dhaceen Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho, iyadoo midka Jowhar ka dhacay ay ku dhaawacantay ilaa saddex ruux. Shacabka ku dhaqan Magaalada Jowhar, ayaa ka carooday dil maalin ka hor Magaaladaasi loogu gaystay mid ka mid ah dadka Magaalada, waxaana dilkaasi gaystay askari ka tirsan…

                              Read More

                                Deegaannada ay Ahlu Sunnah Gacanta ku Hayaan Oo Maanta Ciidda Looga Dabbaaldegayo

                                Dhuuso marreeb:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Inkastoo dunida islaamka maalintii shalay laga ciidday, haddana waxa jirta in qaybo kamid ah soomaalia maanta oo Sabti ah looga dabbaal degayo maalinta farxadda ciidul fidriga. Deegaannada ay gacanta ku hayaan Maleeshiyadda Ahlu sunna ee Gobolka Galgaduud, ayaa iyagu maanta galay maalintii koowaad ee Ciidul fidriga, iyadoo maalintii shalay hoggaanka maamulkaasi shaaciyey inay ramadaan…

                                Read More

                                  Ra’isal wasaaraha Somalia Oo Xuduudda Maamul-goboleedka Puntland Ku Tilmaamay Lama Taabtaan

                                  Hargeysa:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Ra’isal wasaaraha Somalia, ayaa sheegay in xuduudda Maamul-goboleedka Puntland ay tahay lama taabtaan oo aan waxba laga beddel Karin. Ra’isal wasaaraha oo salaaddii ciidda ku tukaday deegaanno ku yaalla Gudaha Maamulkaas, ayaa goob fagaare ah ka sheegay in si qaranka somaliweyn loo dhiso ay waajib tahay in xuduudda Maamuulka Puntland aan…

                                  Read More

                                    Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Ucid oo jawaaab adag ka bixiyey hadal ka soo Yedhay Gudoomiyaha Sadaxeed ee Xisbiga Ucid Cali Gurey ;Caliyoow laga fiican in ninka cimri taagan waxwalba dhex dabaasho, Suldaan Maxamed inuu yahay Suldaanka guud ee Somaliland meel wal oo somali ka degto geeska Afrika waa laga ogyahay.

                                    london 18July15(SDN/QJ)Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Ucid Abokor Maxamed ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga Ucid Mujaahid Cali Gurey xoghayaha ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaabay Caliyoow laga fiican in ninka cimri taagan waxwalba dhex dabaasho, Suldaan Maxamed inuu yahay Suldaanka guud ee Somaliland meel wal oo somali ka degto…

                                    Read More

                                      Hoggaamiyaha Al-shabaab Oo Farriin Gaar ah u Diray Kooxda Ku Dagaallanta Magaca Amiirkii Isaga Ka Horreeyey Ee Abu Zubayr

                                      Baardheere:Jully,18,2015,(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Kooxda Al-shabaab, ayaa cod laga soo duubay waxa uu guubaabo ugu diray Garabka Kooxdiisa kamidka ah eek u hawlagala Magaca amiirkii isaga ka horreeyey ee Abu Zubayr. Sheekh Axmed Cumar Abu Cubaydah oo ka hadlaayay arimo kala duwan ayaa wuxuu soo hadal qaaday weerarada ciidamada Shabaab ay ka geystaan Magaalada Muqdisho iyo deeganada kale,…

                                      Read More