Taariikh Nololeedkii Jaamac Cabdilahi Qaalib {Diirqadhaadh} Qalankii ;Fuaad Cusmaan Muxumed {Shibiin}
Qalinkii Fuaad Cusmaan Muxumed { Shibiin } Jaamac Wuxuu Dhashay 1929 kii, wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafadda jameeco weyn ee degmada maxamuud haybe. Jaamac Cabdilahi wuxuu ka soo jeeda qoys caan ah oo laga yaqaan dhammaan geeska Africa. Dhulka ay Soomaalidu Degto, aabihii wuyuu ahaa magaciisu xaaji Cabdilahi diir qadhaadh oo ka…
