Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga oo xaqiijiyey inay dacwad ka gudbiyeen masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland
Hargeysa 06.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha kooxda siyaasiyiinta ku midoobay Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Somaliland Muj. Xasan Guure Jaamac, ayaa xaqiijiyay inay dacwad ka dhan ah masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland u gudbiyeen dawladda Ingiriiska. Xubno ka mid ah siyaasiyiinta Madasha oo waqtigan ku sugan Ingiriiska, ayaa baahiyey toddobaadkan inay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaasi u gudbiyeen…
