DAAWO: Somaliland Oo Beenisay in UAE uu Hub Ku Caawiyay.

    Berbera: 4july,2015(QJ/SDN)-Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor Xoor ) ayaa xalay Shir Jaraa’id Warbaahinta Gobolka Saaxil Ugu Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Waxaa Uu Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Wararka Sheegaya In Imaaraadka Carabtu Uu Somaliland Ugu Deeqay Hub Saanad Milatari Isagoona Maareeye Cali Sheegay In Warkaasi Haba Yaraatee Aanu Sal Iyo Raadtoona Lahayn, Hub…

    Read More

      Two secret US drone bases found in Somalia

      The US turned out to have two drone bases in the territory of Somalia. Foreign Policy correspondent Ty McCormick found out that about 120 US military men deployed there strike Al-Shabab terrorists and reportedly cooperate with African Union peacekeepers. The bases are situated in the southern port city of Kismayo and Baledogle aiarfield near Mogadishu….

      Read More

        Somalia Hires First Six Female Prosecutors

        MOGADISHU, SOMALIA—In a nation long marred by conflict, corruption and impunity, Somalia’s government is hoping to rebuild the country’s justice system and, for the first time, has brought on board six female prosecutors. Abdullahi Ahmed Jamaa, Somalia’s justice minister, has high expectations for the new prosecutors. “You have all been given a major role to…

        Read More

          Is this the beginning of the end? African Union troops retreat in Somalia as al-Shabaab attack

          AFRICAN Union troops fighting Somalia’s Al-Shabaab insurgents have pulled back from several key towns following a series of attacks by the Al-Qaeda-affiliated fighters, local officials said Friday. It is a troubling development, which might well herald big trouble for the Somalia mission, and gift Al-Shabaab. The withdrawal, a rare retreat after AU troops, known as AMISOM, seized swathes…

          Read More

            Dilalka Dhaliinyarada Soomaalida ee Kanada — Fariin muhiin ah oo ku socota Soomaalida Qurbaha

            Ottawa July 04,2015(SDN/QJ)-Wiigii tagay ee bishan Ramadaanta oo kaliya Soomaalida Kanada degan waxa laga dilay 4 dhalinyaro ah. Lixdii bilood ee la soo dhaafayna dhaliinyarada la dilay ee Soomaalida ahi waa ilaa labaatan (20). Dhibaatada dhaliinyarada ama iyagu wax dila ama iyaga la dilayo waa mushkilad haysata Soomaalida degan wadamada Galbeedka. Waa mushkilad in ay…

            Read More

              Maareeyaha Dekeda Berbera oo si Indho adkaan ah u beeniyay Hub Imaaraadku ugu Deeqay Somaliland DAAWO

              Berbera 04.July 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha Dekeda Magaaladda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor-Xoor) ayaa si af gobaadsi ah u beeniyay in Hub iyo Saanad Mileteri oo dawlada Imaaraadka Carabtu ugu deeqday Somaliland oo soo gaadhay Dekeda Berbera. Maareeyuhu si cad umuu dul istaagin Sawirada laga soo qaaday Markabka Hubka sida oo ay ka Muuqdaan Mas’uuliyiin…

              Read More

                “Baashe Cawil Waa Nin Mutacalin ah oo master degree sita In Xil Loo Magacaabana Kama Hor istaagayso reerka uu ka Qabo” Wasiirka Arrimaha Dibadda DAAWO

                Hargaysa 04.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa si adag uga jawaabay eedaymaha xisbiyadda mucaridka u soo jeediyeen  oo ay ku dhaliileen itijaaha siyaasadda dibadda. “Waxa nasiib darro ah in dad faro badan oo aan aqoon u lahayn ama ka war hayn waxa ka dhaxeeya Somaliland iyo…

                Read More

                  “Waxaan ku Baaqayaa Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadiisa,Xasan Cawaaloow Waxaad difaacaysay Waad aragtaa” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

                  Hargaysa 04.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa ku baaqay in golahooda la keeno mooshin ka dhan ah xukuumadda iyo madaxweyne Siilaanyo. Waxa uu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Sheegay in Wax lala yaabo ay tahay in Madaxtooyadii dalka looga ariminayay lagu dhex dilo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo…

                  Read More

                    Madaarka Laascaanood oo Mudo dheer Xidhnaa oo Hawlgal dib u casriyayn ah laga bilaabay DAAWO

                    Laascanood 04.July 2015 (SDN/QJ)- Shirkad maxali ah oo kaashanaysa dadweynaha ku dhaqan gobolka Sool, ayaa shalay dib dhis lagu casriyaynayo ka bilowday madaarka Laascaanood oo muddo dheer aan shaqaynin. Masuuliyiin ka socday shirkadan oo la yidhaahdo Al-is xilqaan, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Laascaanood. Duqa degamada Laascaanood Cismaan Saleebaan Jaamac, oo halkaasi ka hadlay…

                    Read More

                      Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Shaacisay in Dakhli u dhigma kii Badeecadaha Yemen ka soo geli jiray ay hesho DAAWO

                      Hargaysa 04.July 2015 (SDN/QJ)-  Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in Dakhli u dhigma kii ka soo geli jiray Badeecadaha laga soo dhoofin jiray waddanka Yemen uu dalka ka soo galo ila-dakhliyeed kale oo kala duwan oo ay ka mid yihiin Badeecado dibedda ka yimaadda oo dib loogu dhoofiyo Yemen, kuwaasoo ka gudba Dekedda magaalada…

                      Read More

                        ”Waan duqoobay dalkaygii baan rabaa, meelaan ku nastaa rabaa” Khadiija Cabdilaahi Daleys DAAWO

                        Ottowa 04.July 2015 (SDN/QJ)- Khadiija Cabdilaahi Daleys oo ka mid ah Fanaaniintii hore ee Soomaaliya kuna nool wadanka Canada ayaa u Hilowday nabaddii iyo kala danbayntii dalka ka jirtay,iyadoo muuqaal kooban oo farriin ah shacabka Soomaaliyeed usoo marsiiyay Telefeshinka Afka Ingiriiska ku hadla ee INTEGRATIONTV, waxay sheegtay inay u baahan tahay dalkeedii hooyo, inay u…

                        Read More

                          Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa maanta ka qayb galay xus loo samaynayey 53 guuradii ka soo wareegatay Xoriyadda dalka Burundi

                          Muqdisho July 04, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane  Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda Khaalid Cumar Cali  iyo Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Daahir Aaden Cilmi,   ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qayb…

                          Read More

                            AMISOM oo ka baxdey deegaano ka tirsan Kooonfurta Somalia iyo Alshabaab oo Ku Faraxsan Guulo ay Gaadheen

                            Muqdisho 04.July 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada AMISOM ee nabad ilaalinta Somalia ayaa isaga baxey degaano muhiim ah oo ku yaal Koonfurta Somalia kadib markii weeraro joogta ah kala kulmeen dagaal yanaha Al-shabaab kuwasoo xiriir la leh Al-Qacida. Magaalooyinka ciidamada AMISOM ka baxeen ayaa waxaa kamid ah Qoryeeley iyo Awdheegle kuwasoo horey looga qabsadey ururka Al-shabaab. Ururka…

                            Read More

                              Markab sida in ka badan 3000 qaxooti oo kusoo xidhay dekedda Boosaaso

                              Boosaaso, 3july,2015(QJ/SDN)-In ka badan 3500 qaxooti isugu jira Soomaali iyo Yemaniyiin ayaa soo gaadhay degmadda magaalada Boosaaso shalay gelinkii danbe, kuwaasi oo kasoo cararay dagaalada ka socda dalkaasi Yeman. Markab sida qaxootigan oo kasoo ambabaxay dekadda Mukalla ayaa waxay ku qaadatay inuu soo gaadho dekadda Boosaaso dhowr maalmood sababo la xidhiidha badda oo aan deganeyn…

                              Read More

                                Ciidamo boolis cusub oo tababar loogu soo xidhay Muqdisho: SAWIRRO

                                Muqdisho:3,july, 2015(QJ/SDN)-Dufcad ciidamo boolis cusub ah oo isugu jira rag iyo dumar ayaa waxaa tababar mudo bil socday loogu soo xidhay kuliyadda tababarka ciisanka booliska ee Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho.  Ciidamadan ayaa waxaa tababarka siiyay ciidamada booliska AMISOM, waxaa la baray qaabka ay boolisku u shaqeeyeen iyagona caafimaadkooda la baaray.  

                                Read More