“Gudoomiye Cali Guray Fikirkiisa Shakhsiga ah ayuu Shirka Isbahaysiga Mucaaridka kaga Maqan yahay” Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

    Hargaysa 26.July 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa markii kowaad ka hadlay Sababta uu Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid uga maqan yahay Shirka Wada tashi ee Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland uga socda Magaalada Hargaysa Waxaanu arrintaas ku sifeeyay Mid u gaar ah Gudoomiye ku xigeenka oo…

    Read More

      Daawo Sawirro Xul Ah Shirkii Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Oo Maalinkiisii Labaad Galay.

      Hargeysa,26july,2015(QJ/SDN)- Shirkii wada tashiga xisbiyada mucaaridka ah ee somaliland ayaa maalintiisii labaad galay waxaana la filayaa in maalinka barri ah lasoo gunaanadi doono, shirka oo maanta qodobaysnaa, ayaa waxa ugu muhiimsanaa qodobadii laga hadlay, dhaqaalaha,siyaasdda arrimaha dibadda, dib u dhaca doorashada iyo qodobo kale, waxaana la filayaa in go;aamo laga soo saari doono insha allah. …

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo Oo Xil-Ka-Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare EE Dalka

        Hargeysa,26july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL/M/XERM/249-3438/072015 xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Garsooreyaasha maxkamada sare. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 101aad iyo 105aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Talada iyo soo jeedinta Guddida Cadaaladda; Markuu Arkay: Baahida loo qabo…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Mudo Kordhintii Guurtida ku Macneeyay Go’aan Distoori ah, Sharciyada Dawladiisana Xalaaleeyay,Hanjabaadna u diray Mucaaridka DAAWO

          Hargaysa 26.Julay 2015 (SDN/QJ)- Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Socdaal Shaqo Waxay maanta ugu Kicitimeen Gobolka Sanaag si ay u soo kormeeraan Mashaariic Horumarineed oo Deegaanada Gobolada bari laga hirgaliyay. Madaxweyne Siilaanyo oo Warbaahinta kula hadlay Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay diyaariyeen wax kasta oo khuseeya arimaha doorashooyinka…

          Read More

            Obama commits U.S. to intensified fight against terrorists in East Africa

            NAIROBI — President Obama on Saturday committed the United States to an intensified fight against terrorists in East Africa, announcing here that his administration would expand support for counterterrorism operations in Kenya and Somalia, including increased training and funding for Kenya’s security forces. “We have to keep that pressure going even as we’re strengthening the…

            Read More

              Dawlada Jabuuti oo u diiday xoghayaha arrimaha dibedda dalada Mucaaridka ee USN in uu dalka ka dhoofo

              Jabuuti July 26,2015(SDN/QJ)-Xukuumada dalka Jubuuti ayaa xoghayaha arrimaha dibedda ee dalada Mucaaridka Jabuuti Md Jamac Amare iska hortaagtay in uu dalka ka dhoofo. Md Amare ayaa ka mid ahaa wefdi dalada USN oo u soo dhoofeysay qaarada Yurub, balse ciidamada Jabuuti ayaa mudaha iska hortaagay in uu dalka ka dhoodo. Xukuumada Jabuuti ayaa beryahan danbe…

              Read More

                4-Waxyaabood Oo Lagu Xasuusan Doono Booqashadii Madaxweyne Obama Ee Magaalada Nairobi Maalintii Jimcaha

                Nairobi:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Waraahinta Adduunka ayaa si weyn u hadal haysa Safarka Madaxweyne Obamaha Maraykanku ku tegay Dalka Kenya, waxana la diiwaangeliyey Dhacdooyin soo jiitay Dadkii Safarkaas wararkiisa u jeellanaa. Safarkani waxa uu Maalintii jimcihii habeenkii ka dambeeyey iyo maalintii sabtidii shalayba saamayn weyn ku yeeshay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya, iyadoo inta Badani noloshii magaalada dhinac kale…

                Read More

                  Socdaal Shaki Badan Xukuumadda Geliyey Oo Ay Markale Samaale Iyo Abiib Timo-cad Ugu Baxeen Dalka Kenya

                  Hargeysa:jully,25,2015(SDN/QJ)-Waxa socaalkoodii labaad muddo bilo gudahood ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya ugu amba baxay Wasiirradii hore ee Wasaaradaha Maailiyadda iyo Warshadaha Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Abiib Diiriye Nuur, waxana,iyadoo xaan xogo badan laga haynin ujeeddada socdaalkaas. Wasiiradan hore ee Maaliyada iyo Warshadaha oo hore iskaga casilay xilalkii ay ka hayeen Xukuumada, ayaa safarradooda waxa…

                  Read More

                    Mudane Katisan Guurtida Oo Si Weyn Uga Soo Horjeestay Afheen-nimada Xildhibaan Indho-indho, Guddoomiye Saleebaan-na Eedeeyey

                    Hargeysa:Jully,26,2015(SDN/QJ)-Maxamuud Maxamed Yaasiin(Dheeg)oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Odayaasha Guurtida Somaliland, ayaa si weyn udeedafeeyey sharcinimada Afhayeen-nimo dhawaan soo bax ah oo uu sheegtay Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo isla golahaas ka tirsani. Xildhibaan Dheeg oo Sabtidii shalay Saxaafadda qaarkeed kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu sheegay in Sharciyan Afhayeenka Golaha Guurtidu uu yahay Guddoomiyaha Golahaas Saleebaan…

                    Read More

                      Fannaanad Sahra Halgan Oo Noqotay Qofkii Ugu Dambeeyey Ee Xisbiga Waddani Iska Casishay iyo Faahfaahinta Sababta Arrintaas Ku Keentay

                      Hargeysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Sahra Axmed Maxamuud (Sahra-Halgan)oo ah fannaanad caan ka  ah Somaliland, isla-markaana xubin muhiim ah ka ahayd Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa maalintii shalay shaacisay inay gebi ahaanba iska casishay xubinnimadii Xisigaas Waddani, iyadoo sababtana caddaysay. Waxay Fannaanadda Sahra-Halgan ka hor is-casilaaddan ay Sabtidii shalay shaacisay inay iskaga casishay xubnimadii iyo ka mid ahaanshihii Xisbiga…

                      Read More

                        “Maalintii umadda la xasuuqayey ma filayo qof kastoo damiir leh oo Borama joogaa inuu Raalli ka ahaa in yaroo oo laga yaabo inay nidaamkii u shaqaynaysay mooyaane”Wasiir Xirsi

                        Hargeysa:Jully,26,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, reer Borama kala hadlay xaasaasiyad ay inta Badan ka qaadaan taariikhda Ururkii SNM iyo halgankii Hubaysnaa ee Somaliland Xorriyadeeda dib  ugula soo noqotay. Wasiirka oo ka Hadlayey munaasibad loo qabtay Arday dhawaan ka qalinjabisay Jaamacadda Elo ee Magaalada Borama, ayaa sheegay in loo baahan yahay sidii…

                        Read More

                          Alshabaab Oo Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya Muqdisho ku dishay.

                          Muqdisho,25july,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan, C/llaahi Xuseen Maxamuud Muuse Bantu oo ka mid ahaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa Goor-dhoweyd lagu dilay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyadoo dilkiisa ay sheegatay Al-shabaab. Kooxo hubeysan ayaa dilay Xildhibaanka, kuwaasoo baxsaday, iyadoo xilka loo dhaariyay inta lagu jiro kal-fadhigan lixaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii Aabbihiis Xuseen Bantu oo xildhibaan ahaa…

                          Read More

                            Xaafada Brent ee Galbeedka London oo lagu qabtay Bandhig Faneed Hido iyo Dhaqanka Somaliga iyo Marwo Deeqa Dhufays oo la gudoonsiyey Shaahado Sharaf

                            London26Jul15(SDN/QJ) waxa lagu qabtay galbeedka london xaafada Kilbun Baraamij lagu soo bandhigayey Hidaha iyo Dhaqanka Somaliyeed xafladan ayaa waxa soo  qaban qabiyiyey SK community trust oo ka mida Jaaliyada Soomaliyeed ee dagan xafada oo hormuud ka tahay Marwo Deeqa Dhufays oo in badan la shaqaynaysay Xaafada Kilbun oo ku badan tahay Soomalida kulankan lagu soo bandhiyey…

                            Read More

                              “Sadexdayada Gudoomiye Ee Halkan Fadhidaaba Isku Beel Ayaanu Nahay, Waxa La Odhanaya Waa Garxajis Shiraya..” Gudoomiyaha Ucid DAAWO

                              Hargaysa 25.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta ka furmay Huteel Dalxiis ee Magaalada Hargaysa Shirkii ay ku baaqeen Xisbiyada Mucaaridka ee Ucid Iyo Waddani oo ay Weheliyaan Madasha Wada tashiga Iyo Toosinta qaranka. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Fasal Cali Waraabe ayaa Khudbad dhinacyo badan leh halkaas ka Jeediyay https://www.youtube.com/watch?v=oHZY_Q2ziDU

                              Read More

                                “Muu ahayn shirku mid laga hor tagi lahaa gawaadhi gaashaaman, gaadiid fara bada iyo ciidan aan tiradiisa la koobi karin” Gudoomiye Cirro DAAWO

                                Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Khudbad ka Jeediyay Furitaanka Shirkii ay ku baaqeen Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland. “Muu ahayn shirku mid laga hor tagi lahaa gawaadhi gaashaaman, gaadiid fara bada iyo ciidan aan tiradiisa la koobi karin ee wuxuu ahaa ka aan maanta qabsanay ee aynu ku baadi goobeyno talooyinka hufan oo…

                                Read More

                                  “Xukumadda maanta Somaliland ka talisa waxaa inagaga filan, inay garan wayday inay sharafta shirkan qaadato” Xasan Ciise DAAWO

                                  Hargaysa 25.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Xigeenkii ku xigeenkii hore ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac, ayaa xukumadda Siilaanyo ku tilmaamay mid aan waxba garanayn oo kale. Mujaahid Xasan Ciise oo hadal ka jeediyay furitaanka Shirka labada xisbi maanta uga furmay huteelka Xaruf ee Magaalada Hargeysa. “Shir gudoonka, Hogaanka labada xisbi qaran iyo xubnaha shirkan ka soo…

                                  Read More