Xubno Hor leh oo Iska Casilay Xisbiga Waddani iyo Asbaabaha ku Kelifay DAAWO

    Hargaysa 25.July 2015 (SDN/QJ)- Saraakiil sare oo ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Shaaciyay inay Iska Casileen Xilalkii iyo Xubinimadii ay ka hayeen Xisbigaasi Waddani. Xubnahan Maanta is casilay ayaa noqonaya Hormadii sadexaad oo Laba todobaad gudahood ku cadeeyay inay ka baxeen xisbigaas. https://www.youtube.com/watch?v=XC7twVwknrg&feature=youtu.be

    Read More

      ’Shir qaran ma jiro, siday maxkammadu go’aamisay ayaanu qaadanaynaa, waana shirkii awalba shiri jirnay labadayada xisbi” Faysal Cali Waraabe

      Hargeysa,25july,2015(QJ/SDN)-Shirkii wada-tashiga axsaabta mucaaridka Somaliland ayaa waxa uu manta ka furmay magaalada hargeysa hutel dalxiis, iyadoo ay kasoo qayb-galeen gudoomiyayaasha xisibiyad mucaaaridka ahi. Eng Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Cabdirraxmaan Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Hadaba shirkan oo la sheegay in uu socon doono muddo saddex cisho ah ayaa waxa halkaasi waraabinta kula hadlay…

      Read More

        Shirweynihii Mucaaridka Somaliland Oo Maanta Furmay Iyo Magacyada Xubnaha Shirguddoomin Doona Oo La Shaaciyey

        Hargaysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Waxa Maanta Hutel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa Ka Furmay Shirkii wada-tashiga ee Labada Xisbi Mucaarid ku baaqeen, kaas oo maalmahan dambe muran badani ka taagnaa markii xukuumaddu si weyn uga soo horjeedsatay. Shirkan ayaa waxa kasoo qaybgalay Hoggaanka sare ee Xisbiyada Waddani iyo Ucid, Hoggaanka Madasha Wada-tashiga iyo toosinta qaranka, iyadoo sidoo kale ergooyin miisaan…

        Read More

          Ingiriiska oo ka Hadlay Socdaalka uu Wasiirka u Qaabilsan Iskaashiga Caalamiga ah ku Tegay Somaliland iyo Somaliya

          London,25july,2015(QJ/SDN)-Dawladda Ingiriiska, ayaa sheegtay in ujeeddada ka dambaysay in Wasiirka u qaabilsan Iskaashiga Caalamiga ah uu ku tego Somaliya iyo Somaliland ay tahay sidii loo xoojin lahaa taageerada gobolka. Wasiir Grant Shapps oo kulanno la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxameed, Ra’isal-wasaare Sharmarke iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud siilaayo, ayaa masuuliyiintan kala hadlay arrimo…

          Read More

            Warbaahinta Caalamka Oo Soo Bandhigtay Khariirad Muujinaysa Awooda Baahsan ee Alshabaab- Daawo Sawirada.

            Muqdisho,25july,2015(QJ/SDN)-Inkasta oo ciidamada AMISOM iyo kuwa Itoobiya ay sanadadii lasoo dhaafay qabsadanayeen magaalooyin dhaca Koonfurta iyo badhtamaha dalka Soomaaliya oo horay gacanta Alshabaab ugu jiray hadane wali inta badan dhulka soomaaliya waxaa gacanta ku haya xarakada alshaaab.   Khariirad ama Map ay soo saartay Warbaahinta Ingiriiska BBC-da ayaa muujinaysa in dhulka ugu ballaadhan ee Koonfurta…

            Read More

              Ciidankii Ugu Badnaa Oo Kenya Soo Dhoobtay Xuduudka Ay Soomaaliya La Leedahay, Xilli Laga Cabsi Qabo Weeraro Alshabaab kaga yimaadda.

              Nairobi,25july,2015(QJ/SDN)-Xidhiiidhiyaha Dowladda Kenya u qaabilsan Gobalka W/bari, Mohamed Salah ayaa xaqiijiyey in la adkeeyey ammaanka xuduudka Kenya la wadaagto Somalia. Isagoo la hadlayey Wakaalladda Wararka ee XINHUA waxa uu tilmaamay in Saraakiil badan oo ka tirsan Hay’addaha Ammaanka loo soo daad-gureeyey xuduudka, si looga hortago weeraro laga filan karo Dagaalyahanada Alshabaab. “Waanu ku baraarugsanahay cabsida…

              Read More

                Booqashada Obama Wax Maka Badali Kartaa Siyaasadda Cakiran Ee Geeska Afrika?.

                Madaxweynaha dalka maraykanka Mr.Brack Obama ayaa booqasho ku jooga dalka Kenya, iyadoo halkaasi uga sii gudbi doona dalka itoobiya. Waxaana la filayaa in madaxweyne Obama halkaasi kula kulmi doono madaxda wadamadaasi. Waana markii ugu horraysay ee uu obama yimaado wadamadan. Hadaba su’aasha is weydiinta leh waxay tahay waa maxay danaha siyaasadeed ee maraykanu wakhtigan uu…

                Read More

                  Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Saaka Dalka Kusoo Laabtay,Madaxda Mucaaradka Oo Si Diiran Usoo Dhaweeyay+Daawo Sawiradda

                  Hargeysa,25july,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo todobaaddadii ugu danbeeyay ku sugnaa Dalka Imaaraadka Carabta ayaa saaka subaxnimdii hore ka soo dagay Gegida Diyaaradaha ee Hargaysa Airport . Gudoomiyaha ayaa waxa madaarka kaga Hor tagay kuna soo Dhaweeeyay Masuuliyiinta isbahaysiga Mucaaradka Somaliland oo ay hor kacayeen Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxman Cirro , Gudoomiyaha Madasha…

                  Read More

                    “Taladaydu waa Muddo-kordhinta Guurtida halloo daayo Wakiillada oo Kali ah, Madaxweynuhuna Ha soo Saaro Degreeto uu Doorashada Madaxtooyada ku salaynayo Wakhtiga Xisbiyadu ku heshiiyeen ee ah Bisha December….”Axmed Y. Yaasiin

                    Hargeysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka Hadlay Is-mariwaaga Siyaasadeed ee dalka ka aloosan, waxana uu shaaca ka qaadday cidda shirka talo qaran ee muranku ka taagan yahay qaban karta. Axmed Yuusuf Yaasiin oo Waraysi Gaar ah siiyey Wargeyska Hubaal, ayaa waxa sidoo kale soo jeediyey talooyin waayeelnimo iyo waayo aragnimo xambaarsan oo…

                    Read More

                      Maxaa ka Dhexeeya Hogaanka iyo Siyaasada?

                      Waxa hubaal ah in 90% dadku marka ay maqlaan siyaasad waxa kusoo dhacda madax sare ha noqdaan guddoomiyayaal xisbi amma qaar kale oo xilal ka haya dawladda. Sidaa si lamid ah marka aynu ka hadlayno hogaan sida badanaaba dhacda waxaan xasuusanaa sawir lamid ah markii aan ka hadlaynay siyaasad. Si kastaba ha ahaatee waxaa muhiim…

                      Read More

                        Djibouti’s Daallo Airlines eyes ATR72s for Somali flights

                        Daallo Airlines (D3, Djibouti) Chief Executive Officer Mohammed Ibrahim Yassin says his airline is planning to lease a pair of ATR72-500s – its first Avions de Transport Régional (Toulouse Blagnac) machinery – for use on its Somali network. Speaking to African Aerospace, Yassin said that should all details be resolved and the turboprops arrive, the…

                        Read More

                          African Union, Somali troops capture second southern town from al Shabaab

                          Somali government and African Union peacekeeping troops have captured a town in the south of the country from al Shabaab insurgents on Friday, the second seizure this week, government officials and the group said. Ethiopian troops in the African Union peacekeeping mission (AMISOM) and Somali soldiers captured Dinsoor district, about 120 km to south west of Baidoa. The group, which wants to…

                          Read More

                            Masuul Katirsan Maamul-goboleedka Puntland Oo Hargeysa Lagu Xidhay

                            Hargeysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Maamul-goboleedka Puntland  Axmed Cabdi  Cali Shire(Axmed-keyse), ayaa Magaalada Hargeysa lagu xidhay, sida  ay saraakiil sare oo Laanta Socdaalka katirsan u xaqiijiyeen qaar kamid ah Warbaahinta Dalka. Agaasimaha, ayaa hutel uu hurdo ahaan ugu jirey lagala baxay, kadib markii laga warhelay inuu si qarsoodi ah waddanka kusoo galay, iyadoo haatanna wararku…

                            Read More

                              Dhibbanayaal Ku Waxyeelloobay Weerar Hore Loogu Qaaday Safaaradda Maraykanku Ku Leeyahay Nairobi Oo Obama Ka Dalbanaya Mag-dhaw

                              Nairobi:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Shakhsiyaad dhibbanayaala u ah Weerar hore loogu qaaday Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya, ayaa Maanta u balansan inay Madaxweyne Obama Hortiisa ka muujiyaan Cabashadooda la xidhiidha mag-dhawgii ay xaqa u lahaayeen. Dadkan oo isku diyaarinayay in ay mudaharaad ka sameeyaan afaafka hore ee goobta xasuustii weerarkaasi ayaa ka cabanaya in aan…

                              Read More

                                Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay Inay Shirkii Xisbiyada Mucaaridka Maanta Qabsan Doonaan, Xukuumaddana Ku Casuumi Doonaan

                                Hargeysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay in shirkii xisbiyada mucaaridku ku baaqeen uu maanta oo sabti ah furmi doono. Jamaal Cali Xuseen oo u warramayey Telefishanka Star Tv, ayaa sheegay inay shirkooda diyaar ula yihiin inay xukuumadda ku casuumaan si halkaasi ay dooddoda uga dhiibtaan,“shirkii Maalinta Berri ah buu…

                                Read More

                                  “Dhakhtarkaygii waxa uu igu yidhi Sannad halla kulmin dad intan le’eg, laakiin dantaa keentay inaan idiin imaaddo si aan u taageero Go’aankaas ilaahay Waafajiyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare…”Sheekh Aadan Siiro

                                  Hargeysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(aadan-siiro)oo kamid ah Culimada Waaweyn ee Somaliland,  ayaa si weyn usoo dhaweeyey Go’aankii uu dhawaan Khilaafkii xukuumadda iyo Xisbiyada kasoo saaray Guddoomiyaha Da’da yare e Maxkamadda Sare ee Somaliland. Sheekha ayaa gebi ahaanba Khudbaddii jimacaha ee Maalintii shalay uu ka jeediyey Masaajidka Xaafadda Xawaadle ee Magaalada Hargeysa, waxana uu go’aankaas ku…

                                  Read More