Qarax Lagu Hoobtay Oo Maanta Ka Dhacay Xerro Ciidan Oo Ku Taalla Magalaadda Kismaayo Iyo Khaasaaraha Ka Dhashay
Kismaayo,22Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland,ayaa sheegaya in Saaka Barqadii uu halkaasi ka dhacay qarax is-miidaamin ah,kaas oo lala eegtay Xarun Lagu Tababaro Ciidanka Xoogga oo loogu talo-galay in ay Hawl-galaan Guud ahaanba Dalka Somaliya,isla markaasna ay Hawla nabadda gala wareegaan Ciidanka AMISOM. Ugu yaraan 10 Qof oo u badan Ciidamo…
