Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudida Siyaasadda Dib-u-habaynta Dhulka Oo 12 Wasiir Ka Kooban

    Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa magacaabay gudida dib u habaynta siyaasada dhulka oo ka kooban 12, waxaanu ka codsaday in ay gudidani soo saaraan siyaasad dhulka dib loogu hago, waxaana warsaxaafadeedkaas oo dhamaystiran uu u dhignaa sidan WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL/M/MG/081/1-3495/082015 ku magacaabay guddida…

    Read More

      Feds mum on disappearances of young Somalis from the Twin Cities

      Authorities in Minneapolis aren’t commenting on the recent disappearances of more young Somalis from the Twin Cities. Somali-American community leaders fear another group may have traveled to join a terrorist group. Congressman Keith Ellison, who represents Minneapolis, says his office hasn’t been able to confirm details about the trips. He says it’s difficult to identify…

      Read More

        African Union admits Somali civilian wedding killings

        NAIROBI: The African Union force in Somalia apologized Friday for the “tragic” killing of seven civilians at a wedding last month, an attack it previously denied, saying three soldiers had been charged. Witnesses in Somalia’s southern port town of Merka told AFP that troops from the 22,000-strong AU force in Somalia (AMISOM) had opened fire…

        Read More

          Midowga Afrika iyo AMISOM oo Raalli-galin ka bixiyay Shacabkii lagu laayay Marka

          Nairobi,21Aug,2015(QJ/SDN)-Mas’uuliyiinta ugu Sarreeya Ciidamada AMISOM iyo Ergayga Midowga Afrika ee Somalia ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku Qabteen Nairobi waxay raalli-galin uga bixiyeen; falkii ciidamadoodu ay ku laayeen shacabka 31-dii July ee aynu soo dhaafnay, kasoo dhacay degmada Marka ee xarunta Gobalka Shabeellada Hoose. Shirka oo ay ka wada qeyb galeen ergayga Midowga Afrika…

          Read More

            “Baashe Maxamed Faarax Waxaan leeyahay Buuhoodle Tallo Qaran Uma Baahnee Kursigaaga ayaa Tallo qaran u baahan”Wasiir Xaglatoosiye.

            Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka caafimaadka Somaliland Md Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugaan magaalada Buuhoodle ayaa ka warbixiyay socdaalkiisa Buuhoodle isagoo ka jawaabahay hadalo ka soo yeedhay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Somaliland. Wasiirka Caafimaadka Somaliland MD Xaglatoosiye waxa uu ugu horeyn ka hadlay socdaalkiisa magaalada Buuhoodle iyo waxyaabaha ugu waawayn ee uu…

            Read More

              Iscasilaad Lama Filaan ah Oo Ra’isal Wasaarihii Dalka Giriiggu Ku Dhawaaqay

              Atens:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Alexis Tsipras oo ah Ra’isal wasaaraha Dalka Giriigga, ayaa si lama fillaan ah ugu dhawaaqay inuu xilkaasi iska casilay, ka dib khudbad uu xalay ka jeediyay Telefishinka Qaranka dalkaasi. Ra’iisal Wasaaraha, ayaa khudbadaasi ku sheegay in warqadda istiqaaladiisa uu u gudbinaayo Madaxweynaha, isla-markaana la qaban doono doorasho qof iyo codkii ah, sida uu sheegay. Ra’iisal…

              Read More

                Nuxurka Safar Uu Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Maanta Ugu Baxay Dhinaca Ethiopia

                Hargeysa:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici), ayaa manta dalka ka amba baxay, waxana uu socdaal ku gaadhay dalka Ethiopia. Waftiga uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka somaliland  ayaa waxa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia kaga sii horeeya wasiirada arimaha dibada iyo madaxtooyada kuwaas oo halkaasi u jooga arimo la xidhiidha mashruuca Berbere Corridor oo…

                Read More

                  Daawo Hanaanka Casriga Ee Loogu Diyaariyey Hargeisa Stadium Ciyaaraha Gobolada

                  Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Hargeisa Stadium oo garoonka heerka caalami ah ee ku yaala magaalada Hargeisa iyo guud ahaan Somaliland aya dhowaan lagu sameeyey casriyeyn si buuxda loogu sameyey guud ahaan garooonkaas , iyada oo lagu goglay dooga macmalka ah isla markaana loo dhameystirya dhammaan adeegyada casriga ah ee garoomadu ay leeyihiin . Hargeisa Stadium aya lagu wada inuu…

                  Read More

                    Ciidanka Booliska Oo Qaf Shicib Ku Toogtey Xaafada Daami Ee Magaalada Hargeysa

                    Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Mid Kamid ah Ciidamada Booliska ayaa la sheegay in Xaafada Daami tacshiirad uu ku furey Baabuur uu ku dhaawacmey Qof Shicib ah oo baabuurkaasi Watey. Ilaa iyo hada lama garanayo Sababta Askarigaasi u toogtey ninkaa Shicibka Xaafada kamid ahaa oo dhaawac culusi soo gaadhey tacshiirada Askarigu ku furey, waxaanay qaar kamid ah dadweynaha degan Xaafada…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha Giriigga Oo Iscasilay

                      Athens,21Aug,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul wasaaraha Giriigga, Alexis Tsipras, ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay, doorashana la qaban doono. Mr Tsipras ayaa inuu xilka ka degay kaga dhawaaqay khudbad toos ah oo uu TV ka jeediyay.Waxa uu sheegay in marxaladdii dhibka badneyd ee wadahadallada Giriiga uu kula galay deenbixiyayaasha in hadda ay dhammaatay, waxa uuna tilmaamay in hadda dalka…

                      Read More

                        Daawo Sawiradda: Af-hayeen Dhuxul,Weriyihii Madaxweyne Rayaale U Raacay Safar Uu Ceerigabo Ku Tegey 10-kii DEC 2002

                        Hargeysa,21Aug,2015,(QJ/SDN)-Saaxafadda ayaa heshay Sawiro muujinaya Af-hayeenka Madaxweyne Siilaanyo ee wakhtigan oo ahaa 2002-dii Madaxweynihii hore ee Daahir Rayaale Kaahin u raacay Safar uu ku tagay Gobolka Sanaag,gaar ahaana Magaaladda Ceerigaabo.   Inkasta oo ay Dadku barteen Wakhtigii ka shaqayn Jiray Idaacaddii KULMIYE ee Radio Horyaal,hadana Sawiradan,ayaa sheegaya inay wakhtigaas wadashayn dhawi ka dhaxaysay Xukumaddaas.

                        Read More

                          First Saudi women register to vote

                          Friday August 21, 2015— Safinaz Abu al-Shamat and Jamal al-Saadi made history last Sunday by becoming the first Saudi women to register to vote. For the first time in the kingdom’s history, women will be able to vote, register as candidates and run for office in the municipal elections to be held on December 12. These…

                          Read More

                            Al-Shabab mocks Somali govt over civilian killings by AU soldiers

                            Friday, August 21, 2015–The Al-Qaeda linked militant group in Somalia has scoffed at the Somali government for its silence towards civilians’ ‘massacre’ by Ethiopian-AU soldiers who killed civilians in Hiran region last week, calling it a ‘toothless pawn’. Last week, Ethiopian soldiers have shot dead at least six civilians in Halgan, a district in Hiiraan…

                            Read More

                              Nin Jeex Jeexay Nuqul Kamid Ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, Kadibna Musqul Ku Tuuray Oo Rabshado Ka Dhasheen

                              Munich:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Rabshado  waxyeello kala duwan  sababay, ayaa ka dhashay kadib markii nin soo galooti ahi uu xero qaxooti oo ku taalla dalka Jarmalka kudhex jeex jeexay Nuqul kamid ah Kitaabka Quraanka kariimka ah. Ilaa iyo haatan inta la ogyahay waxa halkaas ku dhaawacan tahay  17-qof, oo lix ka mid ah ay askar yihiin, kuwaas oo dhaawacyo…

                              Read More

                                Magaca Nin Soomaaliyeed Oo Iska Soo Tuuray Dabaq Dheer Oo Ku Yaalla Dalka Malaysia

                                Kuala Lumpur:Au,21,2015(SDN/QJ)-Dabaq dheer oo ku yaalla Dalka Malaysia, ayaa waxa waxa iska soo tuuray Nin Soomaali ah oo arrimo caafimaadeed  halkaas loogu qaaday, kaas oo markii dambe geeriyooday. Geerida ninkan, ayaa ka dambeysay markii uu iska soo tuuray dabaqa 7-aad ee Dhismaha Villa Putra Condo. Waxaana meydkiisii arkay nin ka tirsan Ilaalada Villa Putra Condo….

                                Read More

                                  “Wasiir Xaglo-toosiye wasiirrada aan ugu jecelahay buu kamid yahay, waana wasiir haddii aanu Reer Burco nahay aanu ku Qanacsanahay.” Maayar Muraad

                                  Burco:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Maayarka Degmada Burco Maxamed Muraad, ayaa ka Hadlay Xurgufta dhextaalla siyaasiyiinta Gobollada Bariga Somaliland kasoo jeedda, waxana uu si weyn u taageeray Wasiirka Caafimaadka Mudane Xagla-toosiye oo kamid ah Siyaasiyiinta is eedaynaya. Mudane Muraad oo ka Arrimahaas ka Hadlayey, ayaa ku talax tegay Ammaanta Wasiir Xaglo-toosiye, waxana uu sheegay inuu yahay shakhhsi shaqadiisii kasoo baxay,“Wasiir…

                                  Read More