U.S. Vs China in Djibouti

    The tiny country of Djibouti sitting at the strategically critical entrance from the Indian Ocean to the Red Sea is quickly turning into the latest confrontation between the USA and China in Africa. Djibouti, home to the only US permanent military presence in Africa, has recently notified the American military that they have to vacate…

    Read More

      Prof Cabdi Ismaaciil Samatar & Prof Axmed Ismaaciil Samatar, Walaalo Kala Aragti Duwan (DAAWO)

      Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-Labada Aqoonyahan ee reer Somaliland ee kala Prof Cabdi Ismaaciil Samatar iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar , ee walaalahana ah ayaa waxa ay aad ugu kala aragti duwanyihiin badanaa siyaasadda Soomaalida gaar ahaan tan somaliland iyo Soomaaliya, Haddaba Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa googoos muujinaya kala fogaanshaha dhanka aadhaahdooda ee dhan walbana ah, hadda ogsoonoow…

      Read More

        Musuqa Iyo Faddeexadaha Maamul ee Maayerka Berbera oo Noqday Daahir-Yaa Shamis

        Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-Dhawrkii maalmood ee u danbeeyey, waxa Golaha Deegaanka Berbera ka soo ifbaxaayey fadeexado iskugu jiraa Musuq-maasuq iyo ku tagri fal awoodeed oo qayral sharci ah, kuwaasoo sida uu dhacayey dhawaaqa dhiilo-sideenka ah ee kasoo yeedhayey Masuuliyiinta Asxaabta Mucaaridka ee gobolka Saaxil masuuliyadda eedahaasu dusha u saareen Gudoomiyaha golaha Deegaanka Berbera, ahna duqa degmada Md. Cabdi…

        Read More

          ACADEMIC ESSAY: Does Globalisation Reflect Unequal Socioeconomic Structures from a Global Perspective?

          The ideas and thoughts of Globalisation are the processes of international integration through the progressions of trade, ideas and cultural exchange. The world’s advancement of communication, transportation, infrastructure and the internet are the major factors, which engendered the interdependence of politics, economics and the cultural activities. The other basic aspects of Globalisation are trade, and…

          Read More

            Xukuumaddii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ee 1967-kii. W/Q.Cali Cabdi Coomay

            Dawladdii uu soo dhisay Raysal-wasaare Maxamed X. Ibraahin Cigaal sannadkii 1967-kii, waxa ay ka koobnayd 17 wasiir. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Raysal Wasaaraha & Wasiirka arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cali Cumar Sheegoow Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha dibedda Yaasiin Nuur Xasan Bidde Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Yaxya Yuusuf Iimaan Guuleed Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga 5. Xaaji Faarax…

            Read More

              Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo La Guddoonsiiyay Shahaadada Xasuuqa Shacabka

              Ujeeddo: Guddoonsiinta Billadda Xasuuqa Shacabka Somaliland Ku: Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Markaanu aragnay sida ay ciidanka boolisku xabbadda nool ula dhacayaan carruur aan qaangaadhin oo guryahooda joogta. Markaanu aragnay sida badheedhka ah ee aad u tooganaysaan maxaabiista gacantiinna ku jirta, Markaanu xaqiiqsannay in dhiigga shacabku idinla noqday wax fudud oo…

              Read More

                SALVA KIIR OO KA QAYB-GALAYA SHIR LOOGA HADLAYO COLAADDA DALKIISA OO BERRI KA FURMAYA ITOOBIYA

                Hargeysa,16Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir ayaa Ogolaaday inuu ka qaybgalo wadahadallada nabadeed ee lagu doonayo in lagu soo afjaro colaadaha sokeeye ee dalkiisa ka socda, kaddib markii dhawaan ay Beesha Calaamku ku hanjabtay inay cunno-qabateyn ay saari doonto labada dhinac ee ku hardamaya dalkaas. Hadal uu maanta Warbaahinta siiyay Madaxweyne ku xigeenka dalka Koonfurta Suudaan,…

                Read More

                  Mudane Sheegay in Mooshinkii Dhanka ka ahaa Madaxweynaha loo Gudbiyay Maxkamadda Sare

                  Muqdisho,16Aug,2015(QJ/SDN)–Mooshinkii ay Dhawaan ay 93 Xildhibaan oo ka Tirsan Baarlamanka Somalia ka keeneen Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta looo gudbiyay Maxkamadda Sare ee dalka sida uu sheegay xildhibaan ka mid ahaa kuwii Mooshinkan soo diyaariyay. Xildhibaan C/llaahi Jaamac Xuseen oo ka mid ah Xildhibaannadii dhawaan Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Somalia ayaa Warbaahinta u…

                  Read More

                    Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabay Xubno Beeshiisa Katirsani Maayarka iyo Golaha Deegaankana Raali Galin Siiyay

                    Hargeysa,16Aug,2015(QJ/SDN)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye,ayaa gaashaanka u daruurey Salaadiin iyo Kooxo dhaliilo ujeediyay Maayarka Caasimada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Caydiid(Soltelco. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir,Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Shabakada Wararka hadhwanaagnews kula soo xidhiidhay khadka isgaadhsiinta isagoo ku sugan Caasimada Hargeysa, waxa uu si adag ugu jawaab celiyay Suldaan…

                    Read More

                      Xoogag ka tirsan Al-shabaab oo galay Deegaanka Basuba ee Dalka Kenya – Shacabkana Wacdiyay

                      Lamuu,16Aug,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 100-dagaalyahan oo Al-shabaab ka Tirsan ayaa Aroornimadii hore ee Sabtidii shalay la wareegay gacan ku haynta deegaanka Basuba oo ka Tirsan Magaalada Lamu oo ku taalla xeebta Dalka Kenya, iyadoo muddo hal saac ah Wacdinayay Shacabka ku nool deegaankaas. Warbaahinta Kenya oo soo xigatay Goobjoogayaal dalbaday inaan magacooda la sheegin ayaa sheegay in…

                      Read More

                        Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo ka hadlay sababihii loogu diiday inuu tago BALADWEYNE

                        Baladweyne,16Aug,2015(QJ/SDN)-Safiirkii hore ee Somalia u joogay Kenya Max’ed Cali Nuur [Ameeriko] ayaa wareysi uu siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da, wuxuu kaga hadlay sababihii loogu diiday in uu tago degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.   Danjire Ameeriko oo maalmihii lasoo dhaafay safar ku marayay qaar ka mid ah Gobollada dalka Somalia, ayaa maalintii shalay…

                        Read More

                          Kooxo Watay Dhug-dhugleey oo Taliyihii Hore ee Milateriga dalka Burundi ku Toogtay Bujumbura

                          Bujinbura,16Aug,2016(QJ/SDN)-Dabley aan haybtooda la garanayn ayaa Sabtidii shalay ku dilay Bartamaha Magaalada Burundi Taliyihii Hore ee Millateriga Dalkaas, Col. Jean Bikomagu, isagoo noqonaya sarkaalkii labaad oo Bujumbura lagu dilo bishan gudaheeda.   Taliyaha la toogtay ayaa la sheegay in lagu toogtay illinka hore ee gurigiisa xilli aroor ah, isagoo kasoo laabtay kaniisad, waxaana dad goobjoogayaal…

                          Read More