Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isaga baxay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan

    Halgan,16Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka aan ka helayno deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saacadihii hore ee Maanta ay halkaas ka baxeen Ciidamadii DFS iyo kuwa Midowga Afrika AMISOM oo dhawaan kala Wareegay Xoogagga Al-shabaab. Odayaal iyo waxgarad ku sugan Halgan oo goor dhaw la hadlay HOL ayaa inoo sheegay in Saraakiisha Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM…

    Read More

      Maayarka Berbera Oo Maxakamadda Sare Dacwad Looga Gudbinayo Iyo Waxyaabaha Loo Haysto.

      Berbera,16Aug,2015(QJ/SDN)-Ururka Guud ee Shaqaalaha Somaliland,ayaa Maayerka degmda Berbera Cabdishakuur Maxamuud Ciddin ku eedeeyay in uu ku tacadiyay 140 qof oo shaqaalaha Dawladda Hoose ee Berbera ka mid ahaa oo uu shaqdoodii uga eryay sifo sharci darro ah. Xoghayaha Guud ee Ururka Shaqaalaha Somaliland Maxamed Axmed oo u warramay qaar kamida warbaahinta  waxaa uu intaa ku…

      Read More

        Dr Xaglo-Toosiye Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyey Buuhoodle

        Buhoodle,16Aug,2015(QJ/SDN)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Buuhoodle oo socdaal rasmi ahi uga bilaabmay maanta oo axad ah. dadweyne faro badan oo isugu jira qaybaha bulshada iyo maamulka gobolka iyo degmada ayaa weftiga wasiirka kaga hor yimid deegaanka kalshaale oo 35 Km…

        Read More

          Wefti Balaadhan Oo Ka Socda Dalka Imaaraadka Carabta Kana Jawaabaya Baaqii Madaxweynaha Somaliland Ayaa Saaka Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Cigaal International Airport.

          Hargeysa,16Aug,2015(QJ/SDN)-Waxa maanta wefti balaadhan oo ka socda Imaaraadka carabta dalka ku soo dhaweeyey safiirka Somaliland ee dhawaan madaxweynuhu u magacaabay dalka imaaraadka carabta inuu Somaliland wakiil uga noqdo Amb. Baashe Cawil Cumar oo ay wehelinayaan wasiir ku xigeenka Arrimaha dibeda Somaliland, Mudane Keyse Guray, La-taliyaha madaxweynaha ee Arrimaha Hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah…

          Read More

            Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Tallaabada Midowga Yurub Xafiiskeeda Somaliland ku Xidhayso Ku Tilmaamay Mid Nasiib-darro ah

            Hargeysa:Aug,16,2015(SDN/QJ)-Go’aanka Midowga yurub dhawaan ku gaadheen inay ku xidhaan xafiiskooda magaalada Hargeysa, ayaa waxa Ka Hadlay Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda iyo xidhiidhka caalamig ah Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, waxana uu tilmaamay mid ay hoos ugu dhigayaan ahmiyadii ay siin jireen Somaliland. Dr. Maxamed Cabdillaahi, oo isagoo jooga magaalada Nayroobi ee wadanka Kenya waraysi siiyay…

            Read More

              Sarkaal Muddo Soo Hoggaamin Jirey Sirdoonka Waddanka Pakistan Oo Geeriyooday

              Islam Abad:Aug,16,2015(SDN/QJ)-General Xaamud Guul oo ahaa Taliyihii hore Sirdoonka dalka Pakistan   oo da’diisa ay tahay 79-sano jir, ayaa geeriydooday, waxana uu ahaa sarkaal caan ku ahaa fikirro ka dhan ahaa dalalka India iyo Maraykanka. Geerida Jeneraalka, ayaa waxaa xaqiijiyay Qoyskiisa oo sheegay inuu u dhintay dhiig maskaxda kaga furmay, wuxuu madax ka ahaan jiray Hay’adda…

              Read More

                Qalabkii Ay Ku Hawlgeli Jirtey Idaacaddii Baadi-goob Oo Si Rasmi ah Loogu Wareejiyey Radio Hargeysa

                Hargeysa:Aug,16,2016(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka M/jeex Md Faysal Cabdilaahi Ismaaciil(dhago-dhago), ayaa maalintii shalay agabkii idaacaddii Radio Baadi-goob oo  ay muddo gacanta ku hayeen ugu wareejiyey wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, waxana la sheegay inay hanti qaran noqon doonto. Qalabkaas oo ay isticaali jirtey idaacadda Baadi-goob oo muddo badan si qarsoodi ah Xaafado magaalada Hargeysa ah u…

                Read More

                  “Fasirka maxkamaddu ma filayo inuu ka fogaan doono Muddo-kordhinta Guurtida sababtoo ah waxa yaalla qoddobo distoori ah.”Axmed Y. Yaasiin.

                  Hargeysa:Aug,16,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka Hadlay natiijada laga filan karo Maxkamadda Sare ee Dalka oo Haatan Gacanta ku haysa Codsi madaxweyne Siilaanyo kaga codsaday inay tafsiir ka bixiso muranka ka taagan muddo-kordhinta. Axmed Yuusuf Yaasiin oo la hadlayey shabakadda wararka ee Hadhwanaagnews, ayaa tilmaamay inay u egtahay inaanay maxkamadda sare…

                  Read More

                  ‘’Anaku Haddaanu Nahay Dumarka Soomaaliyeed Waanu U Taaganahay Inay Dhacdo Doorashadu, Hadday dhici weydana Habkale ayay Ku dhacaysaa…’’ Canab Maxamed Daahir

                  Hargeysa,16Aug,2015(QJ/SDN)-Canab Maxamed Daahir oo ah haweenaydii ugu horraysay ee Soomaaliyeed oo isku soo sharraxda xilka madaxtinimo ee dalka Soomaaliya ayaa waraysi gaar ah oo ay siisay shabakadda wararka ee Qurbejoog.com waxay kaga hadashay arrimo badan oo ay ka mid tahay doorashada lagu wado inay soomaaliya ka dhacdo sanadka 2016ka, Canab ayaa waxa ay walaac xooggan…

                  Read More

                    Dowladda Itoobiya oo 59 Soomaali ah ka soo Musaafurisay Xarunta Dalkaas ee Addis Ababa Iyadoo usoo gacan galisay Dowladda Somaliland

                    Addis-ababa,15Aug,2015(QJ/SDN)-Dowlada Itoobiya ayaa Dalkeeda kasoo Musaafurisay Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalkeeda ku dhawaad 60-qof oo Soomaali ah, iyadoo dadkan lagu wareejiyay Waaxda Socdaalka Somaliland. Dadkan laga soo musaafuriyay Itoobiya ayaa waxaa lagu hayaa hadda Hargeysa, iyadoo Dadkan Qaarkood oo la hadlay BBC-da ay Sheegeen in muddo bil ah ay ku jireen xabsi, kaddibna lasoo…

                    Read More

                      Diyaaradda Air Jabuuti oo billowday Duullimaadyo ay ku imaan doonto Muqdisho + Sawirro

                      Muqdisho,15Aug,2015(QJ/SDN)-Diyaaradda Air Jabuuti oo dhawaan si rasmi ah loo Hir-geliyay ayaa billowday Duullimaadyo dhanka Xamuulka ah oo ay ugu kala Gooshi doonto Magaalooyinka Muqdisho iyo Jabuuti. Wasiirro ka Tirxan Xukuumadda Somalia iyo Danjiraha Jabuuti ee Somalia ayaa ka Qayb-galay munaasabad lagu Daah-furayay Duullimaadyada Air Jabuuti ay ku kala Tegi doonto Caasimadaha dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya….

                      Read More

                        Somali region re-elects former warlord to fight al Shabaab

                        KISMAYU, Somalia  – A former Islamist warlord won re-election on Saturday as president of Somalia’s southern region of Jubbaland, a territory partly controlled by al Shabaab militants and at odds with the central government of the Horn of Africa country. Ahmed Madobe was elected for four more years by members of the regional parliament, which…

                        Read More

                          Cali Guray oo Ka Falceliyay habka Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda ee doodu ka taagan tahay Iyo Xalku sida uu ku Jiro “SOMALILAND; BARI IYO GALBEED”

                          Hargaysa 15.Aug 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa ka Falceliyay Dood Telefishanka HCTV u qabtay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiiladda iyo Xubin ka socotay Xukuumada. Cali Guray oo Qoraal uu arrintaas kaga hadlayo ku baahiyay Barta uu ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka Dadweynaha ee Face book…

                          Read More

                            Maayarka Berbera oo Cadeeyay Jeegag Lacageed oo Si Khaldan uga Baxay iyo Mashaariic ay Shakhsiyaad ku Naas Nuujiyeen oo uu Beeniyey DAAWO

                            Hargaysa 15.Aug 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Magaaladda Berbera Cabdi-Shakuur Maxamud Xasan Cidin ayaa Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Maanta Xafiiskiisa Waxa uu Been abuur ku tilmaamay Warar lagu baahiyay Warbaahinta oo Sheegayay Mashaariic Sifo khaldan Shakhsiyaad gaar ah loogu naas-nuujinayay iyo Jeegag nidaam aan sharci ahayn kaga baxay dawlada hoose. Wuxuu Maayarku Cadeeyay Jiritaanka Jeegaas…

                            Read More