DAAWO: Muxaadirada Joogtaynta Cibaadada.. Sh. Cismaan Cali Xusseen
DAAWO: Muxaadirada Joogtaynta Cibaadada.. Sh. Cismaan Cali Xusseen HALKAN HOOSE KA DAAWO:

qurbejoog
DAAWO: Muxaadirada Joogtaynta Cibaadada.. Sh. Cismaan Cali Xusseen HALKAN HOOSE KA DAAWO:
Muqdisho,15Aug,2015(QJ/SDN)-Dabley aan heybtooda la garanin ayaa waxa ay maanta dil u geysteen gabadh dhalinyaro ah oo saaka u socotey goobta ay ka shaqeyso oo ah baarlamaanka federaalka. Dableydani hubeysan waxa ay ka baxsadeen goobtii uu dilku ka dhacay, gabadhani dhallinyarada ah waxa lagu magacaabi jirey Raxma Maxamed Cabdulqaadir iyadoo la sheegay in aan la garaneynin…
Hargeysa,15Aug,2015(QJ/SDN)- Goobaha iyo Majlisyadda Dadweynuhu ku kulmaan ayaa Labaddii Maalmood ee ugu danbeysay waxa si weyn Weydiimo badan layska weydiinayaa Sababta Rasmiga ah ee Xilka uga Huleelay Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Qirshaynta Qaranka, Md. Cabdikariim Axmed Mooge oo ahaa Shaqsi can ka ah dhalinyaradda Somaliland dhexdeeda,isla markaas si weyn uga dhex muuqday hawlaha Samo-falka iyo…
Hargeysa,15Aug,2015(QJ/SDN)–Askari ka tirsan Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa shalay rasaas uu furey ku dhaawacay nin maxbuus ahaa kaas oo maanta u Geeriyooday dhaawacii rasaastaasi ka soo gaadhay. Wiilkan oo Rasaastu kaga dhacday Madaxa iyo Gacmaha ayaa Maanta u Geeriyooday dhaawacii ka soo gaadhay rasaastaas, waxaana magaciisa la odhan jiray Axmed Dayib Cabdi Koorse. Taliyaha Booliska…
Kismaayo,15Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynihii hore ee Maamulka Jubbaland, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) ayaa ku guuleystay doorashadii Madaxnimo ee Maamulka Jubbaland oo maanta ka dhacday xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Doorashada oo ahayd mid qarsoodi ah ayaa waxaa codeeyay 74-xildhibaan, iyadoo Axmed Madoobe uu helay 68-cod oo ka mid ah codadkii ay dhiibteen xildhibaannada Baarlamanka Maamulka…
Hargeysa:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(Aadan-siiro), ayaa xaaladda dalka ka dayriyey, waxana uu nasiib-darro ku tilmaamay dhacdadii dhawaan ka dhacday xaafadda Jigjiga yar oo ciidamada ammaanku dileen Wiil yar oo toban jir ahaa, kaas oo uu dhalay Mujaahid katirsanaa Halgamayaashii SNM. Sheekha oo maalintii shalay khudbad ka akhriyey Masaajidka Quba ee Magaalada Hargeysa, ayaa ugu horrayn…
Hargeysa:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo kamid ah Mudanayasha kasoo jeeda Gobolka Awdal, ayaa faahfaahin ka bixiyey halka uu salka ku hayo cabashada ay Gobol ahaan ka muujiyeen Xeerka Golaha horyaalla ee Wakiillada lagu soo dooranayo. Xildhibaanka oo ka qaybgelayey doodda dhawaan Telefishanka Horn Cable Tv arrintan ka qabtay, ayaa faahfaahin ka bixiyey laaxinka ku…
Hargeysa:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Allah ha u naxariistee waxa Saaka Subaxii Hore Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Axmed Dayid Cabdi Koorse oo habeen hore Askari katirsan Saldhigga Booliska ee Ibraahim koodbuur uu rasaas ku furay, isla-markaana dhaawac ahaan halkaas loo dhigay. Sida ay ehellada wiilkani u xaqiijiyeen qaar kamid ah warbaahinta, waxa marxuumkani galay qalliin culus,…
Homs:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Daacish, ayaa baahisay muuqaal ay ka muuqdaaan0Dagaalyahanada Kooxda Daacish ayaa soo bandhigay muuqaal muujinaya dil naxariis daran oo ay ku fuliyeen laba nin oo ay ku eedeeyeen inay ku kaceen fal qoomu luudnimo ah. Labadan nin ay daacish dilayeen ayaa kahor inta aan dabaqa dheer laga soo tuurin waxaa laga xidhay indhaha iyo gacmaha,…
Berbera:Aug,15,2015(SDN/QJ)- Maxamed Cali Dheere oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Berbera, ayaa faahfaahin ka bixiyey Fadeexaddii dhawaan ku qaraxday Maayarka Magaalada Berbera, taas oo la xidhiidhay in mashruuc laba boqol iyo Siddeetan kun oo Doollarka Maraykanka ahi ku baxayso oo la siiyey Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo Guddoomiye u ah Guddiga daba-galka iyo ilaalinta Hantida…
Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com waxay dhammaan akhristayaasheeda iyo dhagaystayaasheedaba ku wargelinaysaa in dhawaan idiin soo gudbin doontaa Insha’allaah waraysi aanu la yeelan doono Canab Maxamed Daahir, oo ah haweenaydii ugu horraysay ee Soomaaliyeed ee isku soo taagta xilka madaxtinimada Dalka Soomaaliya, Haddaba Akhriste Ama Dhagayste Ha Moogaan waraysigaas oo dhinacyo badan taabanaya dhawaan insha Allaah….
The self-proclaimed but as-yet unrecognized Republic of Somaliland derives from the former British Somaliland Protectorate, occupying the northern part of the Somali-inhabited area of northeast Africa and the southern shore of the Gulf of Aden. Following the normal process of decolonization, it became independent on June 26, 1960, but—just five days later agreed to join…
Yuusuf Garaad oo Qaylo Dhaan Xoogle Kaso Saaray Xaalada Somalia iyo Moshinka Xilka Lagaga Qaadayo Xasan Sheekh Waxaan si deggan u akhriyay sagaalka bog ee dacwadda ka dhanka ah Madaxweynaha oo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanku ay u gudbiyeen Guddoonka. Waxaan si taxaddar leh u dhegeystay dhowr iyo labaatanka daqiiqo ee jawaabta Madaxweynuhu uu ka bixiyay…
Cali Guray:Maya Maya Is-xanbaar Maya! MAYA MAYA IS XAMBAAR MAYA Wasiirka Caafimaadku ma qaraamaad buu ka jiidhay Baashe iyo Dhakool hadii uu Dastuurka Somaliland daafacay oo yidhi dad kayagu waa muwaadiniin Somaliland ah muwaadin kastana wuxu xaq dastuuri ah u leeyahay IN UU WAX DOORAN KARO LANA DOORAN KARO Waxa la yidhaa IS XAMBAAR meel…
Muqdisho,14Aug,2015(QJ/SDN)-Suuqyada kalluunka lagu iibiyo ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa laga dareemay qiimo koror ku yimid qiimihii caadiga ahaa, ee la kala siisan jiray kalluunka. Kawaanka Degmada Xamar Weyne oo lafdhabar u ah suuqyada Magaalada Muqdisho ee kalluunka lagu iibiyo, ayaa ka mid ah goobaha laga dareemay kororka ku yimid qiimaha kalluunka. Ganacstada kalluunka, ayaa xaqiijiyay…
Havana,14Aug,2015(QJ/SDN)-Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka, John Kerry oo maanta socdaal booqasho ah ku tagey Magaalada Havana Ee Xarunta Wadanka Cuba, ayaa ka furay Safaaradda uu Mareykanku ku lee yahay, ka dib muddo 54 sano ah oo ay xirneyd. Safaaradda waxaa la xiray sanadkii 1961-kii, xilligaa oo khilaaf xoogani uu labada dal soo kala dhex galay….
Berbera,14Aug,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Guddiga Daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada oo ay ku qoran lahaanshaha Lacagta Jeegga ka kashifmay dawladda hoose ee Berbera iyo jawaabta uu ka bixiyey Berbera(Aftahannews):- Maayerka magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin), ayaa Xabsiga u taxaabay xalay fiidkii Cabdiwahaab Maxamuud Aw Caqli oo ka tirsan Ganacsatada waawayn ee magaaladaas, waxaana lagu eedeeyey Ganacsadahaas…
Hargeysa,14Aug,2015(QJ/SDN)-Waxa Maanta Magaaladda Hargaysa ku dhex-maray Kulan balaadhan oo laga tashanayo Shaqo-abuurits boqolaalka dhalinyaradda ah ee kazoo baxa Jaamacadda Dalka xubno ka tirsan Xukuumadda iyo Gudoomiya-yaasha Jaamacadaha Dalka. Kulankan oo ahaa mid wakhti dheer socday,isla markaasna laysa soo qaaday dhibta dhalinta ka haysta helitaanka shaqo marka ay kazoo qalin-jabiyaan Jaamacaddaha kala duwan ee Dalka,ayaa dhinacyo…
Hargeysa,14Aug,2015(QJ/SDN)-Askarigan ayaa hiirtii Waaberi ee saaka toogtay isla markaana rasaas xooggan madaxa kala dhacay Wiil yar oo arday ah oo maxbuus ku ahaa saldhiggasi. Ardaygan oo lagu magacaabo Cabdilaahi Dayib Cabdi Korse, ayay rasaastu ka haleeshay Madaxa, Lugaha iyo waliba Gacmaha. Waxaanu haatan ku jiraa xaalad aad u culus. Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa…
Friday, August 14, 2015– An Ethiopian man hoping to get asylum in Sweden has been found in the hold of an airliner after a flight from Addis Ababa to Stockholm. He was handed over to Swedish police after a medical check at Arlanda airport. His health is said to be good. The hold of the…