Dowladda Soomaaliya oo dib u dhiska Hotel Curubo ku baxineysa 60-milyan oo dollar

    Muqdisho,14Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in dib u dhis ballaaran lagu sameyn doono Hotelka Curubo oo ka mid ahaa hoteladii ugu caansanaa dalka ee ku bur buray dagaaladii sokeeye. Wasiir Maareeye oo shalay ka hadlayay munaasabada maalinta dhalinyarada Adduunka ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay ku howlan tahay sidii…

    Read More

      Midnimooy miyaan kaa maarannaa?

      Midnimo asal ahaan, waxey ka abuurantaa oo ay ka soo dhex billaabataa lab iyo dheddig is jeclaaday oo is xod xodasho ka dib ku heshiiyay in ay guri iyo guur xalaal ah dhisaan noloshana lammaane ku wadaagaan.   Dhismaha qoysku waa halka ay midnimadu ka soo taranto maxaa yeelay qoyska oo tarma waxaa ka dhasha…

      Read More

        Ololaha Doorashada Madaxnimo ee Jubbaland oo si weyn laga Dareemayo Magaalada Kismaayo

        Kismaayo,13Aug,2015(QJ/SDN)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka soconayo olole aad u ballaaran oo ay wadaan musharixiinta u taagan xilka madaxtinimo ee maamulka Jubbaland, iyadoo ilaa hadda ay xilkaasi isu soo taageen Afar Musharrax oo uu kamid yahay Madaxweeynaha imika xilka hayo, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).   Xaflado kala duwan ayaa maalmihii…

        Read More

          Madaxweynaha Somalia oo ka Hadlay Mooshin ay ka Gudbiyeen Xubno ka tirsan Baarlamaanka

          Muqdisho,13Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Mooshin ka dhan ah oo ay Xildhibaanno Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka tirsan ay maanta ka gudbiyeen, isagoo sidoo kalena ka Warbixiyay Marxaladda dalku uu marayo, sida siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.   Xasan Sheekh oo Warbaahinta kula Hadlayay Xafiiskiisa ayaa Sheegay inuu ka War-hayo warar sheegaya in…

          Read More

            Golaha wasiirada Somalia oo Kulan ka Yeeshay Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Xasan Iyo Qaabka ay uga Hadleen

            Muqdisho 13.Aug 2015 (SDN/QJ)- Golaha Wasiirrada dowladda Soomaaliya oo maanta ku shiray magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya iyo xaaladda siyaasadeed ee cusub ee uu dalka galay. Warsaxaafadeed kasoo baxay golaha oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Qurbejoog ayaa lagu sheegay in ay dareen ka muujinayaan daq-dhaqaaqa qaar ka…

            Read More

              Beel weynta Abokor Muuse ee Ciidagale oo Shir dhaqan Maanta Shaaciyay iyo Arrimaha lagaga wada hadli doono DAAWO

              Hargaysa 13.Aug 2015 (SDN/QJ)- Beel Weynta Abokor Muuse ee Ciidagale oo Shir Jaraa’id ku qabtay huteelka Dalxiis ee Magaalada Hargaysa ayaa Shaaca ka qaaday Shir dhaqan oo Beeshu kaga arrinsanayso horumarkeeda laguna Magacaabo Talo-Wadaag lagu qaban doono 27 Ilaa 28-ka Bishan August Magaalada Sallaxley. Kulan balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Dhallinyaradda beeshaasi isla markaana…

              Read More

                War Degdeg ah: Doonni Siddey Tahriibayaal Oo Kusoo Caarridey Xeebta Waqooyiga Saaag

                Ceerigaabo,13Aug,2015(QJ/SDN)-Doonni siddda tahriibayaal ayaa habeenkii xalayto waxay kazoo caaridey xeebta magaalada Laasasurad ee waqooyiga G/sanaag. Doonnidan ayaa sida la sheegay waxa saarnaa dad tiradooda lagu sheegay 89 qof kuwaasoo 6 ka mid ahi Soomaali ahayd halka 83-da kalena ay ahaayeen dadka u dhashay qoomiyadaha Itoobiya. Waxana wararku intaas kusii daayaan in dadkani ka dhoofeen xeebaha…

                Read More

                  Ergeyga QM ee Somalia oo Ammaanay Dhallinyaradda maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyaradda

                  Muqdisho,13Aug,2015(QJ/SDN)-Ergeyga Qaramada Midoobay ee Somalia, Nicholas Kay ayaa salaan aad u diiran u diray dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoo sheegay inay dhalinyaradu door ka qaadan karaan dib-u-dhiska Somalia oo nabad iyo barwaaqo ah.   “Dhallinyaradu waxay la imaan karaan tamar iyo firfircooni cusub, waxqabad iyo hal-abuur ku saabsan dhaqaale unkid si ay u sameeyaan nolol iyo is-bedel…

                  Read More

                    Wasiir Xirsi Oo Usoo Tafo-xaytay Musharrax Madaxweynimo, Nuxurka Codsi Uu Madaxweynaha Kaga Dalbaday In Dib Loo Dhigo Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Bisha Dambe Muddaysnaa Iyo Xeeladda Uu Ciyaarayo

                    Hargeysa:Aug,13,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Toddobaadyadii ugu dambeeyey Gucle-orod ugu jirey sidii uu Xisbiga Kulmiye dhexdiisa isaga soo sharraxi lahaa Tartanka loo geli doono Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga dhexdiisa. Wasiir Xirsi, ayaa sida Wargeyska Hubaal ku hayo ilo u dhuun daloola dhaqdhaqaayadiisa, waxa uu Toddobaadyadii ugu dambeeyey waxa uu ku…

                    Read More

                      “Baashe waxan leeyahay Beeshaadu waxa ay caado u yeelatay Inay Dhulbahante ka jaraan Somaliland sidii ina xaabsadeba Habeen u guureeyey,”Xildh. Cabdirashiid.

                      Hargeysa:(Hubaal)-Xildhibaan Cabdirashiid Sheekh Cabdilaahi Aadan oo Golaha Guurtida katirsan, kana soo jeeda Gobollada Barig Somaliland, ayaa Wasiirka Caafimaadka ka difaacay Eedo dhawaanahan uga imanayey Xildhibaan Dhakool oo Golaha Wakiillada Katirsan, waxana uu tilmaamay in Wasiirku yahay shakhsi horumarka dalka ku suntan. Xildhibaan Cabdirashiid oo saxaafadda u warramayey, ayaa xildhibaan Dhakool iyo Waliba Xildhibaan Baashe Maxamed…

                      Read More

                        Daacish oo qoorta ka jartay Muwaadin u dhashay dalka Croatia, oo afduub ahaan ay ugu haysatay Masar

                        Qaahira,13Aug,2015(QJ/SDN)-Koox xidhiidh la leh Ururka Daacish oo ka dagaalanta dalka Masar, ayaa waxay baahisay muuqaal aad looga naxo, oo muujinaaya geerida Tomislav Salopek, oo ah muwaadin u dhashay dalka Croatia. Muuqaalka waxaa lagu dhex arkayaa Tomislav Salopek oo la qoor gooyay. Ninkan oo ka mid ahaa dadka ku nool Magaalada Qaahira Ee Xarunta Wadanka Masar,…

                        Read More

                          Magaca Sarkaal Al-shabaab Katirsaa Oo Isku Dhiibay Ciidamada Dawladda Federal-ka ah

                          Baardheere:Aug,13,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, waxa ciidamada Dawladda isku dhiibay sarkaal sare oo katirsanaan jirey Kooxda Al-shabaa oo dhawaan halkaas xoog loogaga saaray. Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubbaland ee ku sugan Magaalada Baardheere, ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in Sarkaalkan uu isku soo dhiibay maalinimadii Salaasadii toddobaadkan ciidamada ku sugan…

                          Read More

                            Ilaalada Xeebaha Dalka Talyaaniga Oo Badbaadiyey Tahriibayaal Afrikaan ah Oo Naftoodu Halis Ku Jirtey

                            Lamadusa:Aug,13,2015(SDN/QJ)-Iyadoo ay maalinba maalinta ka dambaysa sii badanayaan  tahriibayaasha naftooda ku biimaynaya halista badda u dhaxaysa Yurub iyo Afrika, ayey ciidamada Ilaalada Badda ee dawladda Talyaanigu Maalintii shalay Badbaadiyeen 52-qof oo Tahriibayaal ah oo Doon ay ku safrayeen kula geddoontay Badda Meditarraniyanka dhexdeeda, hase ahaatee, 50 ruux oo kale ayaan weli lahayn oo la baadi-goobayaa….

                            Read More

                              “Markii Aan Arkay Madaxweyne Siilaanyo Waan Ooyay Oo Waxaan Soo Xasuustay Aabahay Fagadhe…” Amal Maxamuud Saalax (Fagadhe)

                              Hargeysa,13Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa waxa uu Xafiiskiisi ku qaabilay Amal Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo aabaheed hore xilal kala duwan uga soo qabtay Somaliland. Amal Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe oo ay da’deedu tahay 15-jir oo wakhtigan degen dalka Sweden oo fasax ku joogta Somaliland,ayaa waxay kulankaasi ku tilmaantay inuu farxad iyo…

                              Read More

                                Xildhibaano Mooshin Xil Ka Qaadis ah Ka Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh.

                                Muqdisho,13Aug,2015(QJ/SDN)-Xildhibaano dhowr ah ayaa guddoonka baarlamaanka u gudbiyay mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud oo kalsomini kala noqsho ah. Qoraalka Mooshinkan oo ka kooban sagaal bog, waxayna u cuskadeen eedeymo ku aadan falal ku saleysan xadgudubyo culus oo lid ku ah Qaranimada Soomaaliya iyo awood sheekasho. Mooshinkan oo ay saxiixeen illaa 115…

                                Read More