Dowladda Mareyanka oo sheegtay inay baadhayso in Kooxda ISIS ay Haysato Hubka Kiimikada ah

    Washington,14Aug,2015(QJ/SDN)- Dowladda Mareykanka ayaa Shaacisay inay Baarayso warka ku saabsan in Kooxda Daacish ay isticmaaleen hub Kiimiko ah, intii lagu guda jiray Weerar ay Toddobaadkan ku qaadeen xoogagga Kurdiyiinta, sida ay sheegeen saraakiil u dhashay dalka Jarmalka. Wasaaradda Gaashaandhigga Jarmalka oo tababar siinaysa Kurdiyiinta ayaa sheegtay in 60 ka mid ah xoogagga Peshmerga ay asiibeen…

    Read More

      Maxkamadda Federaalka Mareykanka oo Xabsi Daa’in ku Xukuntay Dhallinyaro Soomaali ah

      New-york,14Aug,2015(QJ/SDN)-Maxkamada Federaalka dalka Mareykanka ee ku taalla Gobolka Virginia ayaa ku xukuntay Khamiistii shalay ahayd Shan Ruux oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay yihiin burcadbadeed Xabsi Daa’in ama Madaxaa-ha-ku-furto. Shantan Qof ee Soomaalida ah ay weerar aanay ku guuleysan ku qaadeen sanadkii 2010-kii Markab ay Ciidamada Badda Mareykanka leeyihiin oo ay Moodayeen inuu yahay…

      Read More

        Madaxweynaha Maamulka KMG Galmudug oo ka hadlay Mooshinkii laga keenay Xasan Sheekh

        Cadaado,14Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud ayaa ka hadlay Mooshinka ay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somalia ka keeneen Xasan Sheekh Maxamuud. C/kariin Guuleed oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay inaan xilligaan loo baahnayn in mooshin lagu Mashquulo, Laakiinse loo baahan yahay muddada yare e hadhsan in laga shaqeeyo…

        Read More

          Somaliland: Successful Democracy-Building Should be Rewarded with International Recognition

          A functioning State with democratic institutions, independent judiciary, a university, an army and coast guard that protect its citizens against terrorism and piracy should be rewarded with international recognition, stated Swedish politician Jenny Sonesson. Aiming to be a role model for the Horn of Africa, Somaliland desires to attract investors and create a functioning market…

          Read More

            NUSOJ and UNSOM hold Two Day Training on Safety of Journalists, Reporting on Federalism and State Building Goals for 30 Journalists in Baidoa

            Baidoa, 11 August 2015 – The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), supported by the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM), held a two-day workshop for 30 journalists from Baidoa on safety, federalism and state-buildings goals on 8-9 August, 2015 The Minister of Information of the Interim South West Administration (ISWA), Hassan Abdi Mohamed,…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa u dhiman hal sano waa in uu waqtigiisa dhameysta waa sida sharciga ah

              Markii ay aheyd taariikhdu August 20, 2012: Waxaa Caasimadda Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu dhaariyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ka dibna Taariikhdu markii ay aheyd Sept 10, 2012: Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya waxay doorteen Madaxweynaha Soomaaliya markii la tiriyey codadkii waxaa ku guulaystay Xasan Sheikh Maxamuud oo helay 190 cod, halka Sh. Shariif Axmed helay 79 cod,…

              Read More

                Beenin maqaalka sheegaya urur la yidhaahdo New-gaaroodi

                Salaan wacan bahda Warbaahinta iyo bulshada intaba. Waxaan ka halacsaday Mareegaha warbaahinta dalka qaarkood maqaal ciwaan looga dhigay Urur la yidhaahdo New Gaaraoodi oo lagaga hadlayo mashruuca horumarinta deegaanka ee Banka Qool-caday. Hadaba, sida bulshada soomaliland iyo tan soomaliyeedba ka warqabto,Ururka gaaroodi waxaa uu haatan cimri jirsaday toban iyo shan sanno oo uu ku hawlanaa horumarinta…

                Read More

                  Muuq-baahiyaha CNN Oo Raalligelin Ka Bixiyey Warbixin Uu Hore Usii Daayey Oo Kenya Ka Cadhaysiisay

                  Washington:Aug,14,2015(SDN/QJ)0-Muuq-baahiyaha laga leeyahay dalka Maraykanka ee CNN, ayaa markii ugu horreysay raali galin ka bixiyay hadal uu bishii lasoo dhaafay shaaciyay, kaasi oo ahaa in uu wadanka Kenya ku qeexay meel hoy u ah kooxaha argagixisada. Hadalkaas oo si weyn uga cadheysiiyay dowlada Kenya ayaa waxa uu kusoo aaday xili madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama…

                  Read More

                    Hay’adda Human Rights Watch Oo Warbixin Qiiro Leh Kasoo Saartay Xasuuq ay AMISOM Ku Hayso Shacabka Deggen Magaalada Marka

                    Marka:Aug,14,2015(SDN/QJ)-Kadib qaylo-dhaan muddooyinkii ugu dambeeyey laga muujinayey Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Marka, ayaa Arrintaas warbixin dheer kasoo saaray hay’adda u dooda xaquuqda aadanaha ee Human Rights Watch, waxana ay tilmaamtay in Dad shacab ah si badheedh ah loogu laayey Gudaha Magaalada Marka. Warbixintaan oo aad u dheer hay’addu waxay ku sheegtay in maalintii…

                    Read More

                      Dawladda Somalia Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Farriin Musuqmaasuq Oo Dhawaan Qaramada Midoobay Kaga Timi

                      Muqdisho:Aug,14,2015(SDN/QJ)-Dawladda Federalka Somalia, ayaa si adag uga jawaabtay warbixin dhawaan hay’ad qaramada midoobay katirsani soo saartay oo Waaxo Dawladda kamid ah u jeedinaysay arrimo musuqmaasuq iyo wax isdaba marin la xidhiidha. Warsaxaafadeeda ay Dawladdu arrintaas kaga jawaabayso oo xalay soo baxay ayaa u dhignaa sidatan: Warsaxaafadeed Warbixinta Kooxda Qarammada Midoobay ee la socodka Soomaaliya iyo…

                      Read More

                        AMISOM Oo Dawladda Chine Ka Heshay Saanad Militeri Oo Qiimaheedu Dhan yahay $5.5 Million

                        Kampala:Aug,14,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Shiinaha, ayaa Xoogagga AMISOM eek a dagaallama Gudaha Somalia ugu deeqday agab militeri oo lagu qiimiyeeyey $5.5 milyan, iyadoo agabkaasna si gaar ah loo siiyey Ciidamada Dalka Uganda.  Col. Paddy Ankunda, Afhayeen u hadlay Ciidanka Difaaca Uganda ayaa u sheegay Xinhua inay Ciidankooda jooga dalka Soomaaliya ka heleen China Qalab Military oo kala…

                        Read More

                          Tiro Nabad-diidka Khaatumo Kamid ah Oo Wajigabax Kala Kulmay Weerar Gaadmo ah Oo ay Kusoo Qaadeen Xoolo dhaqato ku Nool Deegaanka Maskax-buqle

                          Qorulugud:Aug,14,2015(SDN/QJ)-Inkastoo dhawaan shirweyne Nabadeed lagu qabtay deegaanka Coodanle ee Gobolka Buuhoodle, haddana waxa wali socota ammaandarraddii halkaas ka taagnayd, waxana ay maalintii shalay tiro katirsan maleeshiyada Khaatumo ay weerar gaadmo ah kusoo qaadeen xoolo dhaqato ku sugan Deegaanka Maskaxbuqle oo u dhexeeya Magalooyinka Buuhoodle iyo qorilugud. Ujeedka Weerarkan Gaadmada, Ayaa Lagu Sheegay Iney Kooxdan Nabadiidka…

                          Read More

                            Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Oo Markale Diyaar u ah Inuu Hoggaaminta Dalkiisa Usoo Istaago

                            Addis Ababa:Aug,14,2015(SDN/QJ)-Saadaalo laga bixinayo Dawlad Dalka Ethiopia yeelan doonto Horraanta Bisha Soo Socota ee September, ayaa sheegay in Ra’isal Wasaaraha Xilligan xilka haye Hailemariam Desalegne markale dib loosoo dooran doono. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in shirkii 10-aad ee EPRDF lagu gudoonsaday in Hailemaraim Desalegn dib loogu magaacabo xilkaas. Wargeyska Sendeq ee ka soo…

                            Read More

                              Air Djibouti takes flight

                              Thursday August 14, 2015–Just three months after announcing the re-boot of Air Djibouti, the carrier relaunched on Aug. 10, carrying six tonnes of cargo from Djibouti to Hargeisa, in a region of Somalia now called Somaliland. Life was breathed into Air Djibouti once again with the help of Cardiff Aviation, whose chairman is Bruce Dickinson…

                              Read More