Dowladda Shiinaha Oo Qiimaha Lacagteeda Yaunka Hoos U Dhigaysa.
Beijing.13Aug,2015(QJ/SDN)-Dowladda Shiinaha ayaa talaabo kale qaaday si ay u yareyso qiimaha lacagta Shiinaha ee Yuan, arintan ayaa saamaysay suuqyada lacagaha iyo walaaca laga qabo dhaqaalaha Shiinaha oo ah kan labaad ee ugu wayn adduunka. Qiimaha yuanka marka loo badalayo dollarka ayaa la dhimay, iyadoo ka dhigtay lacagta shiinaha qiimaheedii ugu yaraa afar sano. Saamiyada suuqyada…
