Boqor Salmaanka Sucuudiga Oo Ceeb Kala soo Noqday Safar Dalxiis Oo Uu Ku Joogay Dalka Faransiiska

    Riyad:Aug,06,2015(SDN/QJ)-Kadib Safar dalxiis oo Warbaahinta Caalamku si weyn u hadal haysay oo uu Boqorka Sucuudigu ku tegay Jasiirad ku taalla Dalka Faransiis, ayaa waxa soo baxaya Ceebo kale oo ku saabsan inuu Halkaas kasoo laabtay iyadoo lagu leeyahay Daymo uu galay intii uu dalxiiska ku jirey. Barta Hesprees ayaa lagu daabacay in lacagta lagu yeeshay…

    Read More

      Jamaal Cali Xuseen Oo Nasiib-darro Ku Tilmaamay Go’aanka Midowga Yurub ku Xidhayaan Xafiiskooda Hargeysa

      Hargeysa:Aug,06,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Ucid Md Jamaal Cli Xuseen, ayaa si adag uga dayriyey Go’aanka la sheegay inay Midowga Yurub ku gaadheen inay albaabada u laabaan xafiiskoodii ay ku lahaayeen Somaliland, waxana uu tilmaamay inay tallaabadaasi tahay mid ayaandarro ah. Jamaal Cali Xuseen oo Shalay warbaahinta kula Hadlayey Huteel Mansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa…

      Read More

        Ciyaar Kubadda Cagta Ah Oo Lagu Maamuusayay Qaar Ka Mid Ah Dhakhaatiirtii Dhawaan Ka Qalin jabisay Jaamacadda Hargeysa, Ayaa Xalay Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa (Daawo Sawirrada)

        Hargeysa,6Aug,2015(QJ/SDN)-Xafladd si weyn loo soo agaasimay oo xalay ka qabsoontay mid ka mid ah garoonada kubbada cagta ee magaalada Hargeysa ayaa xalay lagu maamuusay qaar ka mid ah dhakhaatiirtii da’yarta ahayd ee dhawaan ka qallin jabisay jaamacadda Hargeysa. Xafladdan oo ay kasoo qayb galeen aqoonyahano, dhalinyaro iyo siyaasiyiin, ayaa waxa ugu horrayn halkaasi ka hadlay…

        Read More

          Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Amniga Maamulka Puntland Oo Iscasilay.

          Garoowe,5Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada garoowe ayaa sheegaya in Agaasimihii Guud ee Wasaarada Amniga Puntland iyo DDR Khadar Muuse Guure iska casiley xilka kadib markii maanta xafiiska madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas u gudbiyey waraaqdii xil ka tagista. Shaqo ka-tagista Agaasimaha Guud ayaa wararka laga helayo aad u yaryihiin balse warsidaha Garowe Online ayaa fahansan…

          Read More

            Muran ka Taagan Halka lagu Qabanayo Shirka Dhismaha Maamulka Hiiraan iyo SH. Dhexe

            Baladweyne,5Aug,2015(QJ/SDN)-Durbaba waxaa soo if-baxaya khilaaf iyo is-qab-qabsi ka dhashay halka laga dhigayo Gogosha dhismaha maamulka Gobollada Sabeellada Dhexe iyo Hiiraan.   Guddoomiyaha maamulka Gobolka Hiiraan, C/fataax Xasan Afrax ayaa dhawaan Sheegay in shirka dhismaha maamulka labada Gobol uu ka furmi doono Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, Bulshadana looga baahan yahay inay u Diyaar-garoobaan marti-galinta…

            Read More

              Qoxooti Soomaaliyeed oo Iskood uga soo laabtay Kenya oo laga soo dajiyay Magaalada Muqdisho

              Muqdisho,5Aug,2015(QJ/SDN)-Qoxooti tiradoodu gaaraysay 116 qof oo ka mid ahaa Qoxootiga Soomaaliyeed ee ku noolaa dalka Kenya ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdihso, kuwaasoo si iskood ah u dalbaday in lagu celiyo dalkooda.   Hay’adda Qoxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa xustay in qoxootigan ay ka mid ahaayeen kuwa ku jiray xeryaha Dhadhaab-Kenya, Halkaasoo ay…

              Read More

                116 Somali refugees from Kenya land in Mogadishu

                Mogadishu, 5 August 2015 Press Release The arrival at Mogadishu International Airport today of 116 Somali refugees from Kenya marks a new chapter in the voluntary return process. Earlier in the morning, the two planes took off from Dadaab in Northeastern Kenya, the largest refugee settlement in the world, still hosting 333,000 Somali refugees. This…

                Read More

                  Taariikh nololeedkii marxuum Cabdi Axmed IIdle(cabdi burco)

                  Aduunyo ayaa noocaasa,in qofba maalin ka caraabo,waa goob aan cidna ku negaanayn,qofna aanu ku waarayn,ALLE mooyee,INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN+++++++++++++KULU NAFSU DAA’IQATUL MOWD++++++++++maanta waxaa safar dheer oon soo noqosho lahayn inagaga baxay alle naxariistii jano ha ka waraabiyee,marxuum Cabdi Axmed Iidle Sugule (Cabdi Burco) marxuumku waxa uu ku dhashay 1946 kii magaalada burco,halkaas oo…

                  Read More

                    Fadeexada Qaawan ee uu inoo Qeexaayo Liiskan Hoose ee Qandaraas Bixinta Xukuumada Siilaanyo, Waxay Xukuumadani isku khaladay Qaranimadii iyo Qoysnimadii

                    Bilowgiiba markii ay xukuumada Siilaanyo ay hogaanta dalka haleeshay waxay isku khaladay Qaranimadii iyo Qoysnimadii ka dibna waxaa dhinac uciirey oo weecsin iyo beegsin noqdey Qandaraasyadii iyo ilihii dhaqaalaha ee wadanka, taas oo markiiba ay Xukuumadii Xeyndaabkii Baananka JSL iyo Dekediiba ay ku xaraysey Xawaaladihii ilma Jini boqor si loo caseysto oo loo lunsado Lacag…

                    Read More

                      Komishanka Doorashooyinka Qaranak oo Kormeer shaqo ugu ambabaxay Gobalada Bariga Somaliland

                      Hargeysa Aug 05,2015(SDN/QJ)-Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa Booqasho uGu anbabaxay Gobolada Bariga Somaliland, sidaa waxa lagu sheegay warkan saxaafada loogu talo galay oo ay guddida doorashooyinka xubin ka mid ihi na soo Gaarsiisay. “Maanta oo Salaaso ah 04/08/2015 waxa gobalada Bariga Somaliland ugu ambabaxay wafti Heer Qaran ah. Waftigaas oo uu hogaaminayo gudoomiyaha komishanka Doorashooyinka Qaranku…

                      Read More

                        Maxaa is bedelay booqashadii 1aad ee Erdogan kadib?

                        Booqashadii Ragep Dayib Erdogan ee 19 August 2011, waxay horseeday isbedel muuqda iyo horumar la taaban karo, waxay noqotay maalin ku wayn taariikhda Soomaaliya, waqti badan ayay qaadanaysaa in wax laga qoro halkii ay Soomaalidu joogtay sanadkaas ka hor, waxaa guud ahaan dalka gaar ahaan gobalada koonfureed ka taagnaa colaado iyo abaaro labaatan jirsaday, kuwaas…

                        Read More

                          Xukuumada Somaliland iyo Golayaasheeda Fooda is haystaa ha Garwaaqsadaan Qaraarka golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey

                          Mar hadii Dimuqraadiyadii curtinka aheyd uu laaxin galay oo rukumadii qaranku noqdeen qaar fooda iswada haysta  Caalamku inaga yeeli maayo in uu Xaalkeenu noqdo uun “Mudada ii kordhi aan kuu kordhiyee  iyo mushaharka ii kordhi aan kuu kordhiyee”! Waxaa Caalamku arkaa in  Xukuumada uu waqtigeedii dhamaaday 27/7/2015. Waxaa Caalamku arkaa in iyana waqtigoodii uu dhamaaday…

                          Read More

                            “Madaxweynuhu Wuu Ogyahay In Aan Ahay Wasiirka Maaliyadda, Manaanu Asaasaqin Madaxweynuhu”Wasiir Zamzam

                            Hargaysa 05.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Zamzam Cabdi Aadan, ayaa markii ugu horaysay Ka hadashay hadal uu todobaadkii hore Madaxweyne Siilaanyo ka sheegay Magaaladda Ceerigaabo,kaas uu ku sheegay Wasiir Zamzam inay tahay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland. Wasiirka oo qoraal kooban ku baahisay barta Xidhiidhka Bulshadda ee Faceboog-ka, ayaa u dhignaa sida tan: “Madaxweynaha…

                            Read More

                              Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo ka sheekeeyey dhacdooyin naxdin leh oo soo maray iyo goobo lagu hoobtay oo ALLAAH ka badbaadiyey

                              Nairobi/05.Aug 2015 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo hoggaamiye u ah kooxda Somaliland-diidka ah ee la baxday Khaatumo, ahaana Raysal-wasaaraha Xukuumaddii Carta ee Soomaaliya, ayaa ka sheekeeyey dhacdooyin naxdin leh oo uu goob-joog u noqday iyo goobo lagu hoobtay oo Allaah ka badbaadiyey, waxaanu naftiisa ku tilmaamay mid nasiib badan. Cali Khaliif Galaydh, waxa uu…

                              Read More

                                Guddida Sare Ee Jaamacadda Hargeysa Oo Laga Filayo Go’aan Lagu Fardaamiyo Khilaafka Al-baabada U Laabay Jaamacadda

                                Hargaysa 05.Aug 2015 (SDN/QJ)- Golaha Sare ee jaamacadda Hargeysa ayaa la filayaa inay sida ugu dhaqsaha badan u soo saaraan go’aamo lagu xalinayo xiisadda ka taagan jaamacadda Hargeysa ee sababtay in jaamacadda la xidho. Ma jiro go’aan rasmi ah oo ka soo baxay golaha sare ee jaamacadda Hargeysa, laakiin ilo xogogaala ayaa sheegay in go’aamada…

                                Read More

                                  Ergadda Nabadeynta Dharkayn-Geenyo oo ku Guulaystay inay kala raraan Ciidammo is-horfadhiyay

                                  Dharkeyn-geeyo,5Aug,2015(QJ/SDN)-Ergada Nabadeynta Dharkayn-Geenyo ayaa Gellinkii dambe ee shalay ku Guulaysatay inay raraan ciidamada beel ka mid ah Beelihii Xur-guf ku dhexmartay Magaaladaas oo 90-KM kaga Aaddan Galbeedka Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood. Kulan ballaaran oo  ujeeddkiisu ahaa hubtina in kala Qaaday Ciidamadan ayaa  ka dhacday duleedka Tuulada Saax-dheer, kaasoo ay ka Qayb-galeen Ergada dhex-dhexaadinta ee…

                                  Read More