Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Ku Jira Xisbiga Kulmiye Oo Guddoomiye Ciro Ugu Baaqay In Uu Iscasilo.

    Hargeysa,4Aug,2015(QJ/SDN)-Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Ku Hadla Afka Xukuumada Silaanyo Oo Guddoomiye Ciro Ugu Baaqay In Ay Iscasilaan Xildhibaanada aqalka golaha wakiilada somaliland ayaa maanta ku baaqay inuu Guddoomiyahoodu xilka iska casilo Madaama oo ku sheegay in Ay yihiin Sharci daro,Golaha baarlamanka Somaliland   waxa ay cadeyeen inaan loo baahnayn in Markasta Golaha baarlamanka…

    Read More

      Maxaa iska bedelay Somalia kaddib Booqashadii Koowaad ee uu Erdogan ku yimid? +SAWIRRO.

      Muqdisho,4Aug,2015(QJ/SDN)-Booqashadii ugu horreysay ee Somalia uu ku yimid Reccep Tayyip Erdogan oo ku beegnayd 19-August, 2011-kii, ayaa waxay horseedday is-bedel Muuqda iyo Horumar la taaban karo oo ay Somalia lugaha la gashay, waxay noqotay maalin ku weyn Taariikhda Somalia, waqti badan ayay Qaadanaysaa in Halkii ay Somalia maraysay xiligaa Qormo keliya looga Sheekeeyo.   Guud…

      Read More

        ‘’Waan ka xunahay falalkii ciidankeenu ay u geysteen Shacabka ku nool Degmada Marka’’ AMISOM

        Muqdisho,4Aug,2015(QJ/SDN)-Howlgalka Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM] ayaa soo saaray maanta War-saxaafadeed ay ku shaacinayaan inay ka xun yihiin Ciidamadooda ku sugan Degmada Marka ay Toogasho ku dilaan Dad Shacab ah oo aan Waxba Galabsan; iyagoo sheegay inay qaadanayaan mas’uuliyadda dilka loo geystay dadkaas Shacabka ah. AMISOM ayaa War-saxaafadeedkeeda ku sheegtay in labadii Toddobaad ee lasoo…

        Read More

          Kenyan president receives diplomatic credentials from Somali ambassador

          Tuesday, August 4, 2015-Kenyan president has received diplomatic credentials from six ambassadors including Somalia’s new ambassador to Kenya and welcomed him into his new post amid border row between the two neighboring countries. At a formal ceremony at the presidential palace Tuesday, president Uhuru Kenyatta has held a bilateral meeting with the new Somali ambassador…

          Read More

            Somaalida iyo Hoggaaminta !!! (qeybta 1-aad)

            Waxaan maanta qalinka u qaatay in aan kahadlo oo mugdiga ka saaro macnaha guud ee hoggaamiyaha iyo sababaha uu bulshada ugu soo dhex baxo, madaama hoggaamiyuhu yahay wax umadda iyo bulshaduba aaney ka maarmeyn. Qeybta labaad ee qormadan waxeynu ku eegi donna Soomaalida iyo hoggaaminta, tan iyo maalintii laga soo bilaabo maamulkii Msbarre, wixii ka…

            Read More

              Soomaalidu ka adhiga loogu taagwaayey Geela u

              shalay wuxuu hayey xil sare,umaduna waxay is lahayd wax badan ayuu idiin tarayaa,aqoonta aad bideena waa uu idiinku shaqayn doonaa,waxa ay ku hamiyayeen inuu gaadhsiin doono horumar,bashbash iyo badhaadhe,laakiinse arintu xagiisa sidaa way ka duwanayd,wuxuu ahaa xoogsade keligii shaqaysta,qabyaaladiiste aan xitaa reerkiisa waxba ugu tarin,ee dantiisa oo keliya qoysnimada ku ilaashada,qaranimana ku cantuuga kelidaa dheefta…

              Read More

                Tribalism: My Peoples’ Satanic Doctrine

                I have seen it taking my peoples’ will towards unknown future; I have seen it degrading the moral values of my culture; I have seen it growing considerably bigger in the hearts and minds of the upcoming generations; yet, I have seen it affecting every single aspect of my peoples’ lives. Why TRIBALISM? Glancing back…

                Read More

                  Yemeni refugees flee to Djibouti

                  Djibouti appealed Monday for aid after hundreds of Yemeni refugees fleeing civil war arrived in the Horn of African nation, adding to thousands already being supported. “The refugees arriving have lost everything,” said presidential spokesman Naguib Ali Taher, adding they needed shelter as well as medical care, including psychological support. Djibouti, a tiny nation of…

                  Read More

                    Beesha Caalamka Oo Garwaqsatay In Somalia Aany Ka Dhici Karin Doorasho Qof Iyo Cod Ah

                    Muqdisho 04.Aug 2015 (SDN/QJ)- Qaramada Midoobay, Urur-goboleedka IGAD, UK, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo Maraykanka ayaa War-saxaafadeed ay si Wadajir ah u soo saareen kaga hadlay Natiijada Caalamku ay ka filayeen Somalia, marka laga hadlayo Arrimaha Doorashooyinka Sannadka 2016-ka. War-saxaafadeedka ayaa lagu Sheegay in Beesha Caalamku ay Gar-waaqsan tahay inaan Waqti Kordhin loo samayn karin…

                    Read More

                      Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay In Midowga Yurub Xidhay Xafiiskii Uu Hargeysa Ku Lahaa

                      Hargeysa 04.Aug 2015 (SDN/QJ) Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Xukuumadd ahaan aanu Midowga Yurub ku soo wargelin in la xidhayo shaqada uu qabto xafiiska ay ku leeyihiin Caasimada Hargeysa, waxaanu tilmaamay in arrintaasi la xidhiidho shaqaalaha oo ay dhimayaan iyo in kharashaadka hoos loo dhigayo. Maxamed Biixi Yoonis oo…

                      Read More

                        Xildhibaan Sheegay In Cabdiraxmaan Cirro Dhawaan Iska Casili Doono Guddoomiyaha Golahaasi Isna Musharax Uu Yahay

                        Hargaysa 04.Aug 2015 (SDN/QJ):-Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda xisbiga talada dalka haya ee kulmiye isla markaana laga soo doortay gobolka sool ayaa si rasmiya u shaaciyey in uu yahay musharax u tartamaya guddoominimada golaha wakiilada Somaliland ka dib marka uu kursigaasi si iskii ah u baneeyo…

                        Read More

                          Hogaamiyaasha Mucaaradka Somaliland Oo Ka Dayriyay Shaqo-dhimista Ay Midawga Yurub Ku Sameeyeen Xafiiskoodii Magaaladda Hargaysa,Kuna Tilmaamay Khasaare Ay Golaha Guurtiddu Dalka Usoo Hooyeen.(Daawo)

                          Hargeysa,4Aug,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng.faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horraysay ka dayriyay shaqo dhumis la sheegay in xafiiska midowga yurub ee Hargeysa uu shaqaalihiisa ku sammeyn doono. Gudoomiye faysal waxa kale oo uu ka hadlay xilka  afkahayeenka guurtida xil.indho-indho Geesta kale waxa isna la hadlay warbaahinta Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga…

                          Read More

                            Diyaarad dagaal oo ku burburtay Magaalada Ariha Ee Wadanka Suuriya

                            Idlib,4Aug,2015(QJ/SDN)-Diyaarad dagaal oo ay lee dahay Dowladda Suuriya, ayaa waxay maanta ku burburtay Waqooyi Galbeed Ee Magaalada Ariha. Ariha waxay ka tirsan Maamulka Idlib. Diyaaraddu waxay ku soo dhacday suuq halkaasi ku yaala, waxaana ku dhimatay ugu yaraan 27 ruux, tiro kalana waa ay ku dhaawacantay, sida ay xaqiijiyen dadkii halkaasi tagey. Soo dhicistu diyaaradda…

                            Read More

                              Midowga Yurub Oo Xidhaya Xafiiskooda Hargeysa, Qodobka Ay Cuskadeen Iyo Saamaynta Uu Xidhitaankiisu Ku Yeelanayo Sumcadda Somaliland .

                              Hargeysa,4Aug,2015(QJ/SDN)-Midowga Yurub ayaa go’aamiyay in la xidho xafiiskii ay ku lahaayeen caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala oo ku dhow dhow dawladda Somaliland. Ilahan xogogaalka ahi waxay xaqiijiyeen in Midowga Yurub go’aamiyay in la xidho xafiiskooda Hargeysa, waxaanay ilahani Geeska Afrika u sheegeen in go’aanku toddobaadkan soo baxay. Midowga…

                              Read More

                                Komishanka Doorashooyinka Qaranak oo Kormeer shaqo ugu ambabaxay Gobalada Bariga Somaliland.

                                Hargeysa,4Aug,2015(QJ/SDN)-Maanta oo Salaaso ah 04/08/2015 waxa gobalada Bariga Somaliland ugu ambabaxay wafti Heer Qaran ah. Waftigaas oo uu hogaaminayo gudoomiyaha komishanka Doorashooyinka Qaranku Eng. Abdiqaadir Iimaan Warsame Socdaalkan waxay ujeedadiisu tahay in loo kuur galo xaalada diiwaangalinta codbixiyayaasha doorashooyinka deegaamo ka tirsan gobalada Sool iyo Sanaag Bari iyo xaalada amaan ee deegaamadaas. Waftigan heerka qaran…

                                Read More

                                  Daraasad Lagu Sameeyey Tirada Dadka Reer Kenya Ee Sanadkan Ku Dhimatay Shilalka Gaadiidka

                                  Nairobi:Aug,04,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda dalka Kenya, ayaa soo saartay warbixin dheer oo ay ku muujinayso tirada dadkeeda ee sanadkan gudihiisa ku geeriyooday shilalka gaadiidka. Warbixinta ayaa waxaa daabacay Hay’adda Qaranka ee magaceeda loo soo gaabiyay NTSA, waxa ayna daaha ka rogtay tirada saxda ah ee ku dhimatay shilalka dalkaasi ka dhacay. Waxay sheegtay in tan iyo bilowgii sanadkaan…

                                  Read More