Maamulka Puntland oo uga digtay Baarlamaanka Federaalka Somalia inuu Ansixiyo Sharciga Shidaalka

    Garowe,5Aug,2015(QJ/SDN)-Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka Puntland ayaa ka digtay in la meel-mariyo Sharciga Shidaalka oo dhawaan la hor-geeyay Baarlamaanka FS, kaasoo ay sheegeen in loo marayo waddo qaldan.   War-saxaafadeed ay maanta soo saartay Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka Puntland oo uu ku saxiixnaa Madaxa Hay’adda kuna Saxiixnaa, Ciise Maxamud Faarax Dholowaa ayaa lagu sheegay in maamul…

    Read More

      Akhri:Shacabka Oo Si Weyn Ugu Dhegtaagaya Go’aamo Ay Gollaha Sare Ee Jaamacadda Hargaysa Ka Saarayaan Khilaafka Jaamacadda Hargaysa Iyo Doorka Xukuumaddu Ku Leedayahay

      Hargeysa,5Aug,2015(QJ/SDN)-Xogo hoose oo aan wali si ramsi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya in Golahha Sare ee Jaamacadda weyn ee Magaaladda Hargaysa ay wadaan qorshe lagu so oaf-jarayo Khilaafka xoogan ee ka taagan Jaamacadda,kaas oo curyaamiyay hawlihii shaqo ee Jaamacaddaasi. Gollaha sare ee Jaamacadda,ayaa waxa la sheegayaa inay Maalmihii ugu danbeeyay ku jiraan shirar iyo Kulamo…

      Read More

        Qaramada midoobay Oo Amaantay Ammaanka, Adeegyada Iyo Maamulka Madaarka Caalamiga Ah Ee Cigaal Airport

        Hargeysa,5Aug,2015(QJ/SDN)- Hay;adda qaramada midoobay u qaabilsan ammaanka ee magaceeda loo soo gaabiyo UNDSS ayaa ka dareen celisay adeegyada uu maamulka Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal Airport u fidiyo wufuudda laamaha kala duwan ee QM ee booqashada ku yimaada dalka. Hay’addu waxa ay sheegtay in saraakiisha ammaanka ee UNDSS oo marar kala duwan booqasho ku yimi…

        Read More

          Cusbitaalka Ceerigaabo Oo Lagu Aammini Waayey Dhaawac Dayaarad Lagula Cararay Iyo Madaarka Ceerigaabo Oo Inuu Siyaasad U Xidhan yahay caddaatay.

          Ceerigaabo,5Aug,2015(QJ/SDN)-Kaddib markii saaka magaalada Ceerigaabo nin rasaas lala beegsaday kaasoo ay soo gaadheen dhaawacyo ay ugu culus tahay rasaastaas oo xagga caloosha kaga dhacday welina ku dhex jirta ayaa waxa dhaawacaas oo loola cararay cusbitaalka guud ee Ceerigaabo waxa saacado kaddib halkaas soo fadhiisatay diyaarad si ay u qaaddo ninkan dhaawaca ah Hargeysa kazoo duushay….

          Read More

            Madaxweynaha Dalka Sudan Oo Ka Qeyb Galaaya Shirka Qaramada Midoobey Ee New York

            Khartuum,5Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa lagu wadaa in dhamaadka bisha September uu khudbad ka jeediyo shirka sanadlaha ah Qaramada Midoobey ee ka dhici doona magaalada New York. Kuxigeenka Ergeyga Sudan u fadhiya Qaramada Midoobey Hamid Hassan ayaa sheegay in Madaxweyne Al-Bashiir uu ka qeyb geli doono fadhiga Golaha guud ee loo dhan yahay Qaramada…

            Read More

              Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Xoog Al-baabada Ugu Laabtay Dugsiyo Gaar loo Leeyahay Oo Khilaafay Nidaamka Waxbarashada Qaranka, Xilli ay Dugsiyada Dawladdu Wali Fasax ku Maqan yihiin

              Hargeysa:Aug,05,2015(SDN/QJ)-Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, ayaa gebi ahaanba albaabada iskugu dhufatay qaar kamid ah iskuullada gaarka loo leeyahay oo ku yaalla Magaalooyin dalka ah, kuwaas oo waxbarashada Bilaabay xilli Gebi ahaan Dugsiyada waxbarashada Dalku fasax ku jiraan. Dugsiyadan ayaa lagu eedeeyey inay khilaafeen nidaamka waxbarasho ee dalka, waxana ay Ardayda Waxbarashada u bilaabeen…

              Read More

                Weerarkii Hutel Jazira Dhawaan Lagu Qaaday Oo Sababay In Quwadaha Shiinaha Iyo Maraykanku War Cusub Kasoo Saaraan Xaaladda Soomaaliya

                Beijing:Aug,05,2015(SDN/QJ)-Kadid qarax Kooxda Al-shabaab ku qaadday Hutel Jaziira ee Magaalada Muqdisho, isla-markaana ku Laysay Diblomaasiyiin qaarkood u dhasheen Dalka Chine, ayaa Dawlaha Maraykanka iyo Chine waxa ay yeesheen kulan ay kaga hadlayaan Weerarrada Al-shabaab Somalia ka fuliso. Labada dowladood ee Shiinaha iyo Mareykanka ayaa isku raacay iney si wadajir ah kaga hortagaan waxay ugu yeereen…

                Read More

                  Madaxweynaha Kenya iyo Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Oo Dhawaan Booqasho ku Tegi Doona Dalka Uganda

                  Kampala:Aug,05,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha waddanka Kenya, Uhuru Kenyetta iyo Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemaraim Desalegn, ayaa dhawaan Booqan doona Dalka Uganda, kadib markii uu Madaxweyne Museveni marti-qaad u sameeyey. Madaxweynaha dalka Kiiniya ayaa laga dhawrayaa Kampala Jimacaha soo socda isaga oo khudbad ka jeedin doona baarlamanka dalka Yugandha. Kenyetta ayaa lagu wado in uu casho-sharaf la qaato madaxweynaha…

                  Read More

                    Muddo-kordhin Uu Madaxweyne Axmed Madoobe Doonayey Oo Baarlamaanka Maamulkiisu Kasoo Horjeesteen

                    Kismayo:Aug,05,2015(SDN/QJ)-Kulan ay maalintii shalay xubnaha Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ku yeesheen Magaalada Kismayo, ayaa si weyn loogaga dooday Codsi muddo-kordhin ah oo uu madaxweyne Axmed Madoobe usoo bandhigay, waxana ay diideen gebi ahaanba Codsigaas. Kulanka Baarlamaanka yeesheen ayey kaga soo horjeesteen codsi uga yimid Madaxweynaha Maamulka Jubbaland  oo Baarlamaanka ka codsaday in dib loo dhigo xiliga…

                    Read More

                      Dawladda Ethiopia Oo Xabsiyo 20-Sano Ka Badan Ku Ridday 18-Qof Oo Muslimiinta Dalkaas u Dhaqdhaqaaqi jirey

                      Addis Ababa:Aug,05,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Ethiopia, ayaa xabsiyo muddo dheer oo 7, Ilaa 22-Sanadood ah ku ridday shakhsiyaad u dhaqdhaqaaqa in dalkaasi yeesho Dawlad Islaami ah. Kooxdan oo dhan 18 qof ayaa isugu jira culumo, dhalinyaro iyo hal suxufi oo qoraa ka ahaa jariirad ka waranta arrimaha muslimiinta. Eedeysanyaasha ayaa dhamaan diiday dacwooyinka dawladu ku soo oogtay….

                      Read More

                        Hinaase Siyaasadeed Oo Ka Dhashay Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Shir Doceedyo Beelaysan Oo Ay Hargeysa Ka Bilaabeen Xubno Wasiiro Ahi.

                        Hargeysa,5Aug,2015(QJ/SDN)-Socdaalkii sideeda cisho qaatay ee Madaxweynaha Somaliland iyo Weftiga uu hoggaaminyaa ku soo mareen gobolada Bariga Somaliland,ayaa waxaa ka dhashay loolan siyaasadeed oo ka dhex curtay Xukuumadda dhexdeeda iyo xisgigeeda KULMIYE waxaanu kala shaki ku kala dhex abuurmay oo biyo hoostood iska arkay siyaasiyiin ka wada tirsan Xukuumadda iyo KULMIYE oo markii hore isku xuluufo…

                        Read More

                          “Waxaan U Malaynaynaa In Siyaasad Hoose Loo Xidhay Madaarka Berbera.” Axmed Yuusuf Muuse

                          Ber-bera,5Aug,2015(QJ/SDN)-Dadweynaha reer Berbera ayaa siwaeyn uga soo hor jeestay xidhnaanta Madaarka Caalamiga ah ee Berbera oo  dib u dhis balaadhan lagu sameeyay isla markaana la casriyeeyya oo aan wax shaqo ahi ka socon  tan iyo markii la dhamaystiray  casriyayniisa ee uu Madaxweynaha Somaliland xadhiga ka jaray. Waxaanay  dareen cadho leh kaga jawaabeen sababta uu u…

                          Read More

                            Ciidanka Militariga Yemen oo dagaal ku qabsaday Xerada ugu weyn dalka Yemen (DAAWO SAWIRRADA)

                            Al-Anad,5Aug,2015(QJ/SDN)-Ciidanka Militariga Yemen oo ay kaabayaan diyaaradaha dagaalka ee dalalka isbahaysiga, ayaa waxay dagaal qaraar kula wareegen Xerada Militariga Al Anad, oo ah Xerada ugu weyn ee dalkaasi Yemen ku taala.   Al Anad waxay saldhig u ahayd diyaaradaha dagaalka Mareykanka, ee weerarada xagga cirka ah la beegsada Saraakiisha Al Qaacidada Gacanka Cadmeyd. Diyaaradaha dagaalka…

                            Read More

                              Madaxweynaha Kenya oo Waraaqihiisa Aqoonsiga Ka Guddoomey Safiirka Cusub ee Soomaaliya

                              Nairobi,5Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Somalia ay u magacaawday dalka Kenya. Safiirka cusub ee Somalia dalka Kenya  Jamaal Maxamed Hassan ayaa isaga oo xiran dharka Hidaha iyo Dhaqanka, wuxuu tagay Madaxtooyada dalka Kenya oo warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ugu gudbiyay Madaxweynaha Kenya. Sawiro laga soo…

                              Read More

                                Shirkadda Diyaaradaha Jabuuti Oo Bilowdey Duulimaadyadeeda

                                Jabuuti,5Aug,2015(QJ/SDN)-Waxa Markii ugu horreysay duulimaad toos ah bilowdey shirkadda diyaaradaha Jabuuti oo dhawaan la asaasay, waxayna duulimaadyada ku bilowdeen kuwa xamuulka. Diyaarada oo musalaftey sanadkii 2002-dii ayaa duulimaadkii ugu horreeyey ku tagtay magaalada Hargeysa, halkaasi oo ay geysey xamuul dhan 6 tan .   “Kani waa khadkii Jabuuti ka maqnaa, waxaanan u baahanahay shirkad qaran…

                                Read More

                                  Daawo Bilicda iyo Muuqaalkii Ugu Danbeeyay Ee Caasimadda Hargeysa Laga Soo Duubo.

                                  Hargeysa,5Aug,2015(QJ/SDN)-Hargeysa waa caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland waxay kulmisaa kumanaan qof oo reer Somaliland iyo ajanabi kalaba ah. Haddaba magaalada hargeysa ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay ku tallaabsanaysay horumar dhan walba ah. Muuqaal laga soo duubay badhtamaha magaalaga ayaa muujinaya sida ay magaaladu u horumartay. Saxmadda gaadiidka, dhismayaasha dhaadheer ee ka sammeysan muraayadaha ayaa kuu muuqanaya. Haddaba Halkan…

                                  Read More

                                    Academic Essay: Where I Stand from the Global Political Theories

                                    Global politics is the study of international politics and economic systems of the world’s nation states. Global politics prominences to, or emphasises by studying in what manner the altered states of the world interacts with one another. The discipline also studies the rapport flanked by business corporations that possessed by two or more countries such…

                                    Read More