Dhimasho iyo Dhaawacyo Ka Dhashay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Waddada u Dhaxaysa Magaalooyinka Burco iyo Berbera
Burco:Aug,04,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan laba qof oo shicib ahaa iyaa geeriyooday Toban kalena waxa soo gaadhay dhaawacyo kala duwan, kadib markii Gaadhi ay la socdeen kula geddoomay inta duleedka Magaalada Qoyta oo dhinaca Galbeed ka xidgta magaalada Burco. Gaadhigan oo noociisu ahaa kuwa loo yaqaan NOHA,ayaa la sheegay inuu ka yimi dhinaca degmada Buuhoodle kuna socday magaalada…
