Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Dibedda ee Maraykanka oo email-kiisii la Jabsaday
Hargeysa,23Oct,2015(QJ/SDN)-Emailka gaarka ah ee uu leeyahay Agaasimaha Ha’ayadda Sirdoonka Dibedda ee Maraykanka ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano CIA John Brennan ayaa la jabsaday ka dib markii macluumaad laga helay ay soo bandhigtay shabakadda wikiliiikis. Xogaha laga helay E-mailka Agaasimaha waxa ka mid ahaa qoraallo qabyo ah oo laga diyaariyey caqabadaha soo foodsaaraya…
