Dawlada Federaalka Somalia oo Booliska Jubbaland ugu deeqdey gaadiidka shaqada

    Kismaayo 25.Oct 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Booliska DFS Gen.Maxamed Xasan Xaamud ayaa booliska mamulka Jubbaland gaarsiiyay afar gaari oo ah nooca loogu talo galay inay ku shaqo gallaan ciidanka Booliska, iyadoona gaadiidkan ay baahi badan u qabeen ciidanka Kismaayo ku sugan. Deeqdan waxaa Taliyaha kala wareegay wasiirka amniga iyo arrimaha gudaha Gen.Maxamed Darwiish oo ka…

    Read More

      “Wareejinta Haamaha sida ay dadku uga xanaaqeen iyo xiisada ay kicisay weynu aragnaa, ee Xukuumaddu sharciga ha ilaaliso” Xildhibaan Maxamed Salaax Cige

      Hargaysa 25.Oct 2015 (SDN/QJ)–Xildhibaan Maxamed Salaax Cige, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay loolanka Musharaxnimo ee ka dhex jira Xisbiga Kulmiye, waxaanu kula taliyey dhammaan Musharixiinta tartamaya in si sharciga waafaqsan oo cadaaladi ku jirto u tartamaan, oo aanu loolankoodu ama tartankoodu aanu abuurin dhib iyo sharci daro. Xildhibaan Maxamed Salaax…

      Read More

        Somaliland: Former Minister of Finance collects ID card

        HARGEISA– For the past couple of days media outlets published news reports claiming that former Somaliland minister of finance has been expelled from the party but all that news has been refuted by the minster himself who visited Kulmiye headquarters on Saturday morning. He was get registered and was issued his ID card that will…

        Read More

          Somaliland: Mentally ill chained, abused and force-fed psychotropic drugs says Human Rights Watch

          Human right groups are calling on authorities in Somaliland, an autonomous region of Somalia, to ban chaining and abuse of people with mental health disabilities in institutions. Violence and trauma from the civil war, lack of health services, and widespread use of the amphetamine-like stimulant khat mean that prevalence of mental health conditions is alarmingly…

          Read More

            Minister of Foreign Affairs, H.E. Mohamed B. Yonis has taken the Foreign Ministry to new heights by promoting Somaliland globally.

            PRESS STATEMENT: Born in 1947, Mohamed Behi Yonis is better known as one of our nation’s great diplomats.  His educational background is an inspiring one; he holds a Masters degree in Public Administration from the Kennedy School of Government at Harvard University, a bachelor’s degree in political science from Miami University, a certificate in Conflict…

            Read More

              Xubnaha Ka Tirsan Golaha Dhexe ee Kulmiye ee Gobolada Awdal Iyo Sool oo Taageero u Muujiyey Murashaxnimada Muuse Biixi Iyo Rafiiqiisa Saylici DAAWO

              Hargaysa 24.Oct 2015 (SDN/QJ)-  Xubno la sheegay inay Yihiin Aqlabiyadda xubnaha Golaha Dhexe ee KULMIYE ugu jira Gobolka Awdal ayaa Maanta Taageero u Muujiyey murrashaxiinta jagooyinka Madaxweyne iyo Madaxweyne-ku-xigeen ee Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici). Xaflad qado sharaf ah oo xubnaha golaha dhexe iyo waxgarad ka tirsan Gobolka Awdal loogu qabtay huteelka Ambassador…

              Read More

                “Musharax Kasta Tartan Xalaal Ah Oo Walaal-tinimo Ayaa Naga Dhexeeya,Hawsha Xisbiga-na Hogaanka Xisbigaa Leh,” Murashax Samaale DAAWO

                Hargaysa 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda haatana ah Murashax u Taagan Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Marka uu furmo shirkiisa Golaha Dhexe ee Ku Mudaysan 10 Bisha soo Socota ayaa maanta Xarunta Guud ee Xisbiga Kulmiye ka qaatay Kaadhkiisa Xubin-nimada Golaha Dhexe ee Kulmiye isla markaana ka hadlay Warar sheegayay in Madaxtooyadu…

                Read More

                  Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer oo Shaaciyey inay Gacanta ku soo Dhigeen Dablay Weerartay Weriye ka Hawl gala Burco DAAWO

                  Burco 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Booiiska Gobolka Togdheer Ayaa Manta Daboolka Ka Qaaday Inay Gacanta Kusoo Dhigeen Qaar ka mida Dablaydii Hubaysnayd Ee Weerarka Kudhaawacay Wariye Axmed Muuse Sakaaro Kuwa Kalana Ay Raadkooda Kudaba Jiraan . Sidoo Kalena Maxkamada Gobolka Togdheer Ayaa Xukun Ku Riday 66-Dhalo Oo Khamri Ah Iyo Eedaysanayaashii Lagu Soo Qabtay…

                  Read More

                    Agaasime Muujiyay Wax qabad La Mahadiyay!

                    Wasaaradda Kaluumaysiga ayaa ah mid u xil saaran kaluunka iyo dhinaca badaha ahmiyad wayna ugu fadhida qarankan .  Agaasimaha guud ee Wasaaradda kaluumaysiga Somaliland Md Cabdi Axmed Nuur(Cabdigurey) ayaa tan iyo mudadii uu hayay xilka Wasaaradda Kaluumaysiga waxa u muujiyay waxqabad balaadhan,taasi oo ka muuqata bahda Kaluumaysatada guud ahaaan . Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kaluumaysiga…

                    Read More

                      Hay’ada NASA oo Sheegtay in Adduunku Mugdi ama Gudcur Noqon doono muddo 15 maalmood ah,Gaar ahaan Bisha November ee sanadkan 2015 AKHRI

                      Washington 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Hay’adda Dayaxgacmeedka iyo saadaasha hawada ee NASA ayaa  soo saartay warbixin ka kooban 1000 (Kun Bog) oo aay ku soo bandhigtay in Adduunka uu noqondoona (15) Maalmood MUGDI, taasoo bilaaban doonta Bisha November 15 oo Axad ah ilaa bisha November 30. Charles Bolden, oo uu dhawaantan madaxweyne Obama u magacaabay madaxa…

                      Read More

                        “Hadalka Faysal Cali Waraabe Waxa Uu La Mid Yahay Sida Diyaaraddii Hargeysa Ka Kacday, Ee Isla Hargeysa Haddana Duqeysay.” Jamaal Cali Xuseen DAAWO.

                        Hargaysa 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Markii kowaad ka Falceliyey hadal ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Mugdi Geliyey Murashaxnimada Jamaal Cali Xuseen Waxaa kale oo uu Jamaal ka hadlay Dhawaq uu ku sifeeyey Mid Xajiin ah oo uu Gudoomiye…

                        Read More

                          Dhacdooyinka Masiiriga Ah Ee U Baahan In KULMIYE Tiradda Ku Darsado Faalo Qallinkii Cumar Maxamed Faarax

                          “Dulin iyo qaniin baa Igu deeddamaayoo Dalooshuu is leeyahay Ninba meesha ugu dagan Ee dubkayga tuunbada Degdeg looga sudhan karo.” Abwaan Gaarriye- Daba-taxan Hargaysa 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Musharaxiinta Madaxweynenimadda  xisbiga KULMIYE waxay ku heshiiyeen inay si xalaal ah u baratamaan. Waana dariiqa kaliya ee u furnaa inay turxaan la’aan ku tartamaan oo shirka shanaad ee Golaha…

                          Read More

                            Kooxdii Jabsatay Emailka Agaasimaha CIA oo ka Hadlay Xogta ay la Baxeen

                            Washington,24Oct,2015(QJ/SDN)-Kooxda dhalinyarada ah ee jabsaday Emailka Agaasimaha CIA-da Maraykanka John Brennan ayaa saxaafada u sheegay inay doonayaan in Maraykanku joojiyo taageerada uu siinayo maamulka Isra’iil ee dagaalka kula jirta Falastiiniyiinta. Qaar kamid ah kooxda emailka jabsaday ayaa si toos ah telefoonkiisa uga garaacay  John Brennan, waxayna sheegeen inuu u balan qaaday lacag hadii ay xogta…

                            Read More

                              “Waan sii daynaynaa ragaas hadii la soo Cadayn waayo denbigooda,Waana been Wixii ay Sheegeen Gudida Cadaaladdu” Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Saaxil DAAWO

                              Berbera 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa markii kowaad ka hadlay Rag loo soo qabqabtay Shaqaaqooyin ka dhacay Gobolka Saaxil maalmihii la soo dhaafay kuwaas oo Maxkamadu u dirtay Toban Cisho oo Rumaan ah. Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa ku hanjabay in hadii Gal dacwadeedkooda lagu soo dhamaystiri waayo Tobankaa Cisho inuu Xoriyadooda…

                              Read More

                                Dood-Cilmiyeed Lagu Qabtay Xarunta Jaamacadda Magaalada Laascaanood – SAWIRRO.

                                Laascaanood,24Oct,2015(QJ/SDN)-Waxaa maanta lagu qbatay dood-cilmiyeed ku saabsan doorka ay ku leeyihiin dhallinyaradu horumarka bulshada xarunta Jaamacadda Nugaal ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Dood-cilmiyeedkan oo ay soo qaban-qaabiyeen ardayda dhigata kulliyada horumarinta bulshada ee jaamacadda Nugaal ayaa waxaa gacan gaystay guddiga horumarinta gobolka Sool ee Tala-wanaag waxaana kasoo qayb-galay qaybaha kala duwan ee kulliyadha jaamacada…

                                Read More

                                  Magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo Oo Laga Dareemay Soo Dhaweynta Musharaxnimada Xaglotoosiye DAAWO

                                  Laascaanood,23Oct,2015(QJ/SDN)-Magaalooyinka Ceerigaabo iyo Laascaanood, ayaa laga dareemay soo dhawaynta musharaxnimada madaxweyne xigeenka ee Kulmiye Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye. Dadweynaha ayaa soo dhaweeyay musharaxnimadiisa, iyagoo ku sababeeyay in xilalka qaranka ugu sareeya ay ka mid noqdaan bulshada bariga dalku. Wasiirka caafimaadka Somaliland Xaglotoosiye oo maalin sadexaadii Hargeysa kaga dhawaaqay inuu yahay musharaxa madaxweyne xigeenka Kulmiye….

                                  Read More

                                    R.W. Xukuumada oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyay shirkii dhaqaale uruurinta Qaxootiga

                                    Muqdisho, October 24, 2015 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib, safar ay ku tageen magaalada Brussels ee dalka Belgimka halkaasoo uu ka dhacayay kulan-weyne dhaqaallo loogu aruurinayay Qaxootiga Soomaaliyeed ee doonaya inay dalkooda dib ugu soo laabtaan, balse ay xanibeen duruufaha…

                                    Read More