Xoghayaha Golaha Guurtida C.laahi Dheere oo Shaaciyey Hankiisa Murashaxnimo ee Xisbiga Kulmiye DAAWO
Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ)-Xoghaya Golaha Guurtida Somaliland Cabdilaaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere) ayaa waxa uu maanta shaaciyay inuu u taagan yahay murrashaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga KULMIYE dhexdiisa. C.laahi Ibraahin Habane oo ah Xoghayeyaashii Shirarkii Beelaha Somaliland Isla markaana Mudo badan qaab dadban ugu soo dhex Jiray Siyaasada Somaliland ayaa ku Nuux nuuxsaday Sababaha ku kelifay…
