“Dimuqradiyadu Waa In Aad Is Khilaaftan Oo Heshiisaan” Xildhibaan Kijaandhe

    Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ) -Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mida ka mid ah musharrixiinta ku loolamaya jagada madaxatinimada xisbiga tallada haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyay is afgaradka laga gaadhay khilaafkii labada garab u kala qaybiyay xisbiga KULMIYE. “Ummadda Somaliland ee ka yara werwer sanayd khilaafka xisbiga KULMIYE waxaan ugu bushaaraynayaa in arrintaasi ay…

    Read More

      “KULMIYE Awood Buu U Leeyahy Inuu Khilaaf Kasta La Xaliyo” Muuse Biixi

      Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ)-  Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi ahana Murashax u taagan jagada Madaxwayne nimo ee Xisbiga KULMIYE ayaa si muwaadin nimo ah u soo dhaweeyay go’aan kama danbaysa oo laga soo saaray khilaafka Xisbiga KULMIYE ,waxanu Guddomiyuhu sheegay inay gali doonaan tartan xorra oo xalaal ah. Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE oo wajigiisa…

      Read More

        Maxkamadda gobolka Hargeysa oo Xayirtay xarunta womens’ club-ka ee ay xukuumaddu Iibisay

        Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ)- Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa manta soo saartay Amar ay ku Xayirtay xarunta Womens’ club-ka Hargeysa oo ay xukuumaddu Iibisay, waxaanay Maxkamaddu Amartay in aanu Iibkaasi sharci ahayn. Garsooraha soo saaray Amarka Xayiraada ah ayaa sheegay in xarunta Womens’ Clubku ku jireen ay tahay xaruntii ugu horaysay ee ay Maxkamadda gobolka Hargeysi yeelato,…

        Read More

          Warbixin koobsan Doonta Dhacdooyinkii Maanta Gobolka Saaxil Kadhacay Iyo waxyaabihii Laga Yidhi DAAWO

          Berbera,21Oct,2015(QJ/SDN)-warbixin koobsan doonta dhacdooyinkii maanta ka dhacay wadooyinka magaalada Berbera kasoo gala dhinacyada magaalooyinka Burco iyo hargeysa oo kooxo hubeysan ay jidgooyooyin ka galeen islamraakan waxyeelo ugeysteen booyado shidaal ka qaaday haamaha shiidaalka Berbera  iyo Taliyaha Qeybta Booliska Berbera gaashaanle Mahad Shaqale Cumar oo ka hadlay dhacdooyinkaas. Halkan Hoose Ka Daawo Warbixintaas: QJ/SDN: Hargeysa

          Read More

            Ururka Dhalinyarada Table7 ee Uk oo dar dar galiyey hawlahii Samafalka ay wadeen bilabayna ururinta Deeqaha dadka Tabalaysan

            London 22Oct15(SDN/QJ)Ururka Dhalinyarada Table7 ee ka dhisan Cariga Ingriiska Casimadiisa london oo ku bahoobeen dhalin yaro si mutadacnimo uga hawl gala .urukan oo qurbejoog ay ka xogwaraysatay ayaa waxay uga warameen in ay bilaabeen dardar galinta iyo ururinta deeqaha ay dadka muxsiniinta ku cawiyaan walaalahooda .waxa kale oo ururkani xafiis ku leyahay wadanka Somaliland Gudahiisa…

            Read More

              Madaxweynaha Suuriya oo booqasho Lama filaan Ah ku tagay Dalka Ruushka

              Moscow,21Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha waddanka Suuriya Bashar Al-Assad ayaa booqasho aan horay loo shaacin ku tagay magaalada Moscow ee caasimada Ruushka, isagoo kala hadlaya madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin hawl-gallada millateri ee ka dhanka ah mucaaradka Suuriya iyo xaaladaha siyaasadeed ee dalkiisa. Warbixi lagu daabacay shabakadda wararka ee madaxtooyada Ruushka ee Kremlin-ka ayaa lagu sheegay in Bashar Al-Assad iyo…

              Read More

                Murashax C.casiis Samaale oo ka Hadlay Aragtidiisa Shirkii uu Dibada ka Joogay ee Xisbiga Kulmiye ee Maanta DAAWO

                Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)- Murashax Cabdi Casiis Maxamed Samaale Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda oo Ka Mid ah Murashixiinta Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye dhexdiisa raba inuu ka Tartamo Isla markaana Maanta aan ka soo xaadirin Madashii lagu shaacinayay Heshiiska is afgarad ee laga gaadhay qaabka loo agaasimayo Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Ku Mudaysan…

                Read More

                Ururka Midowga Yurub oo Malaayiin doollar ugu yaboohay Hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya

                Muqdisho,21Oct,2015(QJ/SDN)-Ururka Midowga Afrika ayaa la saxiixday Midowga Yurub heshiis dhaqaale oo Midowga Yurub uu ku taageerayo howlgalka ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], kaasoo dhan 165-milyan oo Euros oo u dhiganta 186-milyan oo doollarka Mareykanka ah. Heshiiskan oo maalintii Jimcaha ahayd lagu saxiixay xarunta guud ee Midowga Afirka ee Addis Ababa ayaa ku yimid codsi…

                Read More

                  Shirkii Wada Hadalka Hawada Somaliland iyo Soomaaliya Oo La Soo Gunaanaday iyo Wasiir Xaashi Oo Faro Madhnaan kala Soo Noqday

                  Hargeysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa ka war bixiyay shir afar geesood ah oo ay kaga qayb galeen dalka Turkiga isla markaana lagaga wada hadlayay hadawa Somaliland iyo Soomaaliya. Shirka oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin ka kala socda dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Madax ka…

                  Read More

                    Wasiiro Soo Saaray Amaro Lagu Xakamaynayo Shidista Dhuxusha, Kulana La Qaadatay Shirkadaha Tamarta DAAWO

                    Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)-Wasiirrada Wasaaraddaha deegaanka, macdanta iyo tamarta iyo ganacsiga Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay ganacsatada shirkaddaha tamarta, waxaanay isla qaateen sidii meesha looga saari lahaa shadashada dhuxusha oo ay bulshadu u isticmaali lahayd gaasta. Wasiirka deegaanka Marwo Shukari X. Ismaaciil Bandare oo kulankaasi ka dib warbaahinta la hadashay ayaa digiin u dartay…

                    Read More

                      Muslimiinta Britishka Ee Taariikhdu Xusayso Oo Dhammaantood Noqday Xubno Somaliland U Dhashay

                      London.21Oct,2015(QJ/SDN)-Bisha October, ayaa lagu tilmaamay Bisha lagu xusuusto Muslimiinta Madawga ah ee haysta Dhalashadda waddanka Booqortooyada Britan. Hase-yeeshee, waxaa kaalintaas sannadkan ku guulaystay saddex xubnood oo dhammaantood Somaliland ka soo jeeda dhalasho ahaan. Nadifa, Omaar & Mohamed are examples of successful black Muslims in the UK. Wargeyska OnIslam ayaa qoray inay saddexda qof ee Britishka…

                      Read More

                        Dablay aan la Aqoonsan oo Rasaas la Dhacay Gaadhi Booyad ah oo Shiidaal ka soo Qaaday Kaydka Haamaha Berbera Iyo Taliska Booliska oo ka Hadlay DAAWO

                        Berbera  21.Oct 2015 (SDN/QJ)-Booyad shiidaal oo mareysay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera isla markaana Maanta  Shiidaal ka soo qaaday Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Berbera oo Doraad Xukuumadu ku Wareejisay Ganacsato Macaash doon ah ayaa lagu Soo Waramayaa in Dablay aan la aqoonsani ay Rasaas kala dhaceen Taayirada Booyadaasi. Warar madax banaan ayaa sheegaya in…

                        Read More

                          Xukuumadda Somaliland oo si adag uga Hadashay Natiijada ka soo Baxday Shirkii Wada Tashiga Qaran ee Dawlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo Somaliland lagu daray

                          Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay mid ka mid ah qodobbo laga soo saaray Shirka Wada-tashiga Qaran ee dawladda Federaalka Soomaaliya, Maamul-goboleedyada hoos-taga iyo xubno Beesha caalamka ka socday muddo laba maalmood ah ku lahaayeen magaalada Muqdisho, kaasoo shalay la soo gebo-gabeeyey. Shirkaas Muqdisho lagu soo gebo-gabeeyey shalay oo si weyn loogaga…

                          Read More

                            Somaliland: Kulmiye rival groups resolve their row

                            HARGEISA– Kulmiye party presidential contenders rivals have resolved their disputes after the country’s president Hon. Ahmed M.M. Silanyo held separate meetings with them today. The two rivals have agreed to have free and fair elections when it comes to the central council congress which are tasked to choose the party’s next presidentail flag bearer. They…

                            Read More

                              21 Oktoobar: Maalin Madoow Oo Aanay Soomaalidu Iloobi Doonin

                              Hargeysa,21Oct,2015(QJ/SDN)-Maanta oo ay taariikhdu tahay 21 Oktoobar waxa ay ku beegantahay sannad guuradii 46aad ee ka soo wareegtay maalintii ay talladii dalkii Soomaaliya la wareegeen Saraakiil Milatari oo uu hoggaaminayay Gen. Maxamed Siyaad Barre oo taladii qori caaradii lagaga tuuray sannadkii 1991-kii, ka dib markii uu Madaxweyne ahaa 21 sannadood. Maxamed Siyaad Barre iyo saraakiishii…

                              Read More

                                Shir deeq loogu raadinayo Qoxootiga Soomaaliya oo Maanta ka Furmay Magaalada Brussels, Belgium

                                Brussels,21Oct,2015(QJ/SDN)-Shir lagu taageerayo qoxootiga Soomaaliya ayaa ka furmay maanta oo Arbaco ah magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium, shirkaan ayaa waxaa ka qayb-galayaan wufuud ka kala socota Soomaaliya, Kenya, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo xubno ka socda 40-dal iyo hay’ado caalamka ah. Dowladda Somalia ayaa waxaa shirkan uga qayb-galaya wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha Somalia…

                                Read More

                                  War Deg Deg ah: Madaxwayne Siilaanyo Oo Guddi U Magacaabay Qaban-qaabada Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye DAAWO

                                  Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta markii uu darsay baaxadda khilaafka xisbul-xaakimka KULMIYE, waxa uu go’aamiyay in Guddi shan xubnood ah oo ka kala socda Garabadda u loolamaysa murrashaxa madaxwenaha u xil saaray inay si wada jir ah u qaban qaabiyaan shirka shanaad ee Golaha dhexe ee xisbigaasi. Ilo…

                                  Read More