Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa ka Hadli doona Khilaafka Kulmiye Iyo Khudbad uu u Jeedin doono Qurbejoogta London
Hargaysa 17,Oct 2015 (SDN/QJ)- Shacabka reer Somaliland ayaa si weyn ugu dheg taagaya khudbad la filayo in Madaxweyne Siilaanyo caawa u jeediyo jaaliyadda Somaliland ee magaalada London ee dalka Ingiriiska. Khudbadan ayaa la filayaa in Madaxweyne Siilaanyo uu kaga hadlo xaaladda adag ee dalka ka taagan, gaar ahaan xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay loolanka murrashaxa…
