Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,Isagoona Ka Hadlay Tartanka Kulmiye Kana Gaabsaday Inuu Musharaxnimadiisa Cadeeyo – Daawo Sawirrada.
Hargeysa,1Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay soo dhamaysteen safarkii ay ku tageen Ireland . Madaxweynaha somaliland oo markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin kala duwan ayaa waxa uu warbaahinta uga waramay…
