Wasaarada Duulista Somaliland Oo War Saxaafadeed ka Soo Saartay Wada hadalo Ku Saabsan Muranka Hawada Oo Shalay Turkiga ka Furmay.

    Hargeysa,16Oct,2015(QJ/SDN)- “Waxa maanta (Shalay) Magaalada Ankara ee Caasimadda dalka Turkiga ka furmay shir rasmi ah oo ay isugu yimaadeen Wufuud ka kala socotay, dawladdaha Somaliland, Soomaaliya, Turkiga iyo xubno ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Maamulka Hawada ee ICAO, Shirkaasi oo ku saabsaanaa sidii xal waara looga gaadhi lahaa muranka ka taagan maamulka hawada…

    Read More

      Maayarka Muqdisho iyo Wasiirka Amniga Oo Isku Khilaafsan Jid Turkigu Dhisay Oo Qaramada Midoobay Burburinayso

      Muqdisho,16Oct,2015(QJ/SDN)- Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhexgalay Maayarka Muqdisho iyo wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, kadib markii ay isku maandhaafeen jid hay’adda qaramada midoobay burburinayso. Jidka Laamiga ah ee isku xidha madaarka Muqdisho iyo jidka Km4 ayay hay’addu xidhaysaa kadib markii ay wasiirka daakhiliga ka heshay warqad ogolaansho ah balse maayarka ayaa arrintaasi hor istaagay, sheegayna…

      Read More

        Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ka Digay Khilaaf Ku yimaada Qabashada Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbigaasi.

        Hargeysa,16Oct,2015(QJ/SDN)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbul-xaakimka KULMIYE Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo ka mid ah isbahaysiga guddiga fulinta ayaa ka digay khilaaf ku yimaadda qabashada Shirka Golaha dhexe ee KULMIYE, waxaanu sheegay in Mustaqbalka xisbigu ku xidhan yahay sida loo maamulo Shirkaas. Xildhibaan Waabeeye oo ka mid ahaa Soddomeeyo Xubnood oo ka qayb-galay Shir…

        Read More

          Xubnaha Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Murashaxiinta Oo Shir Ku Kala Kacey Qodobadana La Isku Diiday

          Hargeysa,16Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici),iyo Xubnaha Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye oo u badan Golaha Xukuumada, iyo Xubno kamid ah Murashaxiinta ku loolamaya Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa,  ayaa xalay ku kala kacey Shir lagaga arinsanayay qodobo ay soo bandhigeen Xubnaha Gudida Fulinta Xsibiga Kulmiye kuwaas, oo aan la isku waafaqin Madaxweyne Kuxigeenkuna ku…

          Read More

            ‘’Shaqsiyan Ma Jecli Xukunka Askariga Ah, Mana Jecli Dunida Sadexaad Nin Askari Ahi In Uu Madaxwayne Noqdo..’’Cali Guray

            Hargeysa,16Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiye ku xigeenka saddexad ee xisbiga mucaaridka ah UCID mujaahid Cali Gurey oo qaar ka mid ah warbaahinta  kula Hadley  magaalada hargeysa ayaa waxaa uu ka Hadley loolanka ka dhex aloosan xisbiga kulmiye Waxaa uu sheegay in xisbiga kulmiye loolankiisu uu sameyn ku leeyahay dalka  iyo qaranka oo dhan isaga oo sabab uga dhigey in…

            Read More

              SOOL: Mashruuca Sahaminta Biyaha Magaalada Laascaanood Oo La Daah-furay.

              Laascaanood,16Oct,2015(QJ/SDN)-Agaasimaha guud ee wasaarada khayraadka biyaha Somaliland DrCabdirisaaq Jaamac Nuur  oo uu weheliyo gudoomiye ku xigeenka gobolka Soolka iyo maamulaha mashruuca horumarinta biyaha ee sanduuqa SDF Mudane Maxamed Faarax Cabdi, ayaa  waxay daahfureen mashruuca biyo ballaadhinta magaalada Laascaanood oo ay wado wasaaradda Khayraadka biyaha Somaliland oo kaashanaysa hay’adda sanduuqa horumarinta Somaliland (SDF). Mashruucan oo lagu…

              Read More

                Kenya Oo Sheegtay In Ardayda Kenyaanka Ahi Weli Ku Biirayaan Dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab.

                Nairobi,15Oct,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Kenya ayaa maanta sheegtay ardayda Keenyaanka ah ee wax-ka-barta iskullada iyo jaamacadaha Kenya ay weli ku biirayaan Al-shabaab. Taliyaha millateriga dalka Kenya, Jen. Samson Mwathethe ayaa ka digay korarka ardayda Keenyaanka ah ee ka mid noqonaya Al-shaabab, isagoo xusay in tani ay sababi karto inay u horseeddo Kenya cawaaqib-xumo dhanka ammaanka ah. “Waxaa mid…

                Read More

                  Somalia wins first round maritime case against Kenya

                   Somalia’s Attorney General Ahmed Dahir put up a spirited case at the International Court of Justice against Kenya’s attempts to discredit a border row case it has petitioned the court to resolve. Kenya’s Attorney General Githu Muigai slammed Somalis as ‘ingrates’, accusing them of reneging on a 2009 MoU to resolve the border row out…

                  Read More

                    Suldaan Mawliid Sabayse Oo Masuuliyada Xiisada Gobolka Awdal Ku Eedeeyay Xukuumadda, Xildhibaan Caga-yare Ku tilmaamay mas’uul wada kicin dhalinyaro DAAWO

                    Hargeysa 15.Oct 2015 (SDN/QJ)-Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayse) oo ka mida madaxdhaqameedka Somaliland, ayaa xaaladdaha dhanka ammaan darrada ah ee ka taagan Awdal ku sheegay mid Xukumaddu masuul ka tahay. waxa uu shacbiga Awdal ugu baaqay inay ilaaliyaan ammaanka oo aan sabab looga dhigin Somaliland maadaama gobolkaasi laga unkay Somaliland. Suldaanka ayaa sidoo kale xildhibaan…

                    Read More

                      Xulalka Kubada Cagta ee Gobolada Sool,Sanaag,Xaysimo Iyo Daad-Madheedh oo Si Balaadhan Hargaysa loogu soo Dhaweeyay DAAWO

                      Hargeysa 15.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xulalka Goboladda Xaysimo,Daad-Madheedh,Sanaag Iyo Sool oo u soo Gudbay Wareega Labaad ee Tartanka Ciyaaraha ayaa Maanta Si balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada dalka ee Hargaysa kadib markii ay ka soo Kicitimeen Magaalada Burco, oo uu Ku soo dhamaaday Wareegii Kowaad ee Tartanka Ciyaaraha Gobolada Bari.

                      Read More

                        “Xulka Hargaysa Waxay Ku Dacwoonayso Iyo Waxay Ku Doodayso,Halka Uu Yaalo Sharcigaasi Iyadaa Keenidoonta.”Dhabeeye DAAWO

                        Hargeysa 15.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland ayaa Markii kowaad ka Hadashay Xulka Gobolka Maroodijeex oo Sheegay in Khalad laga galay Markii ay wada ciyaarayeen Xulka Gobolka Awdal. Agaasimaha Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha Maxamed Xuseen Dhabeeye waxa uu xusay in hadii Xulku khalad tirsanayo ay haboonayd inay u maraan Sharciga u yaala Xidhiidhka Kubada cagta…

                        Read More

                          Shirka Golaha Wasiirada ee Dawlada Federaalka oo lagu meel mariyay Siyaasada Caafimaadka iyo Dawada

                          Muqdisho, October 15.2015 (SDN/QJ)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan qodobada looga hadlay ay ka mid ahaayeen, qaab Siyaasadeedka Caafimaadka iyo Dawada iyo Soo jeedinta Wadahadaladii Xalinta Qodobada ku xusnaa Mooshinka. Ugu horeyn Wasiirka Caafimaadka Marwo Xaawo…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Horkacayo oo Maanta safar ku tagay Magaalada Baydhabo

                            Muqdisho,15Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, isagoo kulammo la qaatay madaxda maamulka iyo waxgaradka. Socdaalka madaxweynaha Somalia ayaa la xiriira dardar-gelinta dhameystirka dhismaha maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya, oo weli ay ka taagan tahay caqabad soo xulista xildhibaannada baarlamanka maamulkaas. Xasan Sheekh ayaa kulan gaar…

                            Read More

                              Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Itoobiya Ee AMISOM Oo Ku Dul Kaadiyay Qabriga Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.

                              Gal-bahaarrey ,15Oct,2015(QJ/SDN)-Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ee jooga Gobalka Gedo ayaa dhawaan tegay Qabrigi Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.   Sarkaalka Ciidanka Itoobiya ee halkaasi jooga ayaa qabriga ku dul kaadiyay sida uu sheegay Aqoon yahan Idiris Xasan Faarax oo u warramayay mid ka mid ah idaacadaha maxallliga ah ee deegaankaasi. Wuxuu sheegay…

                              Read More