Wasiirka Gaashaandhigga Oo Ka Hadlay Dhaawac Soo Gaadhay Taliyaha Ciidanka Qaranka Gobolka Badhan Iyo Loolanta Murrashixiinta Xisbiga KULMIYE
Hargeysa,18Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka war-bixiyay sida uu u dhaawacmay Taliyaha Ciidanka Qaranka Aagga Badhan Kabtan Yaasiin Cismaan Saalax (Guray) oo ku ku dhaawacmay dorraad Jaamacadda Magaalada Badhan ka dib markii ay ku dhacday rasaas ka qaraxday ilaaladiisii Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland waxa kale oo uu ka hadlay sida…
