Wasiiradda Madaxtooyadda iyo Arrimaha Dibadda oo ka hadlay Sababaha Iscasilaadooda Isla markaana Cadeeyay inuu Madaxweynuhu ka Badheedhay inaanu dhex u ahayn Murashixiinta Tartamaya DAAWO

    Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirada Madaxtooyada Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo Maanta Shaaciyey inay iska Casileen Xilkii ay ka hayeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sababeeyay arrimaha ku Kelifay inay iska Casilaan Xilalkii ay qaranka u hayeen. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland, MD. Xirsi Cali X.Xasan,ayaa ka…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Gacan-saydhay Ergadii Saaka Ee Guddoomiyaha Guurtida Iyo Cadhada Saleebaan Maxamuud Aadan Kala Soo Baxay.

      Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxmauud Aadan (Saleebaan Nuur) ayaa hungo iyo gacmo madhan laka soo laabtay ergo uu saaka ugu tagay Madaxtooyadda. Guddoomiyaha Guurtida Mud. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa madaxweynaha u soo jeediyay in aanu dalka galin khal khal siyaasi ah, isla markaana hadduu isagu ka tanaasulay damaciisu, uu dhex…

      Read More

        Tageerayaasha Muuse Biixi Cabdi Oo Dabaal Degyo Iyo Damashaad Ka Wada Magaalada Hargaysa Iyo Tageerayasha Musharax Maxamed Biixi Yoonis Oo Abaabul Xoogan Ku Jira

        Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ)- Tageerayaasha Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa dabaal deg xoogan oo loo adeeg sanaayo gawaadhida Raaxada waxay ka dhex bilaabeen Magaalada Hargaysa, kadib markuu soo baxay warka sheegaaya inay Iscasileen raxan Wasiiro ah oo ay ku jiraan Wasiirada Madaxtooyada Xirsi Cali Xaji Xasan iyo arrimaha debadda Maxamed Biixi Yoonis. Kooxaha…

        Read More

          “Waar Odayga Tolow Ragii Uu Dhalay Miyay Dhinteen Maxay Aabahood Ugu Eegayaan Sidan” … Cali Guray.

          Hargeysa,26Oct,2015(QJ/SDN)- Cali Guray Oo Ka Hadlay Iscacilaada Masuuliyiinta Xukuumadda Maxadweyne Siilaanyo, Halkan Hoose ka akhri qoraal uu soo dhigay bartiisa xidhiidhka bulashada ee Facebook JIDHAAB HADAL KAMA DAMBAYN Berigii Ingiriiska ayaa waxa la yidhi cuqaasha reer Hargeysa oo Xafiiska DCga joogta ayuu DCgii Ingiriis nin caaqil ah oo hadlay ku yidh” shut up”. Caaqilkii baa…

          Read More

            “Madaxweyne Ka Aqbal Inta Is-Casishay Oo Waliba Kuwa Aan Is Casilina Kala Dir, Oo Waxaad Soo Dhistaa Xukumad Cusub Oo Aan Ka Badneyn 15 Wasiir” Cabdikariim Axmed Mooge

            Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiir Ku-Xigeenkii Hore ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee Wasaaraddaha Qorshaynta Qaranka Iyo Kalluumaysiga,ayaa Madaxweyne Siilaanyo usoo jeediyay inuu ka aqblo Xubnaha Wasiiradda ah ee Is-casilaadooda usoo gudbiyay,isla-markaasna uu inta hadhayna Xillaka ka qaado,soona dhiso Xukuumadda kooban oo tayo leh. Abdikariim Axmed Mooge,ayaa sidaas ku sheegay qoraal kooban oo uu ku baahiyay…

            Read More

              Hirdankii KULMIYE Oo Xukuumaddii Ka Dhigay Tusbax Furtay Iyo Tirrada Wasiirrada Is Casilay oo Gaadhay 12 Mas’uul

              Hargeysa,26Oct,2015(QJ/SDN)-Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya is casilaada masuuliyiinta Xukuumadda Somaliland, Wararka ilaa hada isa soo taraya ayaa sheegaya inay jiraan masuuliyin kale oo hada ku dhawaaqay inay  iska casileen xilkii ay hayeen. Wasiirada  iyo wasiir u xigeenkada ilaa haatan ku dhawaaqay inay iska casileen xilkii ay hayeen ayaa waxa kale oo ku jira wasiirka…

              Read More

                SOMALILAND: Masuuliyiintii Ugu Tirada Badnaa Oo Goordhaweyd Xilalka Iska Casilay.

                Hargeysa,26Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirada wasaaradaha arimaha dibad, madaxtooyada iyo afhayeenka madaxtooyada somaliland ayaa iska casilay xilkii ay u hayeen qaranka. Sidaasna waxa warbaahinta u xaqiijiyay Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, waxa uu sidoo kale sheegay inay  madaxweynaha somaliland u gudbiyeen is casilaadooda, waxaanu sheegay inay ka tageen xilkii ay qarankan u hayeen. Wasiirka madaxtooyadu waxa uu…

                Read More

                  Wasiir Hore Xukuumadda Siilaanyo Uga Tirsanaa Oo La Sheegay Inuu Muqdisho Ka Degay

                  Rakaab Reer Somaliland Ah Oo FOORE U Xaqiijiyay Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Ay Hareero Socdaan Wasiir Jangali Iyo Ambassador Cali Ameerika Oo Ka Degay Muqdisho Muqdisho,26Oct,2015(QJ/SDN)- Wasiir ka tirsanaan Jiray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo kana tirsan Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ayaa ka degay Shalay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Xarunta Maamulka Xasan Sheekh…

                  Read More

                    Somaliland Oo Itoobiya Ku Wareejisay Tahriibeyaashii Ugu Badnaa

                    Hargeysa,26Oct,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta  dalka Itoobiya u mustaafurisay 400 oo  qof  oo ah tahriibayaala oo  sifo sharci darro ah dalka ku soo galay, kuwaasi oo dhammaantood ka soo jeeda qoomiyadaha dalka Itoobiya. Guddoomiyaha degmada Wajaale Aadan Muuse Cilmi, Taliye ku xigeenka laanta scodaalka ee Gabiley Axmed Caqli Nuur iyo Taliyaha saldhiga degmada Wajaale saddex xidigle…

                    Read More

                      Jabhado u Heshiiyay La Dagaalanka Dawlada Ethiopia

                      Oslo,26Oct,2015(QJ/SDN)-Magaalada Oslo ee dalka Norway waxaa lagaga dhowaaqay isbahaysi siyaasadeed cusub oo lagu magacaabo Is bahaysiga Shacabka ee Xorriyadda iyo Dimoqraadiyadda PAFD Isbaheysigan ayaa waxaa dhistay shan urur, waxaana ka mid ah ururka ONLF ee ka dagaalama Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Ururka OLF ee qowmiyadda Oromada. Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee ururka ONLF Cabdiraxmaan Sheekh…

                      Read More

                        Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyey Natiijadii ka soo Baxday Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye uga qabsoomay Magaalada Burco ee Murashaxa Madaxweyne loogu doortay Iyo Saadaasha Maanta

                        Burco  26.Oct 2015 (SDN/QJ):- Dabayaaqadii Bishii August ee Sannadkii 2008-dii Waxaa Magaalada Burco ka Furmay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Kaas oo Natiijadii ka soo baxday uu Khilaaf ku keenay Xisbiga Kulmiye oo Markaas ahaa Mucaaridka ugu xooganaa ee dalka ka Jiray. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Markaas ahaa Gudoomiyaha…

                        Read More

                          Magacyada Iyo Tirada Xubnaha Gudoomiye Muuse Biixi ay Beeshiisu Farta ka saartay inay u Codaynayaan akhri

                          Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ):- Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee beesha Subeer Awal ee hadda taageersan musharaxnimada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ee ay u suurta gashay in ay saxeexaan warqadii loo gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).   Xubnahan Golaha dhexe oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaanno, masuuliyiin soo…

                          Read More

                            Murashax Saleebaan Ciise Xaglo Toosiye oo Munaasibad Dhoola Tus ah loogu sameeyay Laascaanood DAAWO

                            Laascaanood 26.Oct 2015 (SDN/QJ):- Iyadoo Loolanka Murashixiinta Xisbiga Kulmiye ee Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen uu marba Marka ka danbaysa Cirka isku Sii Shareerayo ayaa Waxaa Magaalada Laascaanood, xarunta Gobolka sool ka dhacay banaanbax balaadhan oo lau taageerayo Musharaxnimada Dr Saleebaan Ciise axmed Xaglo-Toosiye ee Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Kulmiye. https://youtu.be/pvN9pXmxo8I  

                            Read More

                              Murrashaxiinta Madaxweyne Ku-xigeenka KULMIYE Ee Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Gaadhay Shan Xubnood Iyo Walaaca Laga Qabo Inay Isla Hadhaan

                              Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ):- Murrashaxiinta u tartamaysa jagadda madaxweyne Ku-xigeenka xisbiga KULMIYE dhexdiisa ee ka soo jeeda gobolka Awdal, ayaa gaadhay Lix murrashax, waxaanay murrashaxiintaasi ay taageerada ka nusqaamin karaan   Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi  Ismaaciil (Saylici) oo   mar labaad isku soo  taagay  tartanka doorashadda madaxweyne ku xigeenka ee xisbul xaakimka KULMIYE.   Musharrixiinta…

                              Read More

                                “Xukuumaddu Way U Badheedhay Inay Go’aankii Baarlamaanka, Sharcigii Iyo Dastuurkii Baalmarto,Waana Laga wada Xisaabtami Doono…” Xildhibaan Rayte

                                Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Ibraahim Jaamac (Rayte) oo ka mida Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne SIILAANYO inay iska indho-tirtay go’aankii Golaha Wakiilladu ku laalay inaan la wareejin Karin haamaha Kaydka Shidaalka Berbera, taas oo macnaheedu yahay inaanay Xukuumaddani sharci, Baarlamaan iyo Dastuur midna u-jeedin. Isla markaana waxa uu ugu baaqay…

                                Read More

                                  Hay’adda Horumarinta Jarmalka oo doonaysa Xafiis ay Somaliland ka furato iyo Wefti ka socda oo la qaabbilay

                                  Hargeysa, 26 Octobar, 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa kulan kula yeeshay Xafiiskiisa Wefti ka socda dalka Jarmalka, gaar ahaan Hay’adda Horumarinta ee GTZ, kuwaasoo sheegay inay doonayaan Xafiis ay Somaliland ka furtaan oo ka shaqeeya mashaariicda horumarineed ee ay dalka ka fulin doonaan. Kulankan oo Wasiirka Arrimaha Dibedda Mr. Biixi…

                                  Read More

                                  (DAAWO) Waxyaabaha Ugu Qosolka badaan ee Laga Soo Uruuriyey Kubadda Cagta.(By Jaahuur)

                                  Ottawa-Oct-25-2015 (SDN-QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku turxaamineynaa maadeysyada ugu qosolka badan wakhtiyada ciyaarta lagu jiro. Xagga Horyaalka Ingiriiska Man United iyo Man City waxay ku kala nasteen 0-0,laakiin Chelsea oo difaacneysa Horyaala ayaa ku jirta kaalinta 15-aad ee maxaa si ka ah. W/Q Jaahuur SDN-QJ.

                                  Read More

                                    Afhayeenka Madaxtooyadda oo u Banbaxay Taageerida Garabyada ku Hirdamaya Loolanka Xisbiga Kulmiye

                                    Hargaysa 25.Oct 2015 (SDN/QJ):- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa gebi ahaanba dhinac ka dhaafay Hawshii afhayeennimo ee uu hayey madaxweynaha qaranka, isla-markaana Door biday inuu dhinac ka raaco siyaasiyiinta ku hirdamaya Madaxtinimada Kulmiye, waxana maalmihii ugu dambaysay lagu arkayey Goobaha ay xafladaha ku qabsadaan Garab kamid ah Garabada isku haya Loollanka Xisbiga Kulmiye….

                                    Read More