Booyadaha ka soo qaada Kaydka Haamaha Shiidaalka oo Shaqadoodii Hakad la Geliyey iyo Sababaha keenay
Berbera 25.Oct 2015 (SDN/QJ):- Booyadaha shidaalka ka qaada Kaydka haamaha shidaalka Berbera ayaa saaka hakad la galiyay kadib markii uu soo baxay muran ku saabsan cashuur qaadista. Amarka joojinta in wax shidaal ah laga dhaamiyo haamaha ayaa ka dambeeyay markii shirkaddaha Shidaalku bixin waayeen Cashuurta. Lacagtii Cashuurta Kastamka wasaaradda Maaliyadda oo shirkaddaha Shidaalku horey ugu…
