Mudo 25 Sanno ah oo Markii u Horaysay uu Hoos u dhacay Dhaqaalaha Waddanka Shiinaha
Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Koboca Dhaqaalaha Dalka Shiinaha ayaa hoos u dhac ku yimid isagoo kobcay boqolkiiba Lix Dhibic Sagaal( 6.9) sanadkii la soo dhaafay ee 2015,Marka la barbar dhigo sanadkii ka sii horreeyay oo uu kobacu ahaa boqolkiiba 7.3,waxaanu kobocani noqonayaa midkii ugu hooseeyay muddo 25 sana ah. Kobaca sanadlaha ee waddanka labaad…
